Sign in to follow this  
Suldaanka

LIVE: Somaliland Election Update

Recommended Posts

Sheikh Maxamed Idiris oo fariin soo dhigay hambalyo iyo bogaadin ah bartiisa Facebook.

 

Quote

 

Hambalyo Somaaliland.

 

Waxaan hambalyo, duco iyo bogaadin hawada u marinayaa madaxda, shacabka, murashaxiinta iyo dadweynaha somaliland, sida wanaagsan ee dawladnimada, ilbaxnimada iyo xilkasnimada leh ee doorashadii madaxweynuhu ku soo dhamaatay maalinkii shalay ee 13 Nov, 2017. Waxaan Eebe weyne uga baryayaa dawladda iyo dadka somaliland inuu u siyaadiyo nabad gelyada iyo barwaaqada iyo horumarka.

 

Haddaan lays xaqirihayn oo soomaalidu wax isu ogoshahay, reer somaliland wexey somalida kale u dhigayaan casharo waaweyn xagga rabitaanka dawladnimada iyo nidaamka iyo kala dambaynta.

 

Guusha doorashooyinka iyo dawladnimada somaliland waxaa gundhig iyo saldhig u ah, dadka somaliland ayaa si dhab ah oo daacadnima ah dawladnimo u raba. Koonfurna waxaa xaqiiqa ah in badani inaaney dawladnimo rabin, kii dhaqaaqna tobani lugaha ku dhegto.

 

Somaliyey maad wax isu ogolaataan oo dawladnimada iyo waxaba somaliland inoogu dhiibtaan ha inna hogaamiyeene. Kolba anigu Hargeysa ayaan u socdaa inshallah.

 

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
16 minutes ago, Suldaanka said:

Somaliyey maad wax isu ogolaataan oo dawladnimada iyo waxaba somaliland inoogu dhiibtaan ha inna hogaamiyeene.

Waanu idin heshiisiin karaa oo wax idi bari karaa sababtoo ah jinsigaynu wadaagnaa balse dawlad wadaagi mayno Sheekhoow. Sheeku wuu ku mahadsanyahay hambalyadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

What  Galbeedi said came out.  There was close contest between WADANI and Kulmiye in Sahil and Kulmiye won Maroodijeex  region with a small margin. 

 

Wararka Hada Nasoo Gaadhaya Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Waddani iyo Natiijada Ay Hayaan 14/11/2017

 

MAROODIJEEX
Kulmiye 51%
Wadani 40%
Ucid 9%

SAAXIL
Kulmiye 52%
Wadani 45 %

Ucid 3 %

TOGDHEER
Kulmiye 35 %
Wadani 60 %
Ucid 5 %

SOOL
Kulmiye 40%
Wadani 42 %

Ucid 8 %

SANAAAG
Kulmiye 32%
Wadani 65 %
Ucid 3 %

AWDAL
Kulmiye 35 %
Wadani 62 %

Ucid 3 %


Total

Wadani 50 %
Kulmiye 45 %

Ucid 5 %

 

http://salaanmedia.com/?p=183684

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

 

 

Doqon  iyo nin liitaa

Durbaabadda Siyaasiga

Dagaal moodayee 

Kii la doortaba 

U dabaaldegoo 

Kaan la dooranoow

Beri baa dambaysee 

U soo diyaargaraw.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Kulmiye say they are not happy with the results they got in the east and want a recount for Caynaba,  Garadag and Las Anod.

 

Deg Deg.Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE oo codsaday in sadex Magaalo dib loogu tiriyo

"Masuuliyiinta xisbiga kulmiye ayaa lagu soo waramayaa in natiijada gobolada bari aay, aad uga biyo diideen,warar ka ag dhaw dhaw xarunta xisbiga kulmiye ayaa subulaha soo gaadhsiiyeu in xisbigu codsaday in dib loogu tiriyo magaalooyinka,GARADAG,CAYNABO IYO LAASKA."

 

http://subulahanews.com/2017/11/14/deg-deg-masuuliyiinta-xisbiga-kulmiye-oo-codsaday-in-sadex-magaalo-dib-loogu-tiriyo/

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Preliminary result of the totals :                                 

 Ucid. 44,000

kulmiye. 190,000

waddani. 230,000

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
14 minutes ago, galbeedi said:

Preliminary result of the totals :                                 

 Ucid. 44,000

kulmiye. 190,000

waddani. 230,000

I am not sure about these numbers. 

How can ucid  could pull off 44,000

 

 Some gabiley district  boxes brought back without the presences of waddani  muraaqib must be disqualified 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

If Kulmiye loses togdheer by these margins oh 60 vs 35. It is done deal. In my own math I thought saaxil would go to Kulmiye but with these small margin of 52 vs 45. Definitely Kulmiye lost the election 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Togdheer the stronghold of Kulmiye changed hands and that is big news. 

 

I do do not think a victory in maroodi jeex and saaxil would rectify the big loses in awdal ,togdheer and sanaag 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Yh it is like galbeedi said.  WADANI won almost all regions apart from Sahil and Maroodijeex with a small margin loss.

 

 

Salaanmedia.con kasoo gaadhey Gobolada dalka ayaa, lagu xaqiijiyey in Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani kaga lib helay labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid Gobolada Sanaag,Sool,Togdheer,Awdal halka Gobolka Saaxilna uu Xisbiga Kulmiye ka horeeyo codad aan ka badneyn shan kun oo cod islamarkaana, Gobolka Maroodi/jeex iyo Caasimada Hargeysana aad isugu dhaw yihiin labada Xisbi.

 

http://salaanmedia.com/?p=183711

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

In some regions like Awdal and Togdheer WADANI is ahead over 20k each. That is a big margin.

 

Codadka wadani Goboladda dalka ku Hogaminayo

 

AWDAL 25000
SANAAG 15000
TOGDHEER 21000
SOOL 9000

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi,

 

There are some news which are saying that Waddani is doing very well in the Eastern regions & Awdal region. But still, no confirmations or concrete numbers. Therefore, it is all heresay.   

 

Anyway. this is the lame Federal Gov't spin on Somaliland's presidential elections.  Waa wax lagu qoslo. If they can't say the proper deserved words, they should just keep quiet and assume nothing happenned. Anyway, it just shows how inept they are.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this