Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu New form of Power sharing 4,5 first time in 26 years positive step

Recommended Posts

Gudoomiye-yaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo la magacaabay

 

 

May 23, 2017 - 16 Aragtiyood

Muqdisho (Kalshaale) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow kaga dhawaaqay xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar magacyada 15 guddoomiye oo loo magacaabay 15 ka mid ah 18 degmooyinka gobolka Banaadir.

 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waa Guddoomiyeyaashii ugu badnaa ee degmooyinka Gobolka Banaadir oo hal mar xilka laga qaado, iyadoo la magacaabay Guddoomiyeyaal cusub oo u badan dhalinyaro.

 

5 ka mid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa loo magacaabay Haween, taasoo ah markii u horeysay taariikhda in 5 degmo in guddoomiye looga dhigo gabdho da’yar.

 

Sidoo kale Guddoomiyeyaasha qaar ayaa waxaa ku jira rag qurbo joog ah, iyo Xubno kale, Liis horu dhac ah oo aanu helnay ayaa muujinaya xubnaha la magacaabay ee Guddoomiyeyaasha degmooyinka, waxayna kala yihiin sidan:-

 

Magacyada Gudoomiyayaasha cusub ee gobolka Banaadir ee hadda la magacaabay

 

1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane

 

2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo

 

3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale

 

4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud

 

5- Degmada Howlwadaag: C/kariin Cali Kaar

 

6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo

 

7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax

 

8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan

 

9- Degmada Dharkeenley: C/raxmaan Siid cali

 

10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed

 

11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye

 

12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed

 

13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi

 

14- Degmada boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye

 

15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

aaway qeybtii reer Bay & Bakool they make half of the muqdishu residents and Jareer weyne..

markaas ayey dad aan xamar daganeen lagusoo daray listka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maybe a positive change, but this is no way close to infamous 4.5 formula or other meaningful power sharing. The capital is still one clan city as you can see from this list. 11 out of the 15 are from H-block and one seat for each Di-r and D-blocks. Aaway reer waqooyi, Bay and Bakool?

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

aaway qeybtii reer Bay & Bakool they make half of the muqdishu residents and Jareer weyne..

markaas ayey dad aan xamar daganeen lagusoo daray listka.

 

Reer Arlaadi (Koonfur Galbeed) already had guddoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir oo la magacaabay bil ka hor. Magaceeda waa Subeyda Maxamed Xaaji Mukhtaar. Marka hal ka badan intee u socdaan.

 

Laakiin waa sax, beesha Jareerweyne waa laga booday.

 

Eniwey, qabiil wax ma taree ee shaqsi ayaa wax tara.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

miskiin-macruuf

 

atleast waxay aheed degmada waaberi in loo magacaabo qof D/M

 

degmada xamar jajabna waxay aheed qof jareer weyne ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this