Sign in to follow this  
maakhiri1

Family re-united

Recommended Posts

cadnaan1   

sheeko cusub reer warsangeli horay waxay u sheegteen in cawrmale dagan kismayo inuu ayaga ka tirsanyihiin maantana cafartii jabuuti miyaa beritona waan sugaynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Happy reunion!! By why are the Djiboutians calling themselves Canfar if they are Warsangali?? That does not make any sense to me.

The guy who said ''geela ayaa doonyaha lagusoo kala xadijiray'' made me laugh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadnaan1, and Tallaabo,

 

Saaxib Cawramalaha, waa 100% W, maaha wax shaki ku jiro, ama cidi sheegatey, waa is ogyihiin, waana la ogyahay. Waqooyigana waa joogaan.

 

NImankan reer Jabuuti, qabiilku waa fluid, weligeey waa maqli jirey in marka dadka business ku jira ah xagaas tagaan, is helaan, ay is haybasadaan, taariikhda awoowayaashood, oo ay xafidsanyihiin ogyihiin cidda ay yihiin, maaha sida Cawramalalah oo xiriir joogta,is dhex gal kuwa waqoyiga iyo Koonfurta, waa dabcan niman wadanka kale jooga, weliba ilaa Eritrea jooga, boqolaal sano meeshaas degnaa, Sababta Canfarta ula dhaqmeen, waa is bahaysi.

 

Mar aan joogey Kaakuma, waa jira, niman reer Baadiya miyaga degan oo CAWAAN iska ah, hadana SOMALI ah oo abtirsaneeysa, SOMALILAND ka yimi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warsangali live in Harena.

 

and one major Maakhiri group who live in Afar coast is Omarto they are from Nux Cumar and they are the oldest Maakhiri group immigrated and they live in south of Tio.

 

the chiefs were representing Warsangeli tribes are :

- sheikh Ali Ahmed Gibdo from Omarto in Agigito, south Tio

- sheikh Mohamed Ahmed Horbita in Meder

- sheikh Omar Ali from Warsangali in Harena

- Somalis chief in Baka island was al haj Ahmed ben Salih ben Ahmed ben Mohamed ben Abbokor ben Yussuf ben Guled ben Yahya ben Ibrahim ben Daud ben Hassan ben Habib ben Abdel-nabi ben Waragsama ben Majarteen ben Harti ben Konba ben Gablallah ben Darood.

 

N.B. all these places in Eritrea.

 

source: AL-MANHAL FI TARIKH WA AKHBAR AL AFAR (AL-DANAKIL) pages 501-502

The source on History and Narrative of the Afar (Al-Danakil).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxay sheeko cusub u tahay, Cadnaan1? There are Somalis in Eritrea, Oman, India, Western Kenya, and as far as Chad, and they're all happened to be from certain clans in Somalia, No? Some people lose their identity and some keep it, so I don't see anything unusual here. Watch Harari's Universal program where he goes to Hyderabad India and interviews Indian families that happened to be hailed from North. And according to that man, there are 100s of such families in that city alone who track their lineages to Northern Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this