Sign in to follow this  
Che -Guevara

Dubai’s P&O Ports wins 30-year concession in Somalia’s Puntland

Recommended Posts

Tallaabo   

said:

Mooshin against the military base

 

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo qeybinaayo mooshin ka dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera

They might as well pass a motion against Kim jong un's nuclear programme.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

"Reer Ba'ow yaa ku leh. Tallaabo might have a point here.

 

It really strange, the Somali government said nothing about Boosaaso port take over. Theses Gulf Sheikhs did not even stop by in Mogadishu and discuss these issue with president or his government.

 

I think This Farmaajo guy is deeply involved in these deals, yet he is hiding his intentions. We already have a bag full of bad stories about him, but we will wait and see how he behaves in the next few months.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^dont rush to judgement, it is early days. Somali politics based on my qabiil and my land isn't easy for any president to sort it. All of these 'land' fiefdoms think they own their bit and federal govt should its own biz. Plus if a federal president goes in heavy handed it would be seen as 'waar Ma Anaguu dhulkayaga nugu haysaa'.

 

Not easy, not easy at all!

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Anigu Maryooley waan kayaabay.

 

Kan wax bartay iyo midka miyiga fog jooga aragtoda waxa ay ku dhisantahay caadifad.

 

Nidaamka Federal ka meel kasta aduunka form Australia to Canada, waxa port concession bixiya waa state government not the federal government.

 

Kayska Somaliya hadda wuuba kasii liitaa Federalka dustuurka ku qoral oo waa Con-federal iyo mid kasii jilicsan.

 

Ninkaan miskiinka ah ee dhowrka bilood kahor meesha yimi yaan lagu waqtiqa looga lumin iska hor imaad uu u galo wax aan howshiisa aheyn.

 

Hadii Maryooley uu weli ku jiro chipkii dowlada dhexe ee kacaanka, hadda waxa loo baahan yahay in laga saaro chipkaas oo la baro waxa uu yahay Federal system. Kuwii bari lahaa systemka cusub waa kuwan ayagoo mutacaliin kunool wadamo federal system uu ka shaqeeyo hadana wareerinaya dadka.

 

Yaabka Yaabkiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ma hubtaa in Goboladu iska saxiixan karaan heshiisyo dekedaha, militery bass, iyaga oo dawlada Federaalka waxa ka waydiin? Ku noqo!

 

Hadaad sas rabtid, ama jeceshahay, maaxa isku tari Dawlad Xamar joogta, maa goaankaaga cadeeyso, sida Somaliland, oo goosatid!

 

Meel aduunka ka dhacda, any foreign relationship, business deals, gobol la geli karo wadama, ama shirkado shisheeye,,without the blessing or knowing of the Federal government,

 

Soomaalidu in FEderaalka KHALAD wayn ka fahmeen, waa iska cadahay, Waa eegnaa!

 

As for this deal, Carab lacagi ka daadan, adeer waa la ka shubtaa, weliba laba sano in ay ku gelin 400 oo million, waa dhereg!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi , Puntland get the go-ahead from the Federal Government.

 

So is the case with Berbera DP World takeover. The opposition is to the military base.

 

No one wants to make such investment and face legal complications later. Farmaajo is going to Dubai soon to settle the issue. Rumor has it that Farmaajo wants the UAE to contribute the federal budget in exchange for access.

Share this post


Link to post
Share on other sites

YoniZ isha ka tuurtay. Who is going to invest $336 million in Bosaso port? Berbera port, Mogadishu airport, Mogadishu port are all managed by outsiders. Haddii Somali wax maamuli wayday, maxaad rabtaan in dadku gaajo ku dhinto. Qofkii horumar iyo nabad keena ayaa Somali anfacaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Galbeedi sida dhagaxtuur sheegay farmaajo wax weyn haka filan waayo waxaa doortay 400 oo dastuur iyo sharci ay ilaaliyaan weli samaysan

 

Tan federaalkuna waa jufooyinkaas calamada samaystay waana is garab yaac iyo yaan godka lagaaga dheerayn

 

Tan saldhigga ciidanku waa shar,sharna waxba lagama faa'iido lamana soo dhawaysto.

 

Tan dekadaha, soomaalidu waxay ku maah maahdaa durbaanka maxaa habeenkii loo tumaa haddaan wax ku jirin

 

Imaaraadku soomaaliya wuxuu kasoo galay daaqadda ama dariishadda waana arin aan hagaagsanayn.

 

Dawladaha si fiican ula xisaabtamay waxaa ka mida jabuuti wayna kala boodeen,taasaana keentay inuu tuulooyinkan iska baa'ba'san soo hunguriyeeyo.

 

30 sano intuu khalad kaa dhici lahaa aqoon iyo karti badan bay u baahantahay,waa baahanahay bakhti loomo cuno,deg deguna ma fiicna.

 

Aragtidayda,waa in geel jire waayo araga iyo aqoonyahanba miiska lawada fariistaa, waayo arintanu waa masiir umadeed lacagta haddii eberka lagu badiyo wax badan bay u ekaataa waana lagu sirmaa,

 

Haddii faa'iido kasoo baxdo waa khayr,haddii aan faa'iido noogu jirina waa in carabka loo sheegaa huudhay aan gadmayn, qorax lalama fariisan karo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

said:

^Ma hubtaa in Goboladu iska saxiixan karaan heshiisyo dekedaha, militery bass, iyaga oo dawlada Federaalka waxa ka waydiin? Ku noqo!

 

Hadaad sas rabtid, ama jeceshahay, maaxa isku tari Dawlad Xamar joogta, maa goaankaaga cadeeyso, sida Somaliland, oo goosatid!

 

Meel aduunka ka dhacda, any foreign relationship, business deals, gobol la geli karo wadama, ama shirkado shisheeye,,without the blessing or knowing of the Federal government,

 

Soomaalidu in FEderaalka KHALAD wayn ka fahmeen, waa iska cadahay, Waa eegnaa!

 

As for this deal, Carab lacagi ka daadan, adeer waa la ka shubtaa, weliba laba sano in ay ku gelin 400 oo million, waa dhereg!

 

Maakhiri,

Haa waan hubaa in nidaamka federalka uu siinayo dowlad gobaleedyada in ay heshii horumarin dekedaha shirkado la gali karaan. Weliba waxa sax ah inay u kala tartamaan sidii ay usoo jiidan lahaayeen shirkado dhisa kaabayaaya dhaqaalaha.

 

Tan saldhiga ciidamada waa arin kale oo ka duwan.

 

Halka qoraalkeygu uu u socdo laakin waa mida qoraalkagan ku qeexan. Waxa aad garka isu gelisay dhowr arimood oo u baahan kala gurid, iyo in midwalba goonideeda loo eego.

 

Qofka waaya araga ah, ama wax bartay waxa astaan u ah in uusan wax u eegin ama u falanqeyn, qaabka qofka aan waxbaran.

 

Maryooley hadii aanu nahay, dadkena wax bartaysida ay maalin walba ula sheekeysanayeen oday gadhcas, cimaamad weyn huwan, oo aan waxna qorin/akhrin, waxa ka tegay aragtidii fogeyd.

 

Waxa kale oo maskaxdena aan weli ka tirtirmin nidaamkii hanti wadaaga iyo, kali talisnimadii caasimada wax walba laga sugi jiray.

 

Maamul gobaleedyadu kama caqali, wadaniyad, ama dadnimo hooseeyaan dawlada federaalka. Maantana ayagaaba xoriyad ay goaan ku gaari karaana haysta, ugu yaraan madaxtooyada ay ku shaqeeyaan amnigeeda ayagaa ilaashada.

 

Soomaaligu hadii uusan walaalkiis soomaaliga ah u quurin inuu awood maskaxeed u leeyahay maarayta degaanada uu ku noolyahay, waa musiibo weyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Suaalaha u baahan in dadku ay waydiiyaan maamulada galay heshiiskan waa faafinta qodobada heshiiska ku qoran sida:

- Kala qeybsiga % dekhliga

- qeybaha uu ka koobnaanayo shaqaalaha iyo % ay dadka wadanka ku leeyihiin

- qandaraasyada hoose ee lasiinayo shirkadaha gudaha wadanka iyo qaabka loo bixinayo.

- siyaadasada uga degsan mashruucan ilaalinta bay'ada ku nool aaga laga

hirgelinayo dekeda.

 

iyo inkale oo badan oo lagu qoro heshiisyda sidaan oo kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this