Sign in to follow this  
malistar2012

Hassan sheikh attacks the Three traitors thysold our sea and now want to be pres

Recommended Posts

Madaxwayne Xasan sheekh oo Weerarkii ugu cuslaa ku qaaday Sheikh Shariif, Farmaajo iyo Cumar C.rashiid

 

 

Feb 3, 2017 - 22 Aragtiyood

Muqdisho (Kalshaale) Madaxwaynaha Soomaaliya ee Waqtigiisu dhamaaday Xasan sheekh Maxamuud ayaa si kulul Weerar ugu Qaaday Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cumar C.rashiid Sharma’arka iyo Maxamed C.laahi Farmaajo.

 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaa Nasiib Daro ah kuwii shalay na Dayacay, ee Sahlay inay Baddeenu Baxdo, ayaa maanta Jaakado usoo xidhay inay Xilka ka qabtaan, Qofkasta waa garan karaa hadii ay talada Qabtaan waxay dalka u Horseedi karaan” ayuu yidhi. Taasi oo ah Fariin ku socota Sheekh Shariif iyo Cumar C.rashiid.

 

image1.png?w=736

Sidoo kale Isagoo hadalkiisa sii wata Ayuu yidhi ” Dadka Musharixiinta ah waxaa kamid ah Kuwa shalay Taladii meel cidlo ah uga Cararay, Iyadooo Shacabku ay garab taagan yihiin, Isagoo leh Gaal Hebel iyo Dal Hebel ayaa i diiday “ Waana Fariin ku socota Farmaajo.

 

Farmaajo.jpg?resize=640%2C413

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

Barwqqao, ma ololihii Hassan Sheikh baad ku biirtay.

 

Ina Adeer sobobta miyaad noo shoogi kartaa?

 

It seems she and TPLF thugs have something in common, lobbying the ever corrupt Culasow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Galbeedi, Adeerkay dhalyoow, 'Xeradeenu waa wada Ul, oo ul Hassan dhaanta kuma jirto', kuligood waynu soo aragnay, marka laga reebo ninka ugu yar een wali la tijaabin. Intaa aynu soo aragnay Hassan ayaa loogu qaatay oo waxaabu dhisay dhowr maamul, waxa la yidhi 'mayd waxa u dambeeyey kaa la sii sido' Hassan waxaabu maxkamad geeyey Baddi la rabay in Somalia laga dhaco oo dano khaasa loo adeegsado. Waxaan leeayahy:

 

 

QABYO NINKEEDA AYAA DHAMAYSTIRA.

 

Hasan Sheekh soo noqo adoo nabad ah.

Hassan Sheekh dal ba’ay oo burburay ayuu yimi , 4 sano laguma dhamayn karo dhibaatooyinka Somalia haysta inta tamartiisa ahna wuu qabtay sida maamuladda la dhisay intii uu xukunka hayay. Muqdisho waxoogay nolol baa ku soo noqotay inkasta oo Alshadaadiin dagaal xoogle kala hortimi.

Hasan isla markii uu xafiiska qabsadayba waxa ka horyimi xoogag mucaarad ah oo xitaa waxa laga soo ceshay Airportka Kismaayo! Hassan dagaal xoogan waxa kala hor yimi qolyo la baxay SAHAL oo safarkii u horeeyey ee uu dibad ugu boxo boodhad isla hortaagay hodheelkuu ku jiray.

Hassan Sheekh wuxuu u yimi dal aan nidaam dawladeed ka jirin oo lays wada dhacayo. Raysalwasaarayaashii uu soo doortayna mid waliba markuu Garoowe booqdo ayuu sheeko aan laysla ogayn ula iman jiray dabadeed isna waa nin go’aan qaadasho leh oo wuu badelayey.

 

Arimihii dibadda wax buu ka bedelay oo intii uu joogay, Somalia dawlad ayaa loo aqoonsaday. Qolyaha ku mucaaridku waxay Hassan ku cambaareeyaan musuqmaasuq kaasina waa waxay Somaliyo Ilaa xornimadii ku soo dhaqmaysay oo caaddo u noqotay suurto-galna ma noqonayso in dawladda Hassan 4sano ku dhamayso, mudo intaa ka badan iyo dalkoo dawladnimaddisu xoog yeelato uun baa taa lagu gaadhi karaa. Galbeediyoow, Inaaadeer adba caqlaad leedahee bal yaa dhaama Hassan?

Hadal iyo dhamaan waxa fiican in la soo doorto Hasan sheekh si uu u sii wado waxa uu yagleelay si dawladnimadu lugaha isugu taagto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Che,

Somalia iyo musuqmaasuq waa isu ina-Daan-weyne! Ku dhowaad 70 sano(56+10), ayaad waxaa xilka leh soo wadeen- Magacyadii aad la baxdeen waxa ka mid ahaa 'Booli Qaran' Ma Hassan baa 4sano ku dhamayn karayey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not to Mention

 

sarreeye guute Hassan sheikh Has liberated all alshabaab strong holds and Capital city.

Today alshabaab Are Besiege surrounded

MD Xassan Sheekh oo Khudbad Kajeediyay - Munaasabada Guusha Howlgalkii 'Operation Indian Ocean'

Hiiraan

 

Shabelle dhex

 

Shabelle Hoose

 

Galgaaduud

 

 

 

Published on Oct 28, 2014

In east Africa, the terrorist group al-Shabab, has been pushed out of its last stronghold in Somalia, the coastal city of Barawe. African forces and Somali soldiers liberated the city in their latest military victory.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaali maxaa ka khaldan, waa taas! if annyone hass an ounce of Somalinimo, even if CULUSOW was your family, Banee meeshaa baa oranlahayd, the guy is synonymous with utter failure, EEbe ummada ha ka qabto, anyone but CULUSOOW!

Share this post


Link to post
Share on other sites

HSM is the best president ever,he is in the leage with presidents like thomas jafferson and churchill.the guy when he became head of state,the world didnt recognize somalia as a state.now look at the progress ,unimaginable.

all leaders vying for president has sold our sea for meagre sum of 50,000 dollars,can you believe that,CCC,SHAKUR,SHARIF,divided the money among themselves and sold the sea to kenya where hassan defended it patriotically.

i am sure 1000 percent he will be back and complete his tenure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this