Sign in to follow this  
Mooge

Puntland warplanes and drones attacked Galmudug and Alshabab joint militia

Recommended Posts

Mooge   

Kuxigeenka Gudoomiyaha Xaafada Baraxley ee Maamulka Galmudug C/raxmaan Maxamed Axmed ayaa la hadlay Warbaahinta waxaana uu faah-faahin ka baxyay Hawlgalka Ciidanka Dawladda Puntland ee PSF ay ka fu;luyeen duleedka Gaalkacyo kaas oo lagu burburiyay fariisin Kooxda Alshabaab iyo Galmudug oo is garabsanaya samaysteen.

Waxaa uu sheegay in cida la wareeray ay Galmudug tahay balse taas aya axaqiiqda ka fg waxaana Wardoonka Puntland uu maalmahaan si qoto dheer ula socday Kooxda Alshabaab ee is aruursanayay.

Khasaare lixaad leh ayuu sheegay in ciidanka meesha ku sugnaa uu gaaray, waxaana sidoo kale gubatay tikniko dagaal oo Alshabaab ay la haayeen.

Shalay ayaa la maqlayay guuxa diyaarad dul wareegaysay Gaalkacyo taas oo ay isticmaalayeen warla liska Ciidanka Puntland ee dagaalka xoogan kula jira Kooxda Alshabaab iyo Galmudug oo ay kusoo daba dhuumanayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Dawladda Puntland ayaa hadashay hawlgalkii xalay ciidankeeda sida gaarka ah u tababaran ee PSF oo kaashanaya ciidanka Dawladda Maraykanka ee Argagixiso la dirirka ay ka fuliyeen Degaanka Jeexdin ee bariga gobolka mudug, halkaas oo ay ku weerareen in ka badan 200 oo maleeshiyaad iskugu jira Alshabaab iyo Galmudug oo watay 5 gaari oo tikniko ah iyo baabuur kale oo nooca xammuulka qaada ah.

Isuduwaha wasaaradda warfaafinta Puntland ee gobolka Mudug C/naasir Bedel Khalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hawlgalku uu saacado kooban qaatay ayna la galeen kooxihii ay horay isku hayeen ee falalka amni xumo oo qaraxyadu ay ka mid yihiin ka gaysanayey gudaha puntland.

Wuxuu u mahadceliyey ciidanka hawlgalka fuliyey balse ma uusan sheegin khasaare tiro ah oo ka dhashay hawlgalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaalad Cakiran ayaa ka taagan xaafadda Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ee uu arrimiyo maamulka Galmudug, waxaana lagu yaboohayaa dagaal looga jawaabo Duqeyn iyo dagaal toos ah oo ciidamada difaaca Puntland Qaybta PSF iyo ciidanka Maraykanka ee la dagaallanka Argagixisadu ay xalay saqdii dhexe ku qaadeen fariisin ay Degaanka Jeexdin ee bariga magaalada Gaalkacyo ku laaheeyeen maleeshiyaad hubaysan oo iskugu jira Alshabaab iyo Galmudug.

Haweeenka Baraxleey ayaa barooranaya waxayna raggooda ku dhiirigelinayaan inay dagaallamaan, maadaama dawladda Puntland ay sheegtay inay soo afjartay hawlgalkaas lagu beegsaday maleeshiyaadka isbiirsaday ee Alshabaab iyo Galmudug.

Waddooyinka xaafadda baraxleey intooda badan ayaa lagu gooyey jawaanno ciid ah, waxaana xiran guud ahaan ganacsiga xaafadda.

Lama oga sida xaalku noqon doono saacadaha soo socda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Pictures of the destruction alshabab/galmudug militia faced in galmudug is big niyoow. the 200 militia were complely destroyed.

 

5-8.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

galkacyo is tense niyoow with more planes monitoring galmudug terrorist militia.

 

after the truck bombing of puntland, all is done. gloves are off. these people are not people we can live with unless they stop supporting terrorist alshabab.

 

the trucks pass Galmudug and bomb our people every day. why? the answer is simple. the trucks are from galmudug and nowehere else.

 

Gaalkacyo ayaa waxaa laga maqlayaa dhawaqa diyaarado si aan kala joogsi lahayn u dul heehaabaya magaalada Gaalkacyo waxaana diyaradahaan yihiin nooca aan duuliyaha lahayn loo yaqaan Drones-ka.

Hawlgalkii Xalay lagu weeraray Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab iyo Ciidanka Galmudug oo isgarabsanaya ayaa loo malaynayaa in diyaardahaan ay qayb ka yihiin kaas oo ay fuliyeen ciidanka PSF.

Xaafada baraxleey ee koonfurta Gaalkacyo ayaa kacsan waxaana jira haween tuuryaynaya raga kuwaasi oo ku dhiri galinaya inay dagaal qaadaan waxaana tani ay timid kadib markii howl galkii xalay lagu duqeeyay Al shabab ay ku jireen malayshiyo xaafadaa u dhalatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Mooge, arrinta ha balaadhin hana buun buunin.

 

There are few things that must change to find peace in Mudug.

 

First, the Galmudug administration must stop the Al-shabaab killers and others launching attacks from Galmudig. The truck bombing in Gaalkacayo was not the first major attack that come through Galmudug. earlier this year , a huge contingent of Al-shabaab easily passed their coastal waters and landed in Puntland . Fortunately , they were either killed, captured or repelled.

 

You can not let these people operate in your territory . They are everyone's enemies and will eventually destroy Galmudug after they destablize Puntland. So, Galmudug must take decisive actions and hunt down those who are hiding in their land.

 

2-It could be true that the Americans drones may have seen some Sinister activity in the area, but as history has shown , the American pilots never shoot straight. If these Americans have eyes in the sky, why didn't they detect the 400 Al-shabaab militants who traveled hundred of kilometers of sea water and came to Puntland. I do not trust the Americans on these issues

 

In 1993, the H.G elders were holding a very crucial conference about Mohamed F. Caydiid (AHN) in order to resolve the issue between him and the American forces who were trying to capture him. They were who and who of that community.

According to the Americans, Caydiid himself was supposed to attend. Some how , he came and left, but the spies already communicated to the Americans about his presence. The Americans bombed the conference hall and killed many wise people who could have resolved the issue. The rest is history.

 

Also, at this juncture of Somali election and the expected change , we do not need a new conflict or animosity between these two communities. This kind of conflict serves well only Hassan Sheekh and those who are trying to keep the status quo.It is also intended to damage the campaign of the prime minister who is among the leading candidates.

 

I have been reading the report given to the United State congress by the former commander of African Command in Djibouti General David Sanchez. He said they have taken more than six hundred missions in the region targeting different Groups. . The Pentagon and those who want the war business to continue , do not pay attention to the small details of Somali tribal and issues that must be considered in order to defeat Al-shbaab.

 

The Galmudug people should calm down and consider this as some kind of a mistake from the American drones. This must be also a wake up call for their blind activity of passing bombers and terrorists to Puntland.

 

Also the Puntland administration must be very careful to expand these Somali quarrel to another level. They should explain to their cousins in Gakmudug how things did happen. They should pass the ball and blame the Americans.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Update,

 

The latest news is people in Gaalkacayo are now saying those killed were rural people. They should clarify this. earlier reports said they were part of Gamudug soldiers. If this were non commissioned people rooming the land with arms, then the Americans are probably correct.

 

Any way we need the correct information to analyze better.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Puntland has a point. Galmudug and Alshabab work together. There has never been a terrorist attack in Galmudug side of Galkacyo. Don't tell me the "infidels" according to Alshabab, live only in the north side.

 

Truth hurts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

the major problem with puntland is madaxdooda waxay ku caqli yihiin sidii MOOGE ama wayba kasii liitaan qaarkood waxaan isweydiiyaa mararka qaarkood aaway kuwoodi caqliga u saaxiibka ahaa.

 

arinta dhacday pentagon waxay tiri waan baraynaa wixii ddhacay haday u cadaato in been loo sheegay maxaa dhici doona kama fikirin qolodan puntland. mar hadaadd been sheegtay sidee looguu aamiinaa mardambe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this