Sign in to follow this  
Mooge

Somaliland is buying Alshabab prisoners from Galmudug

Recommended Posts

Mooge   

Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo ayaa ogaaday in Galmudug ay fasaxday qaar ka mid ah maxaabiis Alshabaab ka tirsanaa kuwaas oo lagu qabtay dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan Galmudug iyo Koox firxad ahayd oo kasoo baxsaday dagaal ay la galeen Ciidanka Amniga Puntland kaas oo ka dhacay Garacad iyo nawaaxigeeda horaantii sanadkaan.

 

Ilo lagu Kalsoon yahay ayaa noo sheegay in mid ka mid ah maxaabiita intii lagu guda jiray bisha barakaysan ee Ramadaan lasii daayay kadib markii aabihiis uu keenay $5000 oo Dollar, waxaana wiilka lasii daayay uu kasoo jeeda Magaakada Burco ee Soomaaliland.

 

marka laga soo tago siidaynta wiilkaan warar kale ayaa sheegaya in tiro maxaabiis ah lagu siidaayay dalab ka yimid kooxda Alshabaab kaas oo la xariiray in Amniga Galmudug aysan khalkhal galinayn hadii ay u fasaxaan maxaabiistooda ku xiran Xabsi ku yaal koonfurta magaakada Gaalkacyo ( Baraxleey).

Dilal qorshaysan oo inta badan ka dhaca Waqooyiga gaalkacyo (Puntland) ayaa ka dhicin dhanka Galmudug, waxaana dadka arrimaha amniga ku takhakhusay ay sheegayaan intaasi ay caddayn u tahay in uu jiro heshiis u dhexeeya Kooxda Alshabaab iyo Galmudug.

 

Dadka Gaalkacyo ee ku nool dhanka Puntland ayaa inta badan markii dil dhaco sheega in Saldhigyada dadkooda laga laayo ay ku yaalaa xaafada Baraxleey ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

 

Magaalada Gaalacyo hada waxaa ku sugan Madaxwaynaha dawladda Puntland kaas oo u yimid sidii amniga loo hagaajin lahaa, waxaana Madaxwyane Gaas oo isbadal ku sameeyay Maamulkii Gobolka Mudug, kan degmada Galkacyo iyo laamaha amniga.

 

Xafiiska Xogaha Dahsoon ee PuntlandOne.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

burco,hargeysa,berbera is where all the terrrists,isis members,foreign fighters,alshabab,alqaeda and all cursed jihadists originate from.burco is cursed city laden with terror groups who organize them and fund them to suicide attacks in the south.somaliland entity funds terrorists in the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

said:

burco,hargeysa,berbera is where all the terrrists,isis members,foreign fighters,alshabab,alqaeda and all cursed jihadists originate from.burco is cursed city laden with terror groups who organize them and fund them to suicide attacks in the south.somaliland entity funds terrorists in the region.

Niyow calm down. The city you're cursing dad walaalahaa ah oon waxba galabsan ayaa degan. Burco Alla ha i noo daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this