Sign in to follow this  
Asad Ahmed

240 Alshabab Killed in Hiiraan-DAAWO SAWIRO

Recommended Posts

The biggest massacre of terrorirsts in recent history,a major blow

 

also security forces conducted sweep operations to cleanse the remaining shabab out of baydhabo areas.

Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay deegaanka Buulo Jadiid oo qiyaastii 30 Km u jirta deegaanka Tiyegloow .

 

Howlgalka ayaa waxaa lagu bur buriyay fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo Jadiid, halkaaso oo loogu geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidoo kale laga gubay gaadiid dagaal.

 

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa ku soo waramay in maleeshiyada Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaano kale oo hoos yimaada deegaanka Buulo Jadiid ee ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa booliska gaarka ah ka fuliyeen howlgalka.

 

Dhawaan ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan uu shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga, maadaama ay bilaabayaan howlgallo ka dhan ah haraadiga Al-Shabaab.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Argagaxisada alshabab oo lagu xasuuqay hiiraan,laga dilay 240+ ka badan kadib markii shacabka degaanka ay la shaqeeyeen laamaha amaanka,a major blow that will surely start the end of the terrorist anti-peace group shabab which has been declining and resorted to mass killing of civilians,suicide bombings and bombing of schools and hotels.

latest pics from the battleground

http://www.warkii.com/sawirro-cusub-weerarkii-halgan-meydad-rag-cadaan-ah-oo-la-soo-bandhigay/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this