Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu sends Plane load of weapons to PL. C/wali Gaas denies SFG involvement

Recommended Posts

Mogadishu sends Plane load of weapons to PL. C/wali Gaas denies SFG involvement

 

https://youtu.be/cvXze3AoYqk

 

News Dowlada Somaliya oo Diyarado Hub ah Goor dhaw u Dirtay Puntland Aqirso Wadamo Kale oo iyaguna Hub Bixiyay

 

 

HM__Xafiiska Muqdisho: Iyadoo Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay gaareen Xeebaha Koofureed ee Puntland ayaa waxaa Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ay Puntland u direen Saanad Milatari oo loogu talo galay in Puntland kula Dagaalanto Al-shabaab.

Warar aan ka helnay Ilo ku dhaw Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa noo sheegay in Labo Diyaaradood oo Hub sida Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ay u direen Puntland,kuwaas oo la filayo in isla maanta ay ka dagaan Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Hubka Dowladda Soomaaliya ay u dirtay Puntland ayaan la xaqiijin inta uu le eg yahay iyo Nuucyada uu yahay.

Inkastoo aan wali Dowladda federaalka Soomaaliya ka hadlin Diyaaradahaasi sida Saanadda Ciidan ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa Arrintaan Xilli Shalay ilaa maanta Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab uu dagaal ku dhexmarayo Degaano ka tirsan Gobolka Nugaal.

Dhanka kale Puntland dhinaceeda wali kama hadlin Wararka sheegaya in Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ay Labo Diyaaradood oo Hub ah ay u direen Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What a load of BS there. PL were never short of weaponry and never ever asked the Fed for help. So, don't you keep whatever load of weapons you would have send and fight them with those kids on your backyard. Waraa naga kala yaree beenta

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

What a load of BS there. PL were never short of weaponry and never ever asked the Fed for help. So, don't you keep whatever load of weapons you would have send and fight them with those kids on your backyard. Waraa naga kala yaree beenta

You should be Applauding FG for responding Quick TO Pl military aid Request

 

war-saxaafadeed.jpg

 

Pl requesting military aid

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar,

 

The only thing Culusow has sent to Puntland are a bunch of cimaamad wearing moryaan, and we know Puntland Security Forces are effectively putting a return label on the bodies of those very same cimaamad wearing moryaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Your Culusow doesn't give a shty about PL or its people, and there is little it can do help anyone outside of Villa Somalia. So do us all a favor and keep your cabtarabaqas to yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Posted on March 18, 2016 by Mustaf Xuseen in WARARKA // 0 Comments

 

 

 

Dowladda Soomaaliya ayaa laba diyaarad oo saanad ciidan u dirtay maamulka Puntland si loogu dabar jaro Firxadka argagaxisada ee sida dhuumaaleysiga leh ku gaaray deegaanada Puntland dhawaan.

 

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku sugnaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magalaada Muqdisho ku sagootiyay diyaaradahaasi oo waday hubka noocyadiisa kale duwan, iyo waxyaabaha kale oo ay u baahanyihiin ciidanka.

 

S/ Guuto Cali Baashi Maxamed Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magalaadda Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay mar kasta garab taagan yihiin Puntland iyo ciidanka xoogga ee qeybta 54-aad ee ku sugan deegaannada Puntland hadii loo baahdana ciidan, ay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga loo diri doona halkaasi.

 

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Mareeye ayaa ku ammaanay ciidanka Qaranka Soomaaliyeed geesinimadda iyo kartida ay nabad diidka kula dagaalaamayaan islamarkaana ay cadowga dalka kaga difaacayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

Malistar,

 

The only thing Culusow has sent to Puntland are a bunch of cimaamad wearing moryaan, and we know Puntland Security Forces are effectively putting a return label on the bodies of those very same cimaamad wearing moryaan...

 

Be greatful Sareey guute mudane madaxweyn Culsow has reponded quickly much more faster then your prefer allias in Adis ababa.

 

Three days fighting in open field not inch ground gained even with help of US air bombing , that says much about Pl security force .

 

pl security struggling to over run one hundred Starving kids fleeing from South

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Qolyahan reer Xamar waxa dhibaya inay Puntland credit ku siiyaan howsha ay qabatay. Galmudug fought this iyo America caawisay ka bixi la'yihiin. Guys PL took care of its business and a plane full of shty sent by the Emirates wouldn't changed a thing. The least you could do is to give those PL boys their kudos and move on!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

The idea of creating a unified, apolitical national army is well past its due date, but the dimwits in Xamar have neither the wisdom nor the will required to establish one. Theirs is just braggadocio with naught substance. The gentleman titled as the Abaanduule was uncertain as to what to call Puntland armed forces - I was surprised he remembered 54 - where the Minister of misinformation drew a distinction between the national army and Puntland armed forces. go figure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

and this is how the puntland media are reporting caawinaada dowlada dhexe bunch of ungrateful people.

 

 

 

 

 

Ungrateful? You remind me a bunch of Somali fathers that I met long ago. The men were congratulating each other for babysitting/taking care of their own children, an obligation bestowed upon by virtue of being fathers.

 

The Federal Government, at least in theory, is a government for all Somali regions. It is their job, nay, their obligation to help whether Planders are grateful or not.

 

Now if you are saying the Federal Government is a regional government, then, of course that's different story.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

^ This is not normal country, this administrations are bitter clan rivals sxb. I congratulate them for breaking type and handing over the arms. UAE would've been furious with them had they refused to hand over. Nevertheless its better to be diplomatic and magnanimous.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

first they accuse central government working with alshabaab and now that gov sent some help waxay leeyihiin waxaa soo diray emirates

 

kuwan waligood eed ayey wadayaan waxaa fiicanba in lays wada daayo magaca somalia la aaso laguna kala tago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this