Sign in to follow this  
Holac

Haglatosiye: Galaydh is the biggest coward, always running away.

Recommended Posts

gooni   

Maro cagaaran oo dadkii lahaa ka quusteen walaalkaa ku dil habaar ma dhaafo.

 

Xaabsade geesi buu ahaan jiray xuduudka ilaaliya intuusan haashka soo raacin.

Geesi iyo fulay buuhoodle dhexdeeda laguma ogaan karo Dr.xaabo toosiye.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

haha waxaan aad qortay wax nin wayn qoro ma'ahan ma ciyaalkaad u dhiibtay telefonka saxiib

 

siyaad barre aniga iyo adigaba adeer buu noo ahaa hadii caqligaagu joogo

 

20sano nin aan amiir ahayn somaali ma xukumi karo mana xukumi doono taa jiilka kaa dambeeya u sheeg

 

tan cararka meel aadan guri ka dhisan daacadna u ahayd haddii waraabe caruurta kaa laayo waa laysaga guuraa

 

 

 

dadka la laynayo nin wayn cay uma arko cadowna somaali daciif ah makala jecla

 

tan calanka snm

haduu soomaali kala geynteed iyo kala tageed ka shaqaynayo 30 sano anigu habaari mayee ciiddaa habaaraysa.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this