Sign in to follow this  
Che -Guevara

Who Is Abul Ala al-Maari?

Recommended Posts

Tallaabo   

said:

Geeljire lagaroone ah, wal ileen tan yaa arkay
:D
:D

 

Waryaa, do you want ISIS to throw you off a tall building.

There is no excuse for homophobia here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

said:

why they throw me?

kaalay geella caano kaaga lisee diin la'aan wax ka liita ma jirtee

 

Hade, stop calling other males abaayo, or you know the ciqaab.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xabad good to know you’re male and your good man too.

We are off road in this good topic, my apology, but I have to tell you some of my experience if you don’t mind.

 

hadda ka hor waxaan imid meel magaalo yar ah anigoo geel aroora kasoo hor maray waxaan ku arkay dhalinyaro soomaali ah oo ka labis duwan dhalinyarada kale, akhlaaq wanaagsan ka muuqato sida salaada wejigooda iwm.

 

Tuulo joog waa taqaane afkaan iskala galay waxay iigu jawaabaan lahjad af soomaali u eg balse aad u adag,markay ayagu wada hadlaana waxay ku hadlayeen luuqad tan shinbiraha ka dhaqso badan subxaanallah.

 

Waxaan is weydiiyay maxay meeshaan kasoo dooneen ayagoon ku dhalan af iyo dhaqan aqoon?

 

Waxaa jawaabtii ila soo doontay oday meesha fadhiyay anigoon weydiin ilaahay amarkiis

 

Wuxuu ii sheegay awoowgood magaciisa iyo arin iga yaabisay runtii wuxuu yiri dhalin yaradaan waxay keeneen waalidkood, oo soo dhaqan celiyeen. macnaha kuwii wax dhalay yaa lasoo dhaqan celiyay (alxamdulillah waa nimcada illaahay siiyo dadka diintooda barta)

 

Arinta meeshaas kasoo baxaysa waxaa weeyaan gaaladu markay qaxootiga qaadayaan waxay jecel yihiin dadka aan waxna qorin waxna akhrin, ama form’ka loo buuxiyo ama meesha la fariisiyo la yaaba markii interview loogu yeero.

 

Maxay tahay ujeedada ka dambaysa?

Aragtidayda markii dadkaas la qaado oo nalal badan lagu shido suuli dhoobo cad laga sameeyay ku xaajoodaan masaajid adamkiisa dhagahooda laga ilaaliyo way wareerayaan sidaadoo kale haddaan ilaahay bad baadin.

 

Maxaa kula gudboon marka?

Waxaan kugula talin lahaa inaad diinta islaamka si fiican u barato, ka dib tan ingiilkii hore, kii dhexe, iyo kan cusub

 

Waxaa hubaal ah inay kuusoo baxayso xaqiiqda, looma baahna inaad gaal tabliiqa iska dabo gasho adigoon waxba kuu kala saarnayn

Gaariga bareegiisa iska samee adeer, wadada waxaa lagu maraa cagaar iyo casaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

أفيقوا أفيقوا يا غواة فإنما دياناتكم مكرٌ من القدماء

فلا تحسب مقال الرسل حقاً ولكن قول زور سطّروه

وكان الناس في يمنٍ رغيدٍ فجاءوا بالمحال فكدروه

دين وكفر وأنباء تقص وفرقان وتوراة وإنجيل

 

Rageedi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

أفيقوا أفيقوا يا غواة فإنما دياناتكم مكرٌ من القدماء

فلا تحسب مقال الرسل حقاً ولكن قول زور سطّروه

وكان الناس في يمنٍ رغيدٍ فجاءوا بالمحال فكدروه

دين وكفر وأنباء تقص وفرقان وتوراة وإنجيل

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this