Sign in to follow this  
malistar2012

NISA sweep in Mogadishu successful dozen al shabaab captured including high rank

Recommended Posts

Howlgallo Lagu Soo Qab-qabtay Dhalinyaro Shabaabnimo Lagu Tuhmayo (VIDEO)

 

Good week for the security force great job

https://youtu.be/Oxw8xgtu5i8

 

February 21, 2016 – Waxaa ciidamada Nabad Sugidda ee Dowladda Federalka Soomaaliya ay Howlgal ballaaran ay ka sameeyeen Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir, iyadoo goobahani ay ciidamada ka raadinayeenayeen dhalinyaro xiir la leh Ururka Al Shabaab, waxa ayna baaritaanadani ku qabteen dhalinyaro badan, iyagoo markii danbe sii daayay badanaa ragii ay qab qabteen.

 

Waxa uu biloowday howlgalka xalay maqribkii, iyadoo ciidamada Dowladda dadka shacabka ah ay ka dejinayeen gaadiidka BL-ka ee gelaayay Degmada Dharkiinleey, waxaana ciidamada ay fasaxayeen Haweenka halka Ragga meel la isugu geeyay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Howlgal Dad Lagu Soo Qab Qabtay Oo Ciidamada Ay Ka Sameeyeen...

145613116933b34.jpg

22 Feb 20161

10

Ciidamada Nabad Suggida Dowladda Federalka Somaliya, ayaa howlgalo ballaaran oo xalay ay ka sameeyeen Degmooyinka Yaaqshiid, Heliwaa iyo Waaberi waxa ay ku soo qab qabteen dad lala xiriiriyay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab.

 

 

 

Howlgalkan oo ah mid qorsheysan isla markaana qaatay waqti badan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay 250 ruux, kuwaasi oo 22 qof oo kamid ah lagu qabtay iyagoo sameynaya lacagta dolarka Mareykanka oo been abuur ah, halka 21 ka kale lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

 

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay howlgalada inay yihiin kuwa ammaanka caasimada lagu xaqiijinaayo, sidoo kalena lagu raadinaayo Shabaabka dadka ku dhex dhuumaaleysanaayo.

 

Howlgalka ka dhacay Degmada Waaberi ayeey ciidamada NISA ku baarayeen guryaha, iyaga oo guri guri u galaayay Xaafadaha si loo xaqiijiyo ammaanka.

 

Saraakiisha ciidamada Nabad Suggida waxa ay tilmaameen ujeedka looga gol leeyahay howlgalada inay yihiin Suggida ammaanka caasimada dalka.

 

Muddooyinkii dambe howlgalada ciidamada ay ka sameeyaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwa si joogto ah loo sameeyo oo dad badan lagu soo qab qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

http://universalsomalitv.net/infusions/media/uploads/content/145613116933b34.jpg

 

Howlgal Dad Lagu Soo Qab Qabtay Oo Ciidamada Ay Ka Sameeyeen...

 

22 Feb 20161

10

Ciidamada Nabad Suggida Dowladda Federalka Somaliya, ayaa howlgalo ballaaran oo xalay ay ka sameeyeen Degmooyinka Yaaqshiid, Heliwaa iyo Waaberi waxa ay ku soo qab qabteen dad lala xiriiriyay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab.

 

 

Howlgalkan oo ah mid qorsheysan isla markaana qaatay waqti badan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay 250 ruux, kuwaasi oo 22 qof oo kamid ah lagu qabtay iyagoo sameynaya lacagta dolarka Mareykanka oo been abuur ah, halka 21 ka kale lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay howlgalada inay yihiin kuwa ammaanka caasimada lagu xaqiijinaayo, sidoo kalena lagu raadinaayo Shabaabka dadka ku dhex dhuumaaleysanaayo.

 

Howlgalka ka dhacay Degmada Waaberi ayeey ciidamada NISA ku baarayeen guryaha, iyaga oo guri guri u galaayay Xaafadaha si loo xaqiijiyo ammaanka.

 

Saraakiisha ciidamada Nabad Suggida waxa ay tilmaameen ujeedka looga gol leeyahay howlgalada inay yihiin Suggida ammaanka caasimada dalka.

 

Muddooyinkii dambe howlgalada ciidamada ay ka sameeyaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwa si joogto ah loo sameeyo oo dad badan lagu soo qab qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You, sir, are a peddler of rubbish!

 

Damjadiid is Al Shabab, and Al Shabab is Damjadiid: This rigmarole you've posted is nothing more than a desperate publicity stunt to show that Damjadiid are serious about fighting terrorism...but everyone knows nobody is ever really punished in Xamar, by the defunct Culusow administration, for being part of Al Shabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

You, sir, are a peddler of rubbish!

 

Damjadiid is Al Shabab, and Al Shabab is Damjadiid: This rigmarole you've posted is nothing more than a desperate publicity stunt to show that Damjadiid are serious about fighting terrorism…but everyone knows nobody is ever really punished in Xamar, by the defunct Culusow administration, for being part of Al Shabab.

 

57855665.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^?

 

 

You seem as if words have failed you, thus resorting to such petty and churlish memes.

 

Try harder, ninyahow...Damjadiid still requires your services on sol?

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

^?

 

 

You seem as if words have failed you, thus resorting to such petty and churlish memes.

 

Try harder, ninyahow…Damjadiid still requires your services on sol?

 

i don't have time replying to programed computer who has been repeating same bullshit sentence for years

 

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Ceel-Baraf ee Gobolka Sh/Dhexe

by A M | Wednesday, Feb 24, 2016 | 4856 views

 

 

 

1711.jpg

Febraayo 24 (Jowhar)— Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa si nabad kula wareegay deegaanka Ceel-Baraf iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii ay isaga baxeen Al-Shabaab.

 

Sida ay sheegayaan wararka deegaanka Ceel-Baraf oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa ku dhow Gobolka Hiiraan, waxaana uu illaa 26KM u jiraa degmada Jalalaqsi, halka degmada Mahadaay oo uu hoos-tago u jiro illaa 40-km.

 

Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanadii Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaankaas iyo deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo, markii ay ka war heleen in Ciidamada ku soo wajahan yihiin.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka la wareegay ay qeyb ka yihiin maleeshiyo deegaanka ah oo muddooyinkan isku abaabulayay deegaano ka tirsan Mahadaay.

 

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka dagaalka ay horay u sii mareen deegaanada Caadley iyo Cali-Fooldheer, inkastoo aanay saldhig ka sameysan.

 

Deegaanka Ceel-Baraf ayaa ka mid ah deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo, sida Biyo Cadde, Caadley, Miir Taqwo iyo Cali Fooldheere, waxaana deegaanadaas ka soo jeeda madax ka tirsanaa Midowgii Maxkamadihii Islaamka.

 

Waxaa kaloo deegaanadaas ay caan ku ahaayeen jabhadeyn xilliyadii dowladdii kacaanka, waxaana deegaan lagu magacaabo Xalfooley oo qiyaastii 15KM u jira Ceel Baraf ay aheyd xero Maxkamadihii Islaamka halkaas ku lahaayeen, laguna aas aasay muqaawamadii, waxaana deegaanadaas looga soo jabhadeeyay degmada Jowhar iyo Mahadaay, xilligii ay gacanta ku hayeen maamuladii hore ee ka jiray ee dowladdii Marxuum C/llaahi Yuusuf.

 

Sidoo kale waxaa deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo ka soo jeeda Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Cali Mahdi Maxamed, waxaana ku aasan aabihiis iyo awoowayaashiis, gaar ahaan deegaanka Miir-Taqwo.

 

Todobaadyo ka hor ayay aheyd markii Ciidamada dowladda iyo AMISOM la wareegeen deegaanka Biyo Cadde oo 40-km u jira Jowhar.

 

Deegaanka Ceel Baraf ayaa ah deegaan ku teedsan dhul howd ah, buur iyo dhulka cara cadka loo yaqaan, waxaana uu illaa qiyaastii 20KM uyuu jiraa Wabiga Shabeelle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Great Work 4 More Years

Madaxweyne-Xasan.jpg

 

Hassan sheikh has liberated majority of the south . Alshabaab fighters and High ranking officials are deserting

 

Today al shabaab are besieged hold up in Jubba dhex & hoose it's just matter of time before Alshabaab defeated .

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

i don't have time replying to programed computer who has been repeating same bullshit sentence for yearsdley

 

 

^

Ha ha ha...?

 

You're one heck of a glutton for ridicule, aren't you?

 

Of course, you are...Here you are trying to spin and wiggle your way out of yet another indefensible morass of claptrap, on behalf of the hopelessly ineffectual Culusow; but then still you have the audacity to say "you don't have time" (This has got to be the most hilarious example in history of the pot calling the kettle black)?

 

Unfortunately for you, however, Culusow and his cronies in Villa Somalia are a total political failure, and the people of Somalia have to come to see them for the worthless pieces of shit that they truly are.

 

Now, Malistar, if you truly believe in your hearts of hearts that Culusow is gonna stay on in Villa Somalia after the elections later this year--no matter, all the desperate and last ditch efforts he may try to stay in power--then you, my friend, are more retarded than I had supposed you were.

 

Culusow ain't coming back, even if all the damn Hutus down south go back to masking their faces with those old school Yasser Arafat style keffiyehs and dust off their muqaawama terrorist nonsense.

 

So keep posting and regurgitating the same old boring propaganda of Culusow playing cops and robbers with his friends, Al Shabab-- You ain't fooling anyone.?

Share this post


Link to post
Share on other sites

shabab is on the brink of death thanks to PRESIDENT HASSAN sheekh,alshabab are now contained mostly in Jubba areas and time will come when our forces will destroy alshabab for once.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

I agree, Shabab is on the brink because Al Shabab is Damjadiid... thus Damajadiid too are on the brink-- thanks to Culusow's failed presidency and rudderless policies.

 

P.S

When you say "our forces", you mean Culusow's Hutu militias-- who by day go about as SNA/NISA and by night Shabab-- right??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Malistar you remind me of Said Sahafi the former information minster. The American tanks were literally few kilo metres away and he was brieging reporters his side were winning.

 

What NISA you are talking about Alshabab are resurging and getting bolder. Today they fired motors at will to Villa Somalia and eight people including a policeman that worked in the therw got killed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Malistar you remind me of Said Sahafi the former information minster. The American tanks were literally few kilo metres away and he was brieging reporters his side were winning.

 

What NISA you are talking about Alshabab are resurging and getting bolder. Today they fired motors at will to Villa Somalia and eight people including a policeman that worked in the therw got killed.

 

no police man,it was mostly civilians,that doesnt stop or discourage us,we came from a long way since 2009,we all remmember our past,our past shapes us who we are.alshabab terrorist supported by somaliland their last tactic is to throw mortors every other month,it shows how weak they became.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this