Sign in to follow this  
Saalax

Hassan Sheikh Mohamoud pays his respect to deceased KDF soldiers

Recommended Posts

Alpha has spoken.

 

And here's Tarsan

 

Waxaa mar dhow i soo gaartey in Madaxweynaha Soomaaliyeed Mudane Hassan Sheikh uu u dhoofi doono dalka Kenya si uu uga qeybgalo aaska qaran ee ay Kenya u sameyneyso ciidamadii looga laayey Gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya.

 

Waxaan leeyahay Madaxweyne fadlan jooji safarkaaga hadaadan weli bixin sababaha soo socda awgeed:

 

1- Kuma jirto Baratakoolka caalamka meel madaxweyne dal uu uga qeybgalo Aas loo sameynahayo ciidamo dal kale ka dhintey.

 

2- Madaxweyne waxaad tahay madaxweyne Soomaaliyeed kuma socotid magaca Hassan Sheikh oo caadi ah.

 

3- Hore shabaab waxey u xasuuqeen shacab Soomaaliyeed iyo ciidamo Soomaaliyeed hal agaasime ee dowlad kale ka socda oo ka soo qeybgaley ma aanan arkin, balse adiga oo ah Madaxweynihii Soomaaliyeed kama soo qeybgelin iska daa kuwo ka yimid dal kale, kii ugu dambeeyayna wuxuu ahaa Abaan duulihii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Gen. Dhega Badan.

 

4- Kenya waxey xasuuqdey shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Gedo ayada oon u aaba yeelin mid shacab ah, haween, caruur, dad da ah iyo xoolihii. Ilaa iyo hadda dowlado kama muujin wax dareen ah. Kenya waxey dadkaas u xasuuqdey aargudasho iyo in ay Soomaali yihiin.

 

5- Kenya waxey ku dhawaaqdey in qabiil ka mid qabaa'ilka dega Gedo in ay masuul ka tahay dhibka loo geystey ciidankeeda, taas oo ay damacsantahay in ay xasuuqdo qabiilkaas taas oo hadii ay dhacdo noqondoonta waxa loo yaqaan (Genocide) waa isir baabin.

 

6- Dowlado kale oo ay ciidamo ka jogaan Soomaaliya ayaa la laayey kamana qeybgelin kuwaas waxaa ka mid ah Ciidamadii Ugaanda iyo Buruundi.

 

Madaxweyne kuwa kugula taliyey in aad ka qeybgasho Aaskaas ama waa kuwo ku shirqoolahayey ama waa kuwo aan nidaam dowladnimo aan wax ka garaneynin

 

Mohamud Ahmed Nur Tarsan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenya is our friend,they just need to keep check their troops and keep them inside Kenya.for hassan sheekh,he has done the right thing,nothing wrong with showing respect and beside somalia and kenya have no histroical problem,we regard them as friends,mogadishu was and still remains a swahili city state

Share this post


Link to post
Share on other sites
somalee   

Lol @ "Iga daa kuwaas warkoodi" Luuqada wadanka looga hadlo horta ha iska soo saxo odayga. Mida kale, he criticizes everything with his silly drawings. I don't understand why he can't appreciate the progress, however small, that we are making as a people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I think Tarzan is correct. For a foreign leader who have stationed soldiers without been invited and then publicly blaming the people of Gedo region as a whole should alarm all Somalis.

 

I think the next election is clear. Somalia needs a leader with a backbone. This stooge should not be allowed to come back

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis can really be an greatful and conspiratorial people. This Kenyans gave up their lives to defend Somalis from terrorist Somalis and everyone is up in arms as to why the president would bow out of respect men who lost their live defending his people. Like people who have killing each for the better part of three decades know anything about protocol. Forget about this visit, there should be a monument in the center of Mogadishu for every African Union solder who lost his or her life fighting those savages.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Why Mogadishu though, the Kenyans died for Jubbaland. It would be more

appropriate to have that monument in Kismaayo while Mogadishu can have

huge monument of Ugandan and Burundian soldiers. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

My God....this is what it has come down to. This is the fruits of being jahils who have no concept of justice or honor has reduced you to.

 

Bowing to dead Kenyans who are on your territory under the pretext of fighting alshabab while they kill your people rape your women and steal your resources.

 

Acudubilah. Sad indeed.

 

And you still think Somalia actually exists. My God.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this