Saalax

Human trafficking soars in Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Caruur Laga Xaday Magaaladda Hargeysa Oo Iyaga Iyo Gaadhigii Sidayba Lagu Qabtay Magaalada Laascaanood.

 

Laascaanood(Ramaas) Jan.21, 2016 – Caawa fiidkii waxa lagu qabtay magaaladda Laascaanood Saddex Caruur ah oo ilmaha u wayn da'diisa lagu qiyaasay Shan Sanno jir, halka kuwa kale ka yar-yar yihiin.

 

 

Sida ay ku warameen dad goob joog ahi, Caruurta oo uu gaadhi khaas ah ku watay nin, ayaa la weydiiyey xagga ay ka yimaadeen kadibna iyaga oo anfariir iyo naxdini ka muuqato ayuu ilmihii weynaa ku jawaabay Hargeysa. Ciidanka amaanka ayaa markiiba lagu wargeliyey, kuwaas oo gacanta ku dhigay caruurta iyo ninkii watayba.

 

 

Mar la waydiiyey caruurtaas halka ay ka degan yihiin magaaladda Hargeysa, ma ay garan.

 

 

http://ramaasnews.com/index.php/News/Caruur-Laga-Xaday-Magaaladda-Hargeysa-Oo-Iyaga-Iyo-Gaadhigii-Sidayba-Lagu-Qabtay-Magaalada-Laascaanood.html#sthash.CXqE8yZz.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
On 1/22/2016 at 12:33 PM, Saalax said:

Nin Cadaan oo magaalada Hargeysa Caruurta ka Afduubanaayo.

 

 

 

Dhacdooyinka wey soo bateen laakiin wax masuuliyad Iska saaraya uma jeedi koofur ilaa waqooyi waad maqlaysaa ciyaal la xaday oo la qabtay laakiin wax baaritaan ku sameynaya ma jiraan 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.