Sign in to follow this  
MZanzi

Sadex Nin

Recommended Posts

MZanzi   

waxay ahaayeen sadex nin oo soomali ah oo mareykanka markaas lakeenay habeenkii danbe ayagoo hurdo isku diyaarinaayaan baa mid nimankii kamid ah jini kadhex qeyliyay "ABMR"

markasey waxay dhaheen wax maxaan sameynaa ninkaan dhaqtarna hadan geyn laheyn af ingiriska makaseyne markaa mid ka mid ah intuu soo baday oo is xarfanshay kulahaa ar aniga aba dhameyay af ingiriska dhan ee soobaxa wilka isbitalka geynee nimankii markay imaadan isbitalkii oo dhaqtarkii usoo galeen baa waxaa dhaqtarkii weydiiyay maxaa idinka caawiyaa kii af ingiriska dhameeyay intuu soo booday kulahaa THIS MAN ANOTHER MAN IS TALKIN INSIDE dhaqtarkii intuu yabay buu tiri EXCUSE WHAT DID U SAY ninkii baa soo booday oo dhahay I SAID THIS MAN ANOTHER MAN IS TALKIN INSIDE dhaqtarkii yaab aba kasoo hartay saa meel looraco malahan ninkaan nin baa ka dhex hadlaayo lool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this