Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Captures Baraxlay. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

War Deg Deg ah — Ciidanka Puntland oo Gudaha u galay Xaafada Baraxley

 

kadib markii Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley ay hoobiyayaal iyo Rasaas kusoo ridey Magaalada Gaalkacyo ayaa Ciidanku ka fursan waayay iney Xoog ku galaan gudaha Xaafada Baraxley oo Maleeshiyaadku gabaad ka dhigteen.

 

Ciidanka ayaa iminka waxay ku sugan yihiin gudaha Xaafada Baraxley Waxaana la filayaa in saacadaha soo socda ay Xaafada banaanka uga saaraan Maleeshiyaadka si loogu turo Dadka Rayidka ah ee ay gabaadka ka dhigteen.

 

Isbitaalka guura ee Ciidanka Puntland waxaa hada lasoo gaarsiiyey sadex askari oo dhawac ah.

Midkamud ah waxaa durba loo gudboyey isbitaalka Guud ee Gaalkacyo.

 

Saaka laba Hoobiye ayay Maleeshiyaadku kusoo rideen Magaalada waxaana loogu jawaabey Dhowr madfac, markaas kadib magaalada wax xabada kuma aysan soo ridin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Baraxlay is tonight under Puntland control, Galnus has also lost Hobyo the other day to shabab and ahlul sunnah controls dhusamareeb, so where does this phantom state operate? its not even a constitutional regional state, its only 1.5 states and must be dismantled immediately.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Puntland Armed forces currently stationed in Baraxlay, you can listen to the audio here from the deputy governor of Mudug. I like how Puntland forces are not killing civilians like those cowards in Baraxlay do. They can't fight man to man with troops, they fight civilians. Puntland is advising all galnus civilians to return and get treated at Puntland hospitals because they are dying out there due to the exposure and lack of water.

 

http://puntlandone.com/war-deg-deg-ahdhegayso-dawladda-puntland-oo-sheegtay-inay-gaalkacyo-sifaysay-khasaaraha-dhashay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

I suspect you are one those born after the nineties. Your tone is just like the idiots who use to say 'Magaalo anagaa qabsanay'.

 

Dadka Somalida ah Allaha kala badbaadiyo. Meesha Galkacyo ah wax magarato ayaa isugu tegtay aan cashir kabaran hadimihii dagaalada sokeeye.

 

Waryaa isku xishood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this