Sign in to follow this  
malistar2012

incompetent warlord abdiweli gaas will be responsible for war in Mudug

Recommended Posts

 

Xaalad Kacsanaan ah tii ugu darnayd Oo Caawa Gaalkacyo ka taagan & Qaylo iyo rasaas

3.jpg

 

 

 

Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Gaalkacyo Caawa iyo Magaalada oo ay Dad Badan ay ka Baxayaan

Nov 25, 2015 - jawaab

HM__Xafiiska Wararka Gaalkacyo Wararkii ugu Danbeeyay ee ku soo dhaca Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.com aya Sheegaya in caawa xaalada magaalada gaalkacyo ay qasan tahay labada dhinac isla markana magaalada dad badan ay cawa ka baxeen xili maanta heshiiskii gaalkacyo uu fashil ku soo dhaamaday isla markana dadka gaalkacyo aya caawa ka cabsi qaba in magaalada uu dhib ka dhaco kadib markii caawa magaalada dhaq dhaqaaq xoogan labada dhinac laga dareemayo

2 maalmood oo ahayd heshiis xabad joojinta ahayd ayaa maanta ku ekaa mana jirin wax waan waan ah oo si dhab looga gaaray xiisadii gaalkacyo ka taagnayd waxaana caawa magaalada gaalkacyo lagu arkaya labada dhinac dad aad u farbadan oo magaalda ka sii baxaya guud ahaan magaalada gaalkacyo

gaalkacyo aya waxa ay u egtahay mid dadka ay ka sii dhamaanayan oo magaalda way hawanaysaa waxaana magaalada ku soo qul qulaya baabuur aad u farbadan halka baabuur badana ay dadka ka sii daad guraynayan dadka labada dhinac

idaacadaha gaalkacyo ayaa baahiyay edeymo kala duwan oo cidba cida kale ay ku edeysanayo in ay ka danbeyso colaada gaalkacyo ka taagana

isku soo wada duuboo caawa gaalkacyo waxa ay u egtahay mid jawi kale iyadona wali ay waan waantu ay socoto

wixii wararka oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow, baraxleey time is up. like my nabadoon said the other day, "galkacyo waa la wada degan yahay, lakin lama wada laha". we can all live in the city together as somali citizens, but its ownership is not shared. this is the reality of somali civil war and creation of puntland state.

 

starving southern militia must give up their rusty weapons or they will be massacred. no doubt niyoow.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

There is no Galmudug, its galnus it comprises one and half regions and is unconstitutional to become a federal member state. This the current map of galnus, not even 20% of galkacyo

 

galnus

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland failed to stop Galmudug state Politicaly and economically

 

armed conflict will be great damage to Puntland in Mudug

 

ninkii soo joog laga waayey soo jiif ayaa laga helaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this