Sign in to follow this  
Saalax

Khatuumo to unite with Eastern Sanaag, new strategy by Cali Khalif Galaydh

Recommended Posts

Saalax   

Cali Khaliif iyo Siciid Qorsheel Oo Damacsan Inay Xasarad Ku Fidiyaan Degaannada Sanaag Ee Nabdoon

 

Hargeysa(Ramaas)November-19-2015-Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh ee hoggaamiyaha kooxda Khaatumo ee hubaysan ayaa la filayaa inuu gaadho magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, isagoo ku sugan hadda magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Cali Khaliif ayaa halkaas ku qabanaya shir dhawr maalmood soconaya oo uu ku doonayo inuu qoriga dabka leh ee uu la wareego ku gaadhsiiyo gobalka Sanaag.

 

Cali Khaliif oo ay qorshahan ku wada socdaan nin lagu magacaabo Siciid Qoorsheel oo hore wasiir uga soo noqday dawladda Somaliya dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Sanaag, gaar ahaan bariga Sanaag, waxaanay labadan siyaasi doonayaan inay halkaas ku shiriyaan madaxdhaqameed iyo dadweyne kale oo doonaya inay ku dhawaaqaan in koox qurbaha ka jirta oo lagu magacaabo Maakhir ay ku biirtay kooxda kale ee Khaatumo.

 

Shirkan oo furmi doona 25 bishan November ayaa waxay ku samayn doonaan wax ay ugu yeedhaan maamul ka kooban Sool, Buuhoodle iyo Sanaag taas oo ah inuu Cali doonayo inuu deegaanada nabdoon ee Sanaag bari gaadhsiiyo xasarada uu la dhex joogo deegaanada Buuhoodle.

Source-Geeska Africa

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Cali-Khaliif-iyo-Siciid-Qorsheel-Oo-Damacsan-Inay-Xasarad-Ku-Fidiyaan-Degaannada-Sanaag-Ee-Nabdoon.html#sthash.PxHiq4pD.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

This guy is a piece of sh*t danayste. It's amazing that after some 30 years running around in Somali politics and his abysmal record - that there are folks clapping for this idiot. Somalis are amazing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this