Sign in to follow this  
somalia4somalis

2 Ethiopianized soldiers killed in Borama

Recommended Posts

Agosto 11 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya magaalada Borama ayaa sheegaya in maanta barqadii uu askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu toogtay Taliyihii aagga galbeed ee ciidamada Milateriga Somaliland G/sare Xasan Caqli iyo Xidigle Faarax Caraale.

 

Toogashadan ayaa waxaa ku geeriyooday Xidigle Faarax Caraale, iyadoo dhaawac halis ah uu soo gaaray Taliyihii ciidamada Milateriga Somaliland ee aagga galbeedka.

 

Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee Somaliland Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa xaqiijiyay toogashada, waxaana uu xusay in isbitaalka Boorama lagu daweynayo Taliyihii aagga galbeed.

 

Askariga toogashada ka dambeeyay ayaa gacanta lagu dhigay, waxaana uu ku xiran yahay xerada ciidamada milateriga ee falkan uu ka dhacay.

 

Waa sarkaalkii afaraad ee ka tirsan ciidammada Somaliland oo labadii sano ee u danbeeyay ay toogtaan askar ay u talinayeen.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

You need to go and get medical help yourself Mister!. The Title of this thread is one that comes from a sick mind!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this