Sign in to follow this  
Mooge

Caabduwaaq falls to Ahlussuna after intense fighting.

Recommended Posts

Mooge   

Ahlu.Sunaha.png

 

Ahlusunna oo la wareegtay gacan ku haynta Degmada Caabudwaaq

Posted Date: 20 Jul 2015 in: news,Puntland 0 Comments Comments

Ciidamada culimada Ahlusunna waljameece ee ka arimaya Gobolada Dhexe ayaa maantana si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, halkaas oo ay weerar hubeysan ku qaadeen maanta. Saldhiga Degmada oo ay awal Gacanta ku hayeen maleeshiyooyin taabacsan Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta laga saaray degmada kadib markii Ahlusunna waljameece ay weerar hubeysan ku qaaday.

Maleeshiyadii awal gacanta ku hayesay ayaa isaga baxay kadib markii ay soo dul fariisteen ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Ahlusunna waljameece, waxaan áy gabi ahanaba la wareegeen gacan ku hayenta degmada Caabudwaaq.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Aabudwaaq is suufi ahlusuna country niyoow. they will never accept Ala-sheekh and Alshababab union in galmudug.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caabudwaaq today, and before then Dhuusamareeb, and even before then, Guriceel.

 

These guys ain't playing around...

 

At this rate, they will be in Buurtinle and the Nugaal valley, in no time:

 

Oh but wait... Buurtinle, we are now supposed to believe is part of "Galmudug" territory, so am sure Malistar will make it his top priority to demand Mudane Cabdikariim Guuled stop these armed Sufi Clergymen before they get to us poor and peaceable "Galmudug" pirates :D

 

Ain't that so Malistar? Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Aabudwaaq is suufi ahlusuna country niyoow. they will never accept Ala-sheekh and Alshababab union in galmudug.

 

 

This video is old and it was ceremony only .... desperate pirates Praying on Somali blood to spill shame has no limit in the Pirate domain...

caabudwaaq7.jpg

Galmudug Vip Ciid Prayer in CaabudWaaq

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carrabay oo u waramay VOA ayaa sheegay inuu magaalada Caabud-waaq kaga yimi ergo la socotay iyo weliba maamul ay soo dhiseen.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa beeniyey in maamul kale magaaladaas gacanta ku hayo.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa sheegay inuu jiro wadahadal u dhexeeya iyaga iyo Ahlu-sunna kaas oo uu sheegay inuu rajo ka qabo inuu isfaham ku dhammaado.

Madaxweyne ku Xigeenka ayaa ka hadlay kulan ay la qaateen Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo weliba sida uu arko in lagu xallin karo khilaafka ka taagan dhinaca xuduudda ee u dhexeeya iyaga iyo Puntland.

Wararka La Xiriira:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Apparently the city is in the hands of Ahalu Sunnah forces and it is confirmed. This is a setback for the new Galmudug administration.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Oh dear, Malister must be having a heart attack right about now!, i called the town and indeed ASWJ has taken over. Efforts by General Diini to resolve matters ended in failure. The locals have categorically declared their area free from NusMudug admin!. Sorry Guled you are stuck with half of mudug and probably a quater of Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this