Sign in to follow this  
somalia4somalis

Central State will border Nugaal New Constitution

Recommended Posts

Centre state will Border Nugaal new Constitution

 

Ergada Cadaado oo ansixiyay in G/ Mudug ka tirsan yahay Maamulka G/Dhexe (Wareysi)

Image

Cadaado (KON) -- Ergada Shirka Maamul U sameynta Gobolada Dhexe ayaa qalinka ku duugay, oo ansixiyay in Gobolka Mudug oo idil inuu kamid yahay Maamulka Gobolada Dhexe.

 

Teaser Image Ergada Cadaado oo ansixiyay in G/ Mudug ka tirsan yahay Maamulka G/Dhexe (Wareysi)

 

 

Ergada oo ku guda jira ka doodista & ansixinta Dastuurka KMG ah ee Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa Shalay u cadeeyeen Caalamka & Bulshada Gobolada Dhexe in Gobolka Mudug uu kamid ah Maamulka Cusub ee ay dhisayaan.

 

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federalka Somaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa sheegay in Ergada Go'aan kasta oo ay gaaraan uu yahay mid Sharci ah, isagoo hoosta ka xariiqay in Gobolka Mudug uu kamid ah Maamulka Gobolada Dhexe.

 

Go'aanka Ergada ay soo saareen, ee ku qormay Dastuurka Maamulka Gobolada Dhexe ayaa wuxuu Dhabar-jab weyn ku ah Qorshaha Puntland ay ku doonayso in Waqooyiga Mudug aan lagu darin Maamulka loo dhisayo Gobolada Dhexe.

 

Ergada ayaa la filaya in Sabtida soo socota ay ansixiyaan Dastuurka KMG ah, si ay ugu gudbaan qeybaha kale ee Maamul dhisada sida Caasimadda, Calanka & Dhisida Baarlamaanka.

 

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

By far the most bizarre development coming from the central regions. This must be a classic case of "ku qabso ku qadi mayside". Indha adayg iyo qar iska tuur dharaar cad iga dheh. Caqli dhicisoobay iga dheh.

 

Could someone explain how the new State wants to bring North Mudug under its control when they do not want South Mudug under Puntland?

 

Could someone else please explain why Puntland never claimed South Mudug, yet the people from South Mudug (Galmudug and Ximan iyo Xeeb) claim North Mudug?

 

Very confusing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

I know i ma trying to apply logic where there is none. And as the old saying goes "waa duul inta miyirka qabtaa dayaysan tahay."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this