Sign in to follow this  
Mooge

Somaliland says if you don't give us money, no Yemen refugees boats can dock

Recommended Posts

Mooge   

warancadde-400x220.jpg

 

Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in aysan degaanadooda imaan karin qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo cararaya colaada dalka Yemen.

 

Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa kaga shaaciyey go’aankan, isagoo sabab uga dhigay in Hay’addaha deeqda bixiya ay diiden in ay caawiyaan qaxootiga Soomaaliyeed.

 

‘’Anagu ma awoodno in aan taakuleyno qaxootiga, Hay’adduhuna way diideen in ay caawiyaan qaxootiga Soomaalida mana garanayno sababta ay u diideen. Waxay caawinayaan keliya qaxootiga kale ee ajnabiga,’’ ayuu sheegay.

 

Wasiirka ayaa intaas ku daray in qaxootigii ugu dambeeyay ee soo gaaray dekadda Berbera iyo kuwii hore u joogay ay caawin doonaan isla markaana gaarsiin doonaan deeganadoodii, siduu sheegay.

 

Go’aankan kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa la filaaya in ay cambaareyn kala kulmaan maadama uu yahay mid ka dhan ah Bin’aadanimada.

 

Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku noola dalka Yemen ayaa kusoo qulqulayay degaanada Puntland iyo Somaliland tan iyo bishii April markii rabshaduhu dalkaas ka bilowdeen.

 

Maamulka ay deriska yihin ee Puntland ayaa iyagoo kaashanaaya shacabkooda bilaabeen in ay gurmad u fidiyaan qaxootiga iyagoo iska uruuriyey lacago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow Siilaanyo has no shame. these people are escaping death and are running for their lives. they are muslim somali refugees and are seeking shelter to come back to their homeland. why is siilaanyo using them as a bargaining opportunity to get more money?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

MOOGE , the Somaliland Government does not have the resource to give these refugees help sine the beginning of the Yemen conflict berbera town has taken more 3000 somali refugee 85 procentage of these are from south moqadisho area still Somaliland is a defacto country with limited recognition and diplomatic war on us from moqadisho we can not take anymore as these people need urgent help the most human is to send all refugees to Moqadisho as moqadisho is getting all the help from international community in the name of former United Somali republic .

Share this post


Link to post
Share on other sites

How much do they need? Maybe they should ask the Mogadishu government for the funds, since the UNHCR would be sending it there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

CE-QUV_XIAAXEJk.png

 

 

If they need more money, than they should talk to the UNHCR, it's the ones resettling the Refugees from Yemen in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Mogadishu is a black hole - funds that go there don't make it to the rest of the country. According to the map above - Somaliland has only taken in about 2000 people - that is hardly all that much to be complaining about a financial burden.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I don't think those funds will even go to the refugees if the IC gives

it to Somaliland due to corrupt opportunistic shameless politicians

like Siilaanyo. They are just looking for their next khat fix.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

^ on the weekend two Somalilanders Ysusuf dirir and Cabdallah Boss politician was assassinated by Cuslows and Tuuraye National intelligence service in Moqdisho you come here to kick at Somaliland Republic , you selfhate is mind boggling.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So... the lying, incompetent and hapless Silaanyo administration has finally admitted that they are bankrupt financially and morally.

 

Whatever happened to the record multi-million budgets that Somalilanders used to brag about in these forums??? Tsk tsk tsk!

 

Surely, if the poor pirate enclave next door--who regularly fail to pay their own soldiers :D --can welcome and settle thousands of Yemenite refugees and returning Somalis, then it should be a no-brainer for the wealthy Somaliland treasury to help folks fleeing from the conflict in Yemen without needing handouts from a third party.

 

So what is this nonsense, about having no funds, really about?

 

Is Somaliland officially bankrupt or is Silaanyo simply trying to avoid an unnecessary shellacking to the state coffers knowing full well how many people he must continue to bribe and blackmail to stay in office?

 

Reason dictates that the latter of the two must be true. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Soomaalidu kala gobsan! Degaanada qaar baan loo martiyin.

 

Somali returnees from Yemen were landing in various parts in somalia, so far Bosaaso being the city that hosted the majority. Those who landed in Bosaaso were mostly repatriated to their region of choice and most of the expenses associated with the hosting and the repatriation process were paid by the private sector and the general public. Various private entities like Golis telecom and some other prominent business owners and NGO such as the IOM paid the lion share of the expenses. However, the Puntland government being short in funds, mostly helped the facilitation of some of the programs such as the allocation of land close to the port for use of temporary shelters and the encouragement of the public to help their brethren.

 

Elsewhere in Somalia, the federal government rented ships to send to Yemen and encouraged Somalis to participate the repatriation process. The cabinet of minsters offered pay cuts of per thousand dollars from their monthly salaries. Some elder and Sheiks voiced their concern over radios to encourage some well known companies like Jubba airways and etc to play a role of helping the exodus from Yemen.

 

Every Somali knows that most of these administration in Somalia dont have the necessary funds to help these people but their willingness of encouraging the public and the private sector and NGOs to help is the most important role they can play at this time. So far some administration have failed to do so..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Adam Cabdalle Boos is a family friend and he is not that injured and

AUN to Yuusuf Dirir Cabdi, that does not mean the incompetent Senile

Siilaanyo admin long-term damage to Somaliland will be overlooked.

Mogadishu has corrupt soldiers and poor security, something we

all knew from the beginning.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Odayaasha qawtarada ah (Waran-cade, Siilaanyo) ee xikmada iyo xishoodkaba beelay waa ceeb lasoo taagan.

 

Dadka Somaliland kunool iyo Somali oo dhan meel kasta ha joogaan, waxay leeyihiin dhaqan iyo xeer soo jireen ah marka xaaladahan oo kale taaganyihiin.

 

Wiilashan yaryar ee sandareertada ceyrta qurbaha lagu koriyey, war uma hayaan dhaqankaas iyo dareenka ay qabto bulshada ay rabaan inay mareegta internetka afkooda ugu hadlaan.

 

Dareenka dadka kunool magaala xeebeedka Berbera ama dhamaan dhulka uu Warancade waran gumeedka la dhacay waxa cabiray qoraagan:

 

 

Wasiir Waran-Cadde Gaadhsiiya

Faysal Xassan

faaysah@gmail.com

Maajo 24 2015

 

Maantay colaaddu na haraysay een u baxsanay Xamar iyo Xeryaha Itoobiya , ha nagu soo qaxina oo duqaynta Diyaaraduhu dam ha idinka siiyaan cidi nama oran, xeerka shacbiga Soomaaliyeed waligii qof colaad kasoo baxsaday ama usoo martiyay uguma yeerin qoyska dariska la ah shisheeye warkiisaba daaye , Soorta ayaannu wadaagi jidhya , Dharka ayaan isu beekhiimin jirnay , Neefka maantaa xoolaha ka dhaqaaqa ayaa loo loogi jiray , irmaankana waxbaa loo leexin jiray , inta badanna waxaa loo sab budhin jiray marti ama maati markaas haddba kii wax nasoo bida .

 

Gobanimadu waa shay qiimi badan , dharaartay Xamar holacday ee Xabashida iyo xoogagga kale ay ku hardamayeen , maati wixii Hargaysa iyo magaaliiyinka la bahda ah soo gaari karay , sharaf iyo soo dhawayntay mudnaayeen ayaa la marsiiyay , ugumaanan qayshay Quruumo midoobay iyo qaarka waxbaan tarnaa yiraahda Dadka ay dawladaha xoogga leh bara kiciyaan .

 

Waa eebbe wax loogu mahdiyo haddayba dad Soomaaliyeed oo colaad kasoo baxsaday Barbera soo beegsadeen nabad ayaa nalagu tumhay aysan qaar badan oo geeska nalaguna nooli aysan haysan, waxaan hubaa inay qabaan dareenkaan qabay maalintaan Berbera inta ka cararay Xamar beegsaday wixii aan dareemayay , waa hubaal inay qabaan kalsooni iyo dareen sokeeye , waana sharaf aan qaar badan oo Muslim nala ah aan dheernayay haddaynu Soomaali guud ahaan nahay , gurmadka abaaraha iyo masiibooyinka ay colaaduhu hor kacaan , waa marka aan ilaawo qoladaan ahay .

 

Waran Cadde waan hubaa inuusan qof reer Somaliland ah xafiiskaaga inta kuugu yimaada uusan ku oranayn ku darso sadaqada loo gurayo makasta iyo masaakiinta Xabadda Yaman ka socota kasoo baxsaday , waxaan shaki ku jirin shicibka gobolkan daggan inaysan kula qabin hadalkaas meel ka dhaca ku ah shacabka Somaliland , hidde heenna gaarka ah een kaga soocanahay shucuubta dunida ayaa ii diidaya inaan dhibaatda ku eegto hooyada iyo ilmaha ay nuujinayso , odayga waayeelka ah iyo maatada nooc walba leh markii horana ay naftu bidday yemen iyo Al Jaxiim teeda baas haattana lagu qasbay inay mar kale sii qaxaan qoxooti ay ayaaheen sanado loogu daray dhibaatto kale, waa dugaynta iyo dagaalada aan cidna u meel dayan ee ka holcaya Yeman .

 

Haddii ay Siyaasiyiinta Somaliland ku dhiiran waayeen wax ka qabashada Colaadda ragaadisay Soomaaliya ee aysan jirin cid ka xigta kana door bideen inay Hargaysa u dhaafin , Haddii ay garan waayeen kaalintooda ku aaddan Soomaaliya , Shacabiga Soomaali land ma garan waayin inuu gacan siiyo maatida nabad galya doonka ah , Waran Cadde maanta waad nagumaysay oo waliba sharafkaan lahayn ayaad dhulka ku jiidday , inaad hadasho waxaa ii dhaami lahayd adigoo iska aamusa Qoxooti Soomaalida yaanay noo imaan oo Yemen ha ku bas beelaan kaa siisan maynno .

 

Gacantaan u baahnaa Dharaartaan Berbera ilaa Xamar gadaalkiina ilaa Lawya Cadda qaxa ku marayay ayay u baahan yihiin in Maraykan iyo Yurub wax loo waydiiyana daw ma ahan , dariiqyada seexan mayaan ee daarahayagaan qayb ka dajinaynaa , kadibna intaan sahay siinno siduu dhaqanku ahaan jiray deegaanadoodii u diraynaa ayagoo mahad ballaaran u haya shacakayaga , Saaxil saddex kunoo qoys oo Soomaali ah ma sahayi waayin ee siyaasad yaan loo garan wax waliba .

 

Faysal Xassan

Berbera

http://hadhwanaag.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Waran Cadde, Siilaanyo, and the vast majority of politicians and so called elders in Somaliland have lost their morals, self respect, and dignity a long time ago so I don't expect any good from them. We can only pray for these distressed refugees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since the UN disburses funds to Internationally recognized states, SL would have a very hard time trying to get Lacag from the.

 

So good luck to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

^

F*ck the UN.

 

This responsibility lies on the shoulders of every Somali whether in Berbera, Bosaso or Djibouti. These are the weakest of our people, this is the second time they lost everything and fleeing in distress.

 

Any Somali who has an ounce of compassion must help.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this