Sign in to follow this  
Adam

Somalia Moryan Gov kill mp Yuusuf Dirir 70years old

Recommended Posts

Mooge   

No doubt qoslaye and his government has been committing violence against somali people since he came to power. he is the one behind all the killing of MPs. if he can't kill them, he tips of his friends Alshabab to finish get the job done. it is not something secret in Mogadishu niyoow and everyone would tell you that if you ask people on the street.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

^

 

<cite>
said:</cite>

I met Yusuf Maxamad Dirir in London. Ilaahay ha u naxariisto.

Amin Yusuf dirir was from the generation born under colonism who loved the somali people and work hard for the return of qaranimo sadly he lived among moqadishon hutu elite that has no concept of humanity, deen or any kind of law know to mankind be leaves behind wife and children and a community in shock asking why a 70 year man was shot in the back by cowards . The assassination was done on order of Tuuryare NSsA cheif for culusow . Here is moqadisho minister confirming https://m.youtube.com/watch?v=3Ag6pTziFxs. Aaska xildbaanka

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa dilay xildhibaanad iyo wasiirad Qamar Aaden Cali?

 

Yaa dilay wasiir Ibraahin Xasan Caddoow?

 

Yaa dilay xildhibaan iyo wasiir Saleebaan Colaad Rooble?

 

Yaa dilay wasiir Axmed Cabdullaahi Waayeel?

 

Yaa dilay danjire C/kariin Faarax Laqanyo?

 

Yaa dilay xildhibaan iyo wasiir Cumar Xaashi?

 

Haa, marxuumiintaas, kuwa kale ka horeeyey iyo kuwa ka dambeeye dhan dilalkooda waxaa ka dambeeye madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Ii wad sheekada, haddana ii wad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Dirir oo baaritaan horu dhac soo bandhigay

by A M | Saturday, May 30, 2015 | 4524 views

 

 

 

Dahir-xeer-ilaaliyaha-guud-620x348.jpg

May 30 (Jowhar)— Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay baaritaan horu dhac ah oo ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkaas oo ay geysteen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.

 

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir oo xubin ka ah Guddiga ayaa shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Xarunta CID ayaa sheegay in baaritaanka uu wali yahay mid horu dhac ah.

 

“Shilkii ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama 23-kii bishan, halkaasoo muwaadiniin Soomaaliyeed ku geeriyoodeen oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Dirir iyo labo qof oo kale shacab ah,Guddiga baaritaan horu dhac ayay ku guuleysteen inay soo bandhigaan, waxaa gacanta lagu hayaa saddex baabuur, qoryihii fal dambiyeedka lagu galay iyo ilaa 14 ruux oo u xiran falkaas”ayuu yiri Dr. Axmed Cali Dahir.

 

Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in saddex baabuur ay kala yihiin baabuurkii ay Xildhibaanada wateen, gaari ay leedahay Waaxda Socdaalka iyo gaarigii ay wateen Ciidamadii Milateriga ahaa.

 

“Waxaa gacanta Guddiga ku jira ilaa todobo qor oo lix qori ay yihiin AK47, halka qoriga kalena uu yahay BKM, waxaana tuhunsanahay inay yihiin kuwo fal dambiyeedka lagu galay 14 ruux ee falkaas u xiran labo ka mid ah waa Ciidamada Milateriga, iyagoo dhaawac ah ayay xiran yihiin”ayuu hadalkiisa ku sii daray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

 

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in falkii lagu dilay Xildhibaan Dirir ay ka dambeeyeen ciidamo milateri ah, iyadoo Wasaaraddu tilmaamtay in falkaas uu ahaa mid ku dhacan si kama’a ah, markii gaari ay wateen ciidamada oo wadada marayay ay dhowr jeer hoon u yeeriyeen gaariga Xildhibaanada la socdeen, dabadeedna markii uu ka dhega adeegay ay wado kale mareen, rasaasna ku fureen.

 

Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore magacawday Guddi soo baara falkan, waana markii u horeysay ee Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay dilkiisa ku lug yeesheen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this