Sign in to follow this  
malistar2012

C/kariin Xuseen Guuleed Former minister in favor to win President seat of center

Recommended Posts

C/kariin Xuseen Guuleed Former minister of National security in favor to win President seat of center state

 

C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan Maamulka Gobolada Dhexe (Sawirro)

by A M | Tuesday, Apr 21, 2015 | 6616 views

 

 

null

 

Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, kadib munaasabad ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, siyaasiyiin, mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

 

Munaasabada oo aheyd mid si aad ah loo soo agaasimay ayaa xubnihii ka qeyb galay ay soo dhoweeyeen musharaxnimada Mr Guuleed, iyadoo madasha lagu soo bandhigay Sawirka musharaxa iyo ciyaaro dhaqameed.

 

C/kariim Xuseen Guuleed oo munaasabadda ka jeediyay khudbad ku aadan waxqabadka uu doonayo inuu ka fuliyo gobollada dhexe hadii loo doorto xilka Madaxweyne ayaa sheegay inuu xooga saari doono soo celinta Amniga iyo kala dambeynta.

 

“Waxaa xooga saari doonaa hadii la ii doorto xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, soo celinta Amniga, kala dambeynta, xoreynta deegaanada wali gacanta ugu jira Al-Shabaab, la dagaalanka burcad badeedka, dib u heshiisiin ka dhaqan gasha degmo ilaa heer tuulo”ayuu yiri C/kariin Xuseen Guuleed.

 

Sidoo kale Musharax C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in hadii la doorto uu soo dhisi doono Xukuumad tayo leh oo wax ka bedesha xaalada gobollada Dhexe, arrimaha caafimaadka dhamaan deegaanada, sare u qaadida waxbarashada, arrimaha xuquuqda aadanaha iyo gacan siinta dadka laga tirada badan yahay.

 

Nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo ka mid ahaa odayaashii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in C/kariim Guuleed barnaamijka siyaasadeed ee uu soo bandhigay uu yahay mid wax badan ka bedeli kara xaaladda gobollada dhexe.

 

Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon oo ka mid ah xunaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed muwaadin horumarin ku sameyn kara gobollada Mudug iyo Galguduud.

 

Ugaas Maxamed Bashiir o ku hadlayay magaca dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku amaanay musharaxa cusub inuu kaalin weyn ka qaatay intii lagu gudo jiray burburka waxbarida dhallaanka Soomaaliyeed.

 

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa horay loo saadaalinayay inuu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Gobollada Dhexe, waxaana lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. So this was a plot for Damjadiid to find states it can rule? niyoow walahi they are desperate. i am telling you this central state sham will not go anywhere. be realister my Malistar boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DSCI5106.jpg

 

Done deal , they say picture says thousand words , why do you thing the president visited the region back to back , is a guest game so far the contest is taught .

 

South west state / Jubba State / centre state / Puntland / hiiraan & Shabelle dhex

 

11151025_869550496444267_532735973989701

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daawo Sawirada::Ergooyin ka socday Dhuusamareb, Guricel, Cabudwaq iyo Balanbal oo Cadaado Gaaray

 

310.jpg

 

4Waxaa maanta magaalada Cadaado soo gaaray Ergooyin ka kala socotay magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel, Cabudwaaq iyo Balanbal.

waxaana wafuudaani kala hogaaminaayey gudoomaya gobolka galgaduud xuseen cali weheliye cifo iyo ugaaska guud ee beesha Sade ugaas axmed bare taakoow.

wafdiga waxaa soo dhaweeyay gudi maamulka ximan iyo xeeb uu u xilsaaray soo dahweyna erkooyinka shirka ka qeyb geleysa oo isugu jira mas’uuliin ka tirsan ximan iyo xeeb siyaasiyiin iyo xubo ka tirsan ururada bulshada.

Arintan ayaa ka dhigan in dhamman beelaha daga Mudug iyo galgaduud ay xaadir ku yihiin madasha degmada cadaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

<cite>
said:</cite>

haha. So this was a plot for Damjadiid to find states it can rule? niyoow walahi they are desperate. i am telling you this central state sham will not go anywhere. be realister my Malistar boy.

always wishing others people to fail you little hypocrite your buntland is the fake sham exregion , eat ur desert for this is the end. Welcome mudug iyo galgadud peace and prosperity .

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Midawga ama si raaca mudug iyo galgaduud waxay la mid tahay ninkii 99’ka dilay, oo lays weydiiyay in towbaddu u furan tahay iyo in kale,hadaayaddu waa awoodda alle, balse ninkii isu soo sharaxa madaxtinamada labadaa gobol waa inuu la yimaadaa karfan uu xalaal kusoo iibsaday,waana waxa ugu fiican oo naftiisa u qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this