Sign in to follow this  
Axmed1508736699

SFG tells Siilaanyo, u dont decide who we pick

Recommended Posts

Maamulka SNM told "u dont decide who is in our side of the talks". You dont represent the clans of Maamulka Awdal and Maamulka Khatumo

You present only the somalidiids of the middle clan. You cant represent somalidoons from middle clan, u cant represent somalidoons from regional states awdal and khatumo.

 

Dowladda Somalia oo Qabsoomid la’aanta Shirka Turkiga ku eedeysay Wafdiga Somaliland

0 0 Google +0 0

 

 

Isniin, Maarso 02, 2015 (HOL) — Dowlada federaalka Somalia ayaa ku eedeysay wafdiga ku meletaya maamulka Somaliland Wadahadallada Turkiga ee Somalia iyo Somaliland u dhexeeya ay ku guul-darreysteen inay soo fariisto miiska wadahadalka, iyagoo lasoo baxay shuruurdo la xiriira dadka dhinaca Soomaaliya ku matalaya shirka.

 

Wafdiga ay dowladdu u dirtay inay uga qaybgalaan wadahadallada ayay ku sheegtay inay yihiin xubno damaanad buuxa ka qaba dowladda Somalia si ay wadahadallada Turkiga ugu matalaan.

 

“Laba dhinac oo wadahadlaya midkoodna xaq uma laha inuu midka kale u yeeriyo cidda ay tahay inay metesho. Arrintaasi waxay xad-gudub ku tahay heshiisyadii hore loo gaaray iyo hab-dhaqanka caalamiga ah ee wada-xaajoodka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Somalia.

 

Sidoo kale, dowladda Somalia ayaa sheegtay in wafdiga Soalia oo shirka la yimid niyad-wanaag iyo Soomaalinnimo, ay shuruudo ku xireen Somaliland, waxaana dowladdu ay sheegtay in ergada Somaliland ay kaligeed mas’uul ka tahay inuu qabsoomi waayo shirkani.

 

“Dowladda federaalka Somalia mar walba waxay u taagan tahay midnimada Soomaaliya waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay wadahadal aanay shuruud ku xirnayn oo dan u ah midnimada iyo horumarinta shacabka Soomaaliyeed oo si fool-ka-fool la isugu soo hor-fariisto,” ayaa lagu yiri warka dowladdu ay soo saartay.

 

Ugu dambeyn, wafdiga dowladda Soomaaliya uga qayb-galaya shirka wuxuu dib ugu soo laabanayaa Somalia si uu wadatashi ula sameeyo madaxda sare ee Qaranka iyo dhinacyada ay sida tooska u quseeyo wadahadalladan.

 

Si kastaba ha ahaatee, dowladda Somalia ayaa uga mahadcelisay dowladda Turkiga marti-gelinta labada wafdi iyo dhiirri-gelinta wadahadallada labada dhinac u dhexeeya.

 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Mar/wararka_maanta2-90434.htm#sthash.3GzMakLB.dpuf

 

 

Maamulka Somalidiids gets the blame if the talks fail hehe, meanwhile we arm mujahid wabar, we recognize his maamul just like we recognized maamulka khatumo. Now the world sees this is a disgruntled minority middle clan that wants secession, all the other somalis in waqooyi galbeed wants Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axmad, sxb, nimankaan idinkaa iimaanka ka soo riday.

 

Wadahadaladii hore waxaa loo soo diri jiray Damjadiid oo wakhti dhumis iyo cantrabaqashka si fiican u yaqaana, Laakin hada habrihii waa yaaban yihiin :D

 

Waxay is wada leeyihiin, " JOW! WAAR DEE XAGEE SALAADU ISKA QABSAN LA'DAHAY?!" Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tillamook, iam sorry for somalidiids if they think they get from us recognition loll. We make them waste time, while same time maamulada khatumo and awdal becomes stronger hehe

 

 

Wallahi, if SFG gives in to Somaliland. I will blame cumar buurane, because i know puntlanders are afraid to say no to somalidiids. However, we always say no to somalidiids, and we dont really give a damn what they say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The Walawayn federal government refused to remove our wanted fugitives from its team and Somaliland simply pulled out of what was anyway useless talks. I wish the koonfurians could refund our airline tickets to Turkey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Suldanka and Tallabo are the great defenders of SNM regime at any cost. this was a blow niyoow and Siilaanyo let his somalilanders down by letting himself be humiliated by qoslaye. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this