Sign in to follow this  
Axmed1508736699

SNM: we walk away if we see snm apostates in the meeting

Recommended Posts

BIIXI: Shirka waan ka baxi haddii ay soo fariistaan Murtaddiinta(SNM apostates who left the religion called Ictiraafism) Somaliland ah

6 0 Google +0 0

 

 

Axad, Maarso 01, 2015 (HOL) — Wadahadallada dowladda Somalia iyo Somaliland ayaa maanta la filayaa inay ka furmaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kafdib markii ay gaareen dalkaas wufuud dhinacyada ka kala socota.

 

Labada wafdi ayaa xalay kuwada casheeyay hotelka ay deggen yihiin, iyadoo si rasmi ah maanta loo gudo-geli doono ajandayaasha wadahadallada labada geesood, kaasoo ka duwanaan doona kuwii hore.

 

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in wadahadalladan oo muddo soo socday, uu rajo weyn ka qabto in loo gudbo ka hadalka arrimaha masiiriga ah.

 

“Wadahadallada muddo ayay socdeen, midkii u dambeeysayna waxay ahayd 21-kii December sanadkii hore oo labada madaxweyne ay ku kulmeen dalka Jabuuti, halkaasoo ay ku kala saxiixdeen heshiis uu qodob ka mid ah ahaa in arrimaha masiiriga laga wada hadlo,” ayuu yiri Yoonis.

 

Sidoo kale, Biixi ayaa sheegay inaanay aqbali doonin in xubnaha kasoo jeeda Somaliland ee ka tirsan dowladda Somalia ay shirka soo fariistaan, isagoo tilmaamay in haddii ay taasi dhacdo ay shirka ka baxayaan.

 

“Marna ogolaan mayno in dad reer Somaliland ah ay shirka soo fariistaan, iyagoo matalaya dowladda Soomaaliya,” ayuu mar kale yiri Biixi oo intaa ku daray in dhinacyada ay la hadlayaan ay yihiin Koofur oo keliya, balse aysan la hadli doonin dad deegaankooda kasoo jeeda.

 

Ugu dambeyn, wafdiga Soomaaliya u matalaya wadahadallada ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, C/raxmaan Odawaa, iyadoo ay xubno ka yihiin wafdiga wasiirada warfaafinta Maareeye, wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Cali Jaamac Jengeli, Saciid Qoorshee iyo xubno kale.

 

Si kastaba ha ahaatee, lama oga waxyaabaha kasoo bixi kara wadahadalkan maanta furmaya, iyadoo durba Somaliland ay ka afeefanayso in shirka laga soo qayb-geliyo xubno kasoo jeeda deegaannadooda.

 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Mar/wararka_maanta1-90412.htm#sthash.SBEv5E8X.dpuf

 

 

 

More reason for the SFG to put in SNM apostates from Burco and Hargeisa in the talks. Let this talks collapse!

Every apostate that leaves ictiraafism must attend the meeting.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow, Siilaanyo's SNM gang has become the laughing stock on the internet. They are crying "we don't want our people, we want HAG, we want HAG'. lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Why should the Federal Government not use it's broad representation in these meetings. As far as the Federal Government is concerned, The Territories between Raas Caseyr and Raaskambooni are all it's territories and therefore all that live in it are it's people. If SL wants to bring people from mars to represent their crazy secession views, that is their problem!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey,

 

If that was the case, what is the point of the talks? The Mogadishu government could conference with those that originated from Somaliland in the TFG and call it a day. Everybody should be happy. :D

 

Far from it, Somaliland is correct in its stand. Somaliland will have their own separate talks with those disgruntled individuals with the aim of bringing them back to their home land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

And just as you said, The Federal government is having talks with it's disgruntled administration in the north to bring them in line with the rest of the admins in the country

Share this post


Link to post
Share on other sites

Again, if such is the case, then those disgruntled Somaliland individuals should be drinking casiir in Lido beach with their legs crossed enjoying the Indian ocean scenic views. And let their pay master do the talking in Turkey? They already been won.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

<cite>
said:</cite>

Again, if such is the case, then those disgruntled Somaliland individuals should be drinking casiir in Lido beach with their legs crossed enjoying the Indian ocean scenic views. And let their pay master do the talking in Turkey? They already been won.

 

They have been drinking casiir for long in THEIR country, and now, they have gone to make sure the rest of those misled by the likes of Senile silaanyo are also told of the good news

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dad waqooyiga kasoo jeeda kala xisaabtami mayno masiirka snm wuu ku khaldan yahay aragtidayda waxaa loo baahnaa intuusan saxaafadda la hadlin inuu la tashi badan sameeyo khaasatan intaanu qaadku soo dhicin

Reer keebuu doonaya inuu kala hadlo masiirkiisa? Haduu diiday dad soomaali ah oo dawlad soomaaliyeed matalaya

 

 

wax laga wada hadlaaba meesha ma yaalaan aqoonsigu wuxuu ku jiraa qalbigga soomaaliga dhabtaa, kan dhalanteedkuna gaal in la dhunkado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

And just as you said, The Federal government is having talks with it's disgruntled administration in the north to bring them in line with the rest of the admins in the country

 

 

:D Nice one odey

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

And when I said, "the hapless secessionists are delusional", some took it as a pejorative...

 

Hehehe
:D

 

They interpret the crazy border drawing of white slaveowners as "Divinely Inspired Border". The secessionists have no shame. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this