Sign in to follow this  
Axmed1508736699

Useless Talks between SFG and Maamulka SNM starts tomorrow

Recommended Posts

Wadahadaladii Soomaliya iyo Somaliland oo berri ka furmaya magaalada Istanbul

by mahad | Wednesday, Feb 25, 2015 | 1841 views

 

 

 

 

Wadahadalii u dhexeeyay Dowladda Federalka Somaaliya iyo Maamulka Somaaliland ayaa lagu wadaa in berri oo ah Khamiis ay dib ugaga bilowdaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

 

Kulankan ayaa waxaa uu yahay mid labada dhinac ay ku sii ambaqaadayaan qodobadii lagu heshiiyay kulankii ka dhacay dalka Jabuuti dhamaadkii sanadkii aynu ka soo gudubnay.

 

Dhamaadkii sanadkii aynu ka soo gudubnay ayaa kulna ka dhacay dalka Jabuuti waxa ay labada dhinac oggolaadeen in kulan kale ay ku yeeshaan dalka Turkiga.

 

Hase ahaatee kulankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo khilaaf xoog leh uu ka dhex jiro madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland C/maan Maxamed Cabdullaahi iyo weliba dhowr maalmood kadib markii uu booqashada ku yimid magaalada Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuti Ismacil Cumar Geelle.

 

Si kasta ha ahaatee labada maamul ayaan weli ka hadlin kulanka ka dhacaya dalka Turkiga waxyaabaha loogaga hadli doono. Hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in kulankan loogaga hadli doono qodobadii hore labada dhinac ay iskula gaareen magaalada Jabuuti,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this