Sign in to follow this  
MZanzi

Maxaa nimanka somalida kuligood luga bastada ah uyelay iyo calosha dher?

Recommended Posts

MZanzi   

Wa yabay anigee maxaa wiilashaane helay o kuligood skiny kawada dhigay maxaase kucaawin karnaa oo jiroos ama labo lafood uga dhigi karnaa .

aniga ahaan waxaan dhihi lahaa iska daya bastada iyo bariska iyo canjeloda aad cuneysaan iska daya oo wax nafaqo leh oo buritiin leh cuna si aad luga bastada ah wada lehe alla midkoo malin iga hor imaday markaan xasuustoba waa iska naxaa war asaga dhan ilko dhaareer intuu leyahay oo luga malariyo leftay leyahay oo ladherahay oo dhuxul u egyahay alla ninku foolxumaa kas hadad ila arki laheydeen waaba ku qarwi laheyden anyz wilasha allow u kalmee oo ayaga dhan jiroos kadhig nin markii hag lasiyo lafihiisa aad gareysid waba dhibe..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol hibo.kkkkkkkkkkk,what can i say,you made 23 points ama qodob ,qodobka ugu weyn aad sheegtay waxaa weeyaan inaan anaga dhanba luga baasto leenahay sidii jilaca ama wariiriga yaryarka amaba kudkudaha yaruuraca ah

 

hibo walaal baasta iyo bariis kali ma ahan,anagu haddaan cunta kasta cunno qalliirnimada way na daba taalaa,ee sheekada baasta iyo bariis ma ahan ee billa calayk maxaad ku buurnaateen :D

 

waayaabee,bal gabdhooy anaga nala gartayee idinku bal waxaad ku buurnaateen noo sheega o daba iyo dacal ooga cayisheen,kor iyo hoos,maqaar iyo lafo,lafaha niikada iyo canbuulo mareenka,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

 

Hibo maxaan ku dhahaa, waxaad noo sheegtay in aadan maskax fiican laheyn,oo quruxda sida aad u arakto ay tahey nin Xoog leh, oo midabkiisu casaan yahey oo Kor kuu bootin kara,LoL, walaashiis , Respect beauty is in the eyes of the beholder. if u think all somali Men are like then, then you are wrong and you need to come and check me out, even thoght i am taken but there are millions who are and can match whatever u are looking,so plz don't dish the man you are telling us , you saw him, who knows he might be your dream man, and i pray for you to get married for that man,and be his future wife.LoL

 

c/salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

nuune lool

Maxaa kusheegaa hee anaga waba iska naahy anagoo rabin cajil iyo wax kalle aba iska helnaa lakiin dhibatada ma badsano bariska iyo bastada lol!1

iska yareeya too muc waye wixine somaliada qabdhahooda adunka wax ka qurxoon lama shegin lama arkin ee bal sifiican u eg oo kuwa buur buuran kalexo ahaha,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Huuh

zakariye mela yad iga dhacday hadadba igu tiri aadbad u caqli yartahay anyz aniga ayaa iska xal mariyay lakiin waxan meesha ku soo shegay wa runtay allow yaa ku arko ilko dher iyo bidar baa tageysaye intasna waa iga kaftan ,,waraa mide kalle ha i habaarin uuf caleyk midkaas intaan gursan lahaa waxa dhanto anigoo ruuba raqdoy iska noqdo oo wilyar gursada ama nin la aan noqda ilahay kas dhan iga mari

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam

 

i agree with Zakariye maxaa yeelay wiilasha oo idil lu baasto malaha runta hadii la shhego meeqo gabadh uu 11 leh aan arkaa every freeking day, waan ogalahay we all somali cajeelo plus saliid ku soo wada kornay laakiin wiilasha yaanan lagu ceyn caato iyo luga baasto.yaysan ku sirin gaaloos feera weyn somali maskiin lala mid dhigaa ,,, runta maala sheego westernize counteries dadka wey dhumiyeen,,,, wh don't you stick who u're muruq iyo xabad somali malagu aqoonee......

p.s did i ofended you even if i did sorry didn't meant to,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

Ala inantan iyo somali men, naa bal ukaadi waa maxay lugo baastadan aad sheegi, war anagaa wax aragnay, wali tanookale ma arag, yaab, war ilaahey maxadii hadii ilaahey kusiiyey rag wadno libaax leh oo hadana dhuubdhuuban, waayo labado lafood aad raadin waa lafahii pakistaniga, waad na ogtahay pakistanta waxey dumarkooda kusameeyaan, dil iyo dhagaha ey kajaraan, indhaha kasootuuraan, adigu ma sidaa bad dooni, kuma fahmin, ragan ilaahey kusiiyey oo meelna ka ad adag haduu gacanta kugu taago na aad iska dhicin kartid miyaad diidantahay, inkastoo somalida ragooda dumarka dilidooda ama xumeytooda eynen kudag dagin, iskana ilaaliyaan, waayo dumar waa amaano ilaahey raga qoorta usaaray, somali ahaana rageena amaanadaa wey ilaaliyaan.... ee naga daa dhibka yaanan awoowgaa lagub ku oran .... peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Hada ka hor gabar ka dhalatay reer boqor kahaa wadan waxay maalin aragtay dadkii magaalada joogay oo banaanbax sameynaya Rooti la'aan darteed. Markasay tiri dadkaan haday Rooti waayeen maxay cake u cuni waayeen LOL.

 

 

Marka midaan Waa islaan markay caloosheeda kusoo hubsatay cuntadii loogu talo galay nimanka iska daac-daacsaneysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Legend of zu jokes maahan inaad qososho kaliyah jokes wax kastaa noqon karo ,,waxay ilatahay isku si beynu jokes u kaseyn anyzz

 

imperial lady aniga wax iga sheeg kuma oro mesha rayigaaga kadhiibo ama iska iskala aamu warkaga .

 

og moti aniga kuma oron waxaan rabaa nin ajinabi ah ee waxan idin weydiiyay maxaa wiilasheeni daray oo kuligood malaaariyada leefsiiyay "caatada kawada dhigay" mida kale somaliada ayaa ugu xunba intii aan sheko kumaqlay ama aan arkay kuwo naagahooda qiyamayo

ama dilaayaan ayadoon waxba ka sameyn marka maba oron kartid nimanka somalida ah ayaa nagaha ixtiraamo badankood intay marka hore gabarta dhahaan kaligaa ayaan ku qabeynaa ayay markay waxyar sheebkoda ku arkaan mid kale kadabo keenan may marka hore iska dhahaan kaligaa kafayo matihid anyz nimanka ajinabiga ah ayaa naga wato ee anagaa iska kiin qaadaneyne adna haisku keen xayeyseen oo somali nimankoda ha ifaanin,,,,,,allow wiilashena qeyr sii aamiiiin....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this