Sign in to follow this  
Macalin

**Jaad,Marqaan and 2 Guys**

Recommended Posts

Macalin   

This Joke i was told by a FREIND...it was funny to me and i would love to share with Yalls....its good in somali and my somali isnt the best but i will try inaa isku dhax qaso both somali & English better known as 'SOMENG'..ok

 

2 guys were marqaamering somewhere in europe sidee umarqaamayeen for like 2 days ee qolka uga jireen ayaa jaadki kadhamaaday and was like war jamac soo bax and lets find some more jaad and magalada aan xoogaha bal aan kusoo jiireena,,ok uu yiri sxbkiis waaba ubaahanay inaa lugaha kala bixiyo ee nakeen.

 

Bas sidee usocdeen (one was infront of the other) ayuu kii dambee soo orday sxbkiis oo kahoree, ayuu intuu soo orday ayuu futudii sxbkiis SCRATCH garee!(lol)...UU sxbkiis booday maahee uu dhahay 'war MAXAAD KARABTAA FUTUDEEYDA?', saqajanyahow saqajanka kala jirin?...ayuu xariifki kala intuu qoslay ayuu ku iri sxbkis:

,'

SAXIB iga raali NOQO ,anee FUTUDA i CUNCUNATAY and waxaa umalee inaa futudeeyda aa SCRATCH GAREENAYE ileen Taada ayaan SCRATCH GAREE!' ...

 

I hope i made some sense..lol so ppl stay away from JAAD

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol lakkad marqaan daraadiis uu baxarkaas u galay,hargeisa ay aheed,xariifkoo aa marqaan ma hanee khaatabillaahi uu taagnaa,xaafadiisa buskii loo raacayay muuna raacin,wuxuu ku dhacay bus kii itoobiya aadaayay,xariifkan asagoo jigjiga jooga luu is arkay,marqaankii kii markuu ka baxay buu yiri:"kaw,naw iyo weger,anagaa wax aragnay,oo xaafaddanna magaceed",lacag keen aa lagu yiri,markaasuu 500 oo shiling dhiibay,waxaa laga rabay 500kun shiling somali ah,markaasuu yiri dee qaata ama ha qaadanina anigu xaafadeeda ayaan u socday idinka ayaa i keenay dhul aan aqoonin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

LOL..LOL...Lakad guudh wan sxb......Waryaa NUUNE, that was U saw maaha? Hadda ayey kugu soo dhacdey markii dhaweyd Hargaisa Aadey...LOL :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haaruun,haa sxb,indhaheega ayaanban ku arkay ninkaas markuu soo laabtay ka bacdi,kaaga daranka,ninkan,everytime he marqaamed,he always do some strange stuffs

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Haarunka/Filsa/Nuuna/Yasima Thnx

 

The credit shouldnt Go to me ani waa laii sheege lee

 

Marqaan is Wicked---Nuune Ninkaas must be Nin Xariif Ah..walle..aduunkaan intuu kadhacay?..lol

 

Calaa Kuti xaal meesha boring waaye ayamahan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol lakkad,boring leed sheegtaa afar iyo kontonka saac,waryaa discoo maka furnaa SomaliaOnline,niiko iyo jees club aan ka dhigeenaa meesha taas oon oogu tala galay in ay cunto boringka lol,waraa bax you are boring wallaahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

SAXIB iga raali NOQO ,anee FUTUDA i CUNCUNATAY and waxaa umalee inaa futudeeyda aa SCRATCH GAREENAYE ileen Taada ayaan SCRATCH GAREE!' ...

 

lool jaadka dhibka uu leeyahay lee waye mahan wax kalle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this