Sign in to follow this  
nuune

Somali Sex Stories

Recommended Posts

nuune   

for me,these somali sex stories are totally x-rated,so if ye find it some explosives,don't mind it,just read them,waa tanaa sheekada saan ay u dhacday,

 

bari baa waxay koox dhalinyaro ah go'aan sadeen inay mucjiso sameeyaan,waxaa lagu kulmay barxad ween oo magaalada ka baxsan,dhallinyaradii waxay go'aansadeen inuu mid kasta is xabaalo,way tabaabushteen oo waxa ay ku badbaadi lahaayeen oo dhan waa u diyaar sida oxygenka neefta siiya,way is xabaaleen kuligood si jiif jiif ah oo qadaad qadaad ah,marka ay is wada xabaaleen ayaa god(hog) yar la banneeyay oo ku kasta oo dhallinyarada ka mid ah waxa uu kor usoo taagay oo banneeyay bahalkiisa,meesha waa barxad,wax la arkayo oo qof baa meesha ku xabaalan la oran maayo illaa bahaladan taag-taagan mooyee,meesha waxaa u dhaweed meela ay gabdhaha ku raacaan ariga,gabar baa xoogaa soo yara socotay markaasay aragtay bahalkan ninka ah oo kaligiis meesha kasoo taagan kaaga daranka dhaaranaayo sidii xiin faniin,markaaseey inteey kuwii kale iska fiirissay bay ku fadhiisatay,kor intey u qeelissay bay tiraahday Alla waa SUG(gadaal u akhri) dhuleed Alla waa SUG(read backword) dhuleed,gabdhihii kaloo dhan ayaa soo wada yaacay tu kasta ayadoo raadinayso SUG dhuleed,tu kasta SUG dhuleed bay heshay,dhallinyaradii wiilasha habeen baa usoo galay ayagoo tabcaan ah,dhimanayo sakaraatul mowt ah ayey habeenimadii iska soo qufeen bacaadkii,waa inoo galab danbe aa laisku ballansaday,xarfaaniintaan saas ay ku qaraaban jireen. if ye don't get what SUG means,sorry i can't help,more stories 2 follow with similar patterns

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^yeah it does actually,here is a few more stories,

 

 

ninbaa sheekh owliyo ah iska dhigay,duur cidlo waaye,laba baaldi oo caano ah ayuu meel geedo agtooda ku qariyay,meesha waa waddo ay maraan naagaha caanooleeda oo magaalooyinka caanaha kasoo iibsado,mid buu damcay inuu warsado in ay caano bilaasha uu cabbo ay siiso,markaaseey tiri,maandhoow lacag ma heesataa,markaasuu yiri mayya maskiin Alle ayaan ahay,ayadana waxay tiri maskiiin Ilaahay baan anigaba ahay oo dhiishan kaliya maalin kasta soo iibsato,markaaseey diiday,markaasuu duca jacburis ah akhriyay mina samaa'i ilaahoow caana baaldi ah futuq kasoo sii hirig ilaahoow aamiin,islaantii way yaabtay ninkan caanaha baaldiga ilaah ka codsanayo,markaasuu islaantii u yeeray ayuu ku yiri,"kaalay islaanyahay geedkan hoostiisa fiiri,baaldi caano ayaa yaalo,markaaseey yaabtay,alla waa Awliyo Alle,"maxaa kale hee ood rabtaa aan kuu duceeyee" ayuu yiri,ayada caanaha ay aad u jecleed,markaaseey tiri baaldi kale bal iigu ducee,markaasuu wixii akhriyay,then wuu u yeeray kaalay arag baaldigii kalood codsatay waa kanaa,markaasuu yiri,maxaad kalood rabtaa,markaaseey tiri,"adiga ayaan ku rabaa" ,waa ikanaa kulahaa hadaba diyaar aan ahay kaalay aan is bug dhawnee,markii bay dharka iska dhigtay muluq asna intuu rabay waaaye,qadha ayuu ka saaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

laba gabdhood ayaa wax eega waayay yacni wax shukaansadaba way waayeen,maalintii danbe waxay go'aansadeen inay muruq iyo xoog isticmaalaan,habeen aa soo galay,waxay ku ballameen wadda ay wiilasha ku ciyaari jireen,wadadii bay siriq iyo wax dadka socda dabra wada sureen oo ka buuxiyeen,labadii gabdhood meel ay ku gabanayaan,wiilkii ugu horreeyay aa soo maray markaasuu dabinka ku dhacay,qadaad qadaad buu u dhacay asagoo wada xarka miiran oo dhaq-dhaqaaq laheen,labadii gabdhood wiilkii bay ku soo ordeen,waa lagu heshiin waayay,anaa wiilkan iska leh iyo anaa xarkaha meesha dhigay oo kaartada dhanba lahaa,tii kalaa tiri,"okeeey xarash iyo madax mid qaado",wiilkii waa yaalaa dhulka,tii xarashka aa reessay markaaseey tiri, "nasiibkaa usheeg,bax naga tag aan kaa baashaalee",

tii madaxa dooratay aa tiri "reerkayga ayaa sidan u nasiib xun waa iga heshay wallaahi bal maxaan xarash u dooran waayay waaban rabay inaan dhaho xarash afkiibaa iga xaday" labadan saan ay habeen kasta quud ku heli jireen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

nuune midii hore maba kasheekeyn karo s*** kuheysay lakin mida danbe oo ah wadadka waa yableh ,,mide kalle oo gabdhaha ah waaba sir fiican lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this