Sign in to follow this  
ooyaaye

Related the joke that Miskiin Macruuf has been told US... Maxaa ka soo baratay Dibada

Recommended Posts

ooyaaye   

Ila qosola saaxibayaaaaal yaana la ila ooyin yaah...

 

Wadaaygoo aa dibada loo dirsay inuu wax soo barto. waxuu ku maqnaay mudo lagu qayaasay 15 sano. waxuu soo bartay Business(Dhaqaale)..

 

waxuu ku soo laabtay dalkii markuu soo qaatay shahaadadiisii..

 

malintii danbe ayuu waxuu salaan igu tagay oday oweewgiis oo xili hore igu danbeesay..

 

Odaygii: haye maandhoow Illahay ma kunabkeenay mana kugu nabadyeelay dhulka gaalada?

 

Wiilkii: Haa oweewe Alhamdulilaah...

 

Odaygii: mal maxaa ku heesay meeshii maxaase soo baratay ??

 

Wiilkii: oweewe waxaan soo bartay Business(dhaqaale)

 

Odaygii: mandhoow Business maxuu ahaay?

 

Wiilkii: dhaqaale waaye oweewe..

 

Odaygii: Istaqfurulaah maandhoow yaan xoolihiisa dhaqaaleesankarin hee ma halahaas aa la maqneed ilaa iyo waagii.. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this