Sign in to follow this  
Mooge

Prime Minister starts his new job with a visit to Army bases to boost morale

Recommended Posts

Mooge   

RW. DFS oo kormeeray Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Isbitaalka Ciidamadda Xoogga Dalka

 

December 28, 2014 2:14 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana kormeerka ku weheliyey Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kuxigeenadiisa iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga S/G Daahir Aaden Cilmi, waxana uu ugu horreyn booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, halkaasoo uu kula kulmay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka, isagoo sidoo kalena kormeeray qeybaha Wasaaraddu ka kooban tahay iyo Isbitaalka Xoogga.

 

Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed, S/G Daahir Aaden Cilmi, oo ugu horreyn kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyey R/Wasaaraha cusub booqashadiisii ugu horreeyey in uu ku yimaado wasaaradda gaashaandhigga, isagoo tilmaamay in taliska ciidanka xoogga uu ku howlan yaha dib u dhiska ciidamadda, taas oo hadda meel wanaagsan maraysa.

 

” Waxaan kala shaandhaynay saraakiisha ciidamadda, 3000 oo saraakiil iyo dabley ah ayaa shaqada laga fariisiyey, kadib markii la ogaaday in aysan kasoo bixi karin howsha qaran” ayuu yiri Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka S/G Daahir Aaden.

 

Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay mudadii uu joogay Wasaaradda in isbadal muuqda la sameeyay isla markaana dib loosoo ceshay kaalintii bulshada, iyagoo kusoo biireen ciidamadda XDS aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka qeyb gala shirarka caalamka ee looga hadlayo dib-u-dhiska ciidamadda.

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, oo kulanka soo xiray ayaa ayaa ku ammaanay saraakiisha ciidanka xoogga sida ay ugu soo dhabar-adeygeen difaaca qaranka, iyada oo aaney jirin xaquuq iyo daryeel dhamaystiran, wuxuna kula dar-daarmay ciidanka inay waajibaadka qaran ee dalka iyo dadka ka saran si wanaagsan ugutaan.

 

“Waxaan idin ku ammaanayaa sida aad naftiina ugu hurteen bad baadinta difaaca iyo badbaadinta dalka, waxaana tihiin geesiyaal qaran, ummadda Soomaaliyeedna idinma ilaawi doonto” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay saraakiisha ciidanka Xoogga, isaga oo dhanka kale u balan qaaday in Xukuumada uu soo dhisayo ay xoogga saari doonto joogteynta mushaaraadka, tayeynta iyo qalabeynta ciidanka Soomaaliyeed.

 

Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqday Isbitaalka Xoogga, waxaana taliyaha ciidanka xoogga S/G. Daahir Aadan Cilmi uu goobta ku siiyay warbixino la xariira qaabka uu u shaqeeyo Isbitaalka iyo sida loogu baahan yahay in kor loogu qaado tayada Isbitaalka. Wuxuuna xusay in dadka ka shaqeeya ay qabaan tababaro tayo sare leh oo ay siiyeen Saraakiil Soomaaliyeed.

 

puntlandpost

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

some of these troops have not been paid for months. it is good CCC is focusing on the fight against the terrorists and boosting the moral of the army.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Clevah   

Woow here we go with that BAQBQLAND kumbaaye again now the savior of somalia has arrived because he is my clansman and the SAVIOR OF THE LAND AND THE PEOPEL loooooll Subhana' Allah Somali ilaahay baa u maqan Alla ragaan maxay fannen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lol@ my qoslaye friends having sleepless nights. you haven't all been feeling well lately. this is politics boys. I know you are all sad because a Puntlander will keep qoslaye in check, but for once in your life, look at the bigger picture niyoow. qoslaye is corrupt, incompetant and supports terrorists behind the scenes. Mooge supports anyone who is going to keep qoslaye in check niyoow. I supported Yuulka when started to put qoslaye in his place.

 

qabyalad iyo nacaybka joojiya. Puntlanders are Somalis too you nationalists. loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Kkkkkkk u are again govt supporter because of nutty professor?

 

 

Wallahi clannism is deadly.

Niyoow why can u not support somali for once without being clanist
:D

 

 

 

 

 

 

<cite>
said:</cite>

Woow here we go with that BAQBQLAND kumbaaye again now the savior of somalia has arrived because he is my clansman and the SAVIOR OF THE LAND AND THE PEOPEL loooooll Subhana' Allah Somali ilaahay baa u maqan Alla ragaan maxay fannen.

 

 

 

SOOOOO TRUE, we have seen the true colors of certain entity numerous times. Its ''it's only a gov't when we are in the seat''.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this