Sign in to follow this  
Mooge

DEG DEG: Dagaal qaraar oo goor dhaw ka dhex qarxay Puntland iyo Gal-mudug

Recommended Posts

Mooge   

DEG DEG: Dagaal qaraar oo goor dhaw ka dhex qarxay Puntland iyo Gal-mudug kad…

December 24, 2014

WAAJIDPRESS- 24 Dec 2014:

 

Wararka Laga Helayo Deegaanaka Saaxo ee gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu Goordhow ka Billawday dagaal u Dhaxeeya Ciidamo ka kala tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland , kaa oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac isugu jira.

 

Dagaalkaan ayaa ka Socda deegaanka Saaxo oo ka mid ah Deegaanada Hoostaga Gobalka Mudug, waxaana la sheegayaa in Labada dhinac ay Rasaas Xoogan isku Adeegsanayaan.

 

Inta la Xaqiijiyay waxaa Halkaasi ku dhinay 3 qof, oo Dadkii Dagaallamay ah, Waxaana ku Dhaawacmay Laba kale sida ay inoo Sheegeen dad ku dhaw Halkaasi.

 

Sababta Dagaalka ayaa la sheegayaa in ay Daba socoto sida loo Maamulayo Deegaanka Saaxo oo Horay ay u Joogtay Galmudug, Balse Dhowaan ay sheegatay Maamulkiisa Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Saaxo is the new Puntland district populated by people of Gedo from Siyad Bare's clan. It used to be Galgaduud region but this clan decided to join Puntland and Puntland expansion reached all the way Galgaduud.

 

Galmudug will be completely overun if they don't behave. They are not allowed to attach Saaxo now. Saaxo is part of Puntland. Any other time, this would have been seen as clan dispute, but this time it is an attach against Puntland.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Maleeshiyaad ka socda maamulka Galmudug ayaa xalay iyo subaxnimadii Arbacada weerar ku qaaday degmada Saaxo ee gobalka Mudug.

 

ADVERTISEMENTS

 

Deegaanka Saaxo oo ay xukuumada Puntland horey u aqoonsatay degmo ayaa waxaa ansixiyey Baarlamaanka Puntland todobaadkan. Waxaana halkaasi ka socday mashaariic horumarinta biyaha.

 

Maleeshiyaad ka socda Galmudug oo ka kala yimid Koonfurta Gaalkacyo iyo Gelinsoor ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen goob laga waday dhismo Ceel biyo oo loo sameenayey degmada Saaxo.

 

Dagaalkii xalay iyo Saaka ayaa ahaa mid ay ka qeyb qaateen gaadiidka dagaalka oo ay wataan ciidamo ka amar qaata hogaamiyaha Galmudug Col.Cabdi Qeybdiid.

 

Xiisadan ayaa kusoo beegmaysa xili uu Col.Cabdi Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynaha maamulka Gobala Dhexe ee Soomaaliya, wuxuuna xiligan Cabdi Qeybdiid uu safaro ku marayaa goobo kamid ah koonfurta Mudug.

 

Khasaaraha dagaalka ka dhashay ayaa la sheegayaa inay ka badan yihiin 20 ruux oo ay ku jiraan dad badan oo rayid ah oo kamid ahaa shacabkii Saaxo oo ay rasaasta waaweyn gaartay.

 

Deegaanka Saaxo ayaa horey waxaa dagaalo ugu dhexmaray maleeshiyaad kasoo jeeda koonfurta Mudug iyo dadka deegaanka ku dhaqan oo u badan beesha Mareexaan Sade Daarood.

 

Xukuumada Puntland ayaa weli war kasoo saarin dagaalka ka socda Saaxo oo noqonaya dagaalkii ugu xooga badnaa oo ka dhaca degmada ugu da’ada yar degmooyinka Puntland.

 

Wixii war ah oo arrintan kusoo kordha gadaal baan idiinka soo gudbin doonaa haduu eebo idmo.

 

Abdirisak Shino

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Puntland plan is to start with Saaxo, and then Cabudwaaq and after that Balanbale. Basically take the borders of Puntland right next to Hiiraan. Anything that stands in the way of this must be opposed. This attack has permanently damaged the legitmacy of the so called "central state", and it means that it has lost any support it had among the people of west Mudug and west Galgadud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

The Puntland plan is to start with Saaxo, and then Cabudwaaq and after that Balanbale. Basically take the borders of Puntland right next to Hiiraan. Anything that stands in the way of this must be opposed. This attack has permanently damaged the legitmacy of the so called "central state", and it means that it has lost any support it had among the people of west Mudug and west Galgadud.

 

I see. But would Puntland annexing all that territories be tolerated? And are the people of Cabudwaq wanting to join Puntland?

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

The Puntland plan is to start with Saaxo, and then Cabudwaaq and after that Balanbale. Basically take the borders of Puntland right next to Hiiraan. Anything that stands in the way of this must be opposed. This attack has permanently damaged the legitmacy of the so called "central state", and it means that it has lost any support it had among the people of west Mudug and west Galgadud.

 

 

Centre state is reality nothing Puntland can do about it the process is in last stage, Centre state is well Armed and united Puntland should not waste their small resource on war to stop centre State .

 

 

Galmudug militias teach Pirate lesson Nothing Has change since 90s HG have veto power centre State lets keep peace ans sustain stability ....

 

 

 

Dhegayso: dagaal ka qarxay Saaxo, una dhexeeya ciidanka P/land & Galmudug & Puntland oo sheegtay in 20 uga dhinteen

 

 

Dec 24, 2014 - 179 Aragtiyood

Saaxo (Kalshaale) Dagagaal Aaad u Xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada kala taabacsan Puntland iyo Galmudug ayaa ka dacay deegaanka Saaxo ee Gobalka Mudug.

 

Dagaalka waxuu ka dhashay Ceelbiyood halkaasi maamulka Puntland ay sheegeen inay uga qodayaan dadka ku dhaqan Tuulada Saaxo oo dhawaan maamulka Puntland u aqoonsadeen degmo ka tirsan Maamulkooda.

 

Gudoomiyaha degmadadaasi Ugu magacaaban maamulka Puntland ayaa wuxuu sheegay inay Dagaalka maanta Dhankooda uga dhinteen 20 Ruux dhaawac badana uu jiro, Wuxuuna sidoo kale sheegay gaadiid dagaal oo ay kala gubeen labada dhinac.

 

HALKAN KA DHEGAYSO DAGAALKA & WARAYSIGA GUDOOMIYAHA

Tuulada la isku haysto ee Saaxo waxaa degan beesha Wagardhac mareexaan. dhinacyada dirirtu u dhaxeeysa ayaa waxaa soo gaarayaa gurmadyo.

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Redpanther, are you the same guy from Somalinet? did you boycott too??

 

<cite>
said:</cite>

I see. But would Puntland annexing all that territories be tolerated? And are the people of Cabudwaq wanting to join Puntland?

 

The people in Cabudwaaq would rather join a civilized adminstration instead of one lead by a bloodthirsty warlord i.e Qebydiid. Do you know that he announced his candidacy for president of "Central State" today??

laughing

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Did Puntland make an official statement on the fighting? If 20 people died, that is not a small fight. If the death number is real, this will turn into an all out war. I can't imagine Galmudug or Puntland letting things go after losing twenty soldiers.

 

Let us pray for peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

The Puntland plan is to start with Saaxo, and then Cabudwaaq and after that Balanbale. Basically take the borders of Puntland right next to Hiiraan. Anything that stands in the way of this must be opposed. This attack has permanently damaged the legitmacy of the so called "central state", and it means that it has lost any support it had among the people of west Mudug and west Galgadud.

 

Kulan Lagu Taageerayay Maamulka Loo Sameynayo Gobolada Dhexe Oo Dedmada Balanbal Lagu QabtayK

Published on December 24, 2014 by Musdafe xuseen · No Comments · 365 views

kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada iyo qeybaha bulshada ee ku nool deegaankaasi, waxaana u jeedada kulan ay aheyd taageerada ay u hayaan maamulka dhowaan lagu wado in loo sameeyo gobolada Mudug iyo Galgaduud kaas oo hadda qaban qaabadiisu ah ka socoto degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

 

Waxgaradkii kulanka ka hadlay ayaa si isku mid ah u soo dhoweeyay maamulka loo sameyn doono gobolada Mudug iyo Galgaduud, waxaana ay sheegeen in dadka dega deegaanada Balanbale ay gacamo furan ku soo dhoweyn doonaan maamulkaasi.

 

Guddoomiyaha degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud C/rashiid Cabdullaahi Diini oo ugu dambeyntii kulanka soo xiray ayaa sheegay in ay u jeedada kulankan ay tahay in dadka ku nool Balanbale ay dareenkooda muujiyaan isla markaana soo dhoweeyaan maamulka dhowaan loo soo yegleeli doono gobolada Mudug iyo Galgaduud

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jalam   

PL needs to take action ASAP. The only thing these people know is how to attack people at night while they are asleep. PL will not tolerate this and it will take action in the coming days. You just can't force people to join you or take their land by force. To the dumb guy named MaliStar why are you making it seem like CS is some kind of super power lol they aren't.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

PL needs to take action ASAP. The only thing these people know is how to attack people at night while they are asleep. PL will not tolerate this and it will take action in the coming days. You just can't force people to join you or take their land by force. To the dumb guy named MaliStar why are you making it seem like CS is some kind of super power lol they aren't.

 

P/L oo mushahar la’aan laga cabanayo

Dec 25, 2014 - jawaab

 

 

Qaar kamid ah shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ka dhigay diba-bax ay kaga cabanayaan mushahar la’aan iyo imitixaan dowladu sheegtay in laga qaadi doono shaqaalaha dowladda.

Dibadbaxayaasha oo watey boorar ereyo dareenkooda ka cabirayaa ku qoran yihiin ayaa isugu soo ururay fagaaraha Barxadda, halkaasoo markii dambe ay warbaahinta kula hadleen.

Agaasimaha waaxda maamulka ee Wasaarada Qorsheynta Caduur Aadan Caduur oo ku hadlayey afka shaqaalaha ayaa sheegay in dowladu wado qorshe la doonayo in shaqada looga fariisiyo qaar kamid ah shaqaalaha dowladda oo muddo dheer soo shaqeynayey iyadoo marmarsiinyo laga dhiganayo imtixaan lagu hubinayo tayada iyo aqoonta shaqaalaha, waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Caduur ayaa dhanka kale sheegay in shaqaalaha dowladu dulman yihiin islamarkaana xuquuqdooda la siin isagoo ugu baaqay Madaxweyne Gaas inuu il gaar ah ku fiiriyo cabashada shaqaalaha.

Dibadbaxan oo ah kii ugu horreeyey ee noociisa ah wuxuu kusoo aadayaa xilli in badan oo kamid ah shaqaalaha dowladu muddo bilo ah wax mashaharaad ah qaadan.

Shaqaalaha hay’adaha garsoorka ayaa maalintii sideedaad shaqo joojin ku jira waxayna sheegeen inaysan shaqada soo geli doonin ilaa iyo inta xuquuqda ka maqan laga siinayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland needs financial bail out war will devastated Puntland state best solution is to live peacefully with your Neighbors ....

 

Centre state will form no doubt it's reality I don't understand why Puntlanders are against it ?

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this