Sign in to follow this  
Saalax

Incompetent Siilaanyo afraid to run for the elections

Recommended Posts

Saalax   

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimada Madaxweyne

 

 

Siilaanyo

 

 

 

Hargeysa(Ramaas)October-11-2014-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu go’aansaday inuu ka tanaasulo tartanka Madaxweynenimo ee doorashada soo socota ee 2015-ka. Madaxweynaha ayaa laba kulan oo uu ku qabtay Madaxtooyada ku soo bandhigay mawqifkiisan ah inuu ka tanaasulay tartanka Doorashada sanadka dambe haddii ay wakhtigeeda ku qabsoonto iyo haddii dib u dhac ku yimaadaba. -

 

 

Xogo kulamadaasi uu ka helay Wargeyska Geeska Africa ayaa sheegay in kulamada ay goob-joog ka ahaayeen Wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Madaxtooyada,Arimaha dibada,waxbarashada,Xildhibaano Madaxtooyada ku dhaw-dhaw iyo gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Madaxweynuhu halkasi ugu soo jeediyay Masuuliyiinta Xukumadda iyo Xisbiga Kulmiye in si hufan oo bilaa muran ah loo soo xulo Musharaxa Xisbiga Kulmiye uga qayb galaya Doorashada Madaxnimo ee soo socota.

 

 

Lama Oga sababta Madaxweyne Siilaanyo ugu eekaaday Mudo xileedkiisan,balse waxaa hore aad loogu hadal hayay inuu mudo korodhsi samayn doono, isagoo horena u caddeeyay inuu Musharaxa Xisbiga Kulmiye yahay.

 

 

http://ramaasnews.com/index.php/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-La-Sheegay-Inuu-Ka-Tanaasulay-Musharaxnimada-Madaxweyne.html#sthash.rxPFjIzn.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since this is just hearsay, I will wait for the official statement from President Silanyo as to his presidential aspirations which knowing him, I believe, will remain unchanged.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland needs a young and pragmatic leader, it is really shocking how things have fallen apart in the last year. A ruined reputation and dwindling influence. Somaliland needs to rethink all its policies, their self imposed isolation was one of the most idiotic blunders in recent memory, and their antagonistic stance towards the SFG and Puntland shows how immature they are in diplomacy. There is also too much tension inside Somaliland, news coming out of there show that they are not that different than chaotic Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this