Sign in to follow this  
malistar2012

Jen Mungaab Govenor of Banaadir kept his promise the city is 100% stable

Recommended Posts

Jen Mungaab Govenor of Banaadir kept his promise the city is 100% stable

 

Madaxweynaha oo xalay ka qeyb galay Munaasabad ka dhacday degmada Huriwaa

 

180.jpg

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee degmada Huriwaa, isagoo sheegay in ammaanka caasimada uu wanaagsan yahay.

 

Munaasabadan ayaa lagu soo bandhigay hidaha iyo dhaqanka, sidoo kale waxaa la soo bandhigay nuucyada qudaarta ee wax soo saarka dalka uu leeyahay, waxaana markii dambe khudbado ka jeediyay Mas’uuliyiintii ka qeyb gashay.

 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in ammaanka magaalada Muqdisho la isku haleyn karo, isla markaana ay ka socdaan dib u dhis iyo howlo mashaariic ah.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabada ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu soo hagaagayo, iyadoo uu tusaale u soo qaatay degmada Huriwaa oo ka mid aheyd degmooyinka ugu amniga xumaa.

 

621.jpg

 

1214.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Huge Party celebrating The end of Alshabaab , The Party is significant because its being held in district of Huriwaa which used to be the most dangerous district In Mogadishu. Few month ago it was no go Zone for Gov workers , Jen Muungaab has vowed and Promised to changed situation in District of Huriwaa . Jen Muungaab also Moved Mogadishu admin HQ To District of Huriwaa Toda1y its 100 % stable .

 

 

1119.jpg

 

 

 

 

915.jpg

 

1511.jpg

 

1313.jpg

 

821.jpg

 

1313.jpg

 

1441.jpg

 

2111.jpg

 

2332.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciilsuldan

 

enjoy this video the People are Happy , The end of Your Uncle the Beginning of Great Future .....

 

 

 

 

 

Great job keep Keep up The Great work The Future looks stable and Promising .

 

Modern day Heroes

Share this post


Link to post
Share on other sites

I noticed the walaweyn are disorganized look at the angle of the coffee table lol and look at the sofa couches lol

 

That would never happen in sland or even copycat state bunaaniland

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Caam ahaan rajo fiican baa muuqata marxaladba waa maalinteeda, arimo badan baa weli isku qasan aragtidayda horta wixii afka shisheeye lagu oran jiray protocol waa lumay waxaana sabab u ah dadka looga nixinayo mansabka aysan filayn.

 

Gudoomiye gobol oo madaxweyne jiif ku salaamaya hurumar maahan, miiska shaqada oo madaxwenuhu u fadhiyo sidii madaxweyne qaran iyo gudoomiyaha oo waraaqihii wax qabadkiisu horyaalaan yaa sawir horumar lagu tilmaami karaa

 

Muungaab waxaa u muuqata sidaan is lee yahay shacabka la xukumayo waa kuwa caasimadda jooga asagayna ogolyihiin waa nin firfircoon,sow xaq uma leh inuu gacanta u taago madaxweynaha asagoon fiirinayn?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this