Sign in to follow this  
Mooge

Huge demo in Brussels against qoslaye after corruption report

Recommended Posts

Mooge   

mudaharaad4-450x299.jpg

 

mudaharaad8-450x299.jpg

 

mudaharaad6-450x299.jpg

 

mudaharaad5-450x299.jpg

 

mudaharaad3-450x299.jpg

 

Brussels: (pp)- Waxaa 8 sebtember, magaaladda Brussels ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo dowladda federaalka ee Somaaliya. Mudaharaadka ayaa muhiimadiisu aheyd in caalamku ogaado in dowladda Federaalka eey marin habaabisay balamihii ummadda Somaaliyeed iyo caalamka deeq bixiyaasha eek a balan qaaday, balanqaadya dda oo ahaa:

 

mudaharaad31- Aminga dalka in muddada maamulka jiro la hagaajiyo, magaaladda Muqdishu ee amaan noqoto. Waanu wada ognahay in siyaasiyiin, isimo, aqoonyahano iyo dadka rayidka si joogta ah loogu laayo magaaladda Muqdisho.

 

2- Warbaahinta xorta ah in magaaladda Muqdishu lagu bahdilo, isla markaana xabsiga la dhigo, si eeyan u sheegin warbixinta eey maqlaan ama eey goob jooga ka yihiin.

 

3- Dastuurkii oo qodobo badan laga badalay, iyada oo aan lagala ummadda Somaliyeed iyo maamuladdii wada saxiixay dastuurka.

 

4- Dowladda waxa balantu aheyd in sanadka 2016, eey shacabka Somaliyeed eey gaarsiiso doorasho xor ah, oo aan ku saleysneyn hab qabyaalad.

 

5- Dhaqaalihii dadweynaha Somaliyeed magacooda lagu soo qaaday oo si shaqsi ah loo isticmaalay, dad iyo urur gaar ah lagu naas nuujiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

qoslaye has no xishod and honor. his current strategy is TAKE WHAT YOU CAN because he knows he is not coming back. somali criminal justice system is a joke. he will get whatever he wants and nobody will ever say anything. no court. no jail time. his unuka followers will say madaxweyne. shekada socota wa waali niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Looool unuka flowers war wiilkii saaka laantii boqorka wax kaluu ku daray!

In this picture above you can see good image if you watch carefully son, first there is no demonstration without government that means there some thing

 

Secondly the westerns will shook their head and say thanks god now Somali has functioning government which is good news too.

 

Thirdly we educate them our clan names and internal affairs, they know more than you do.

Best way to deal this issue in my view is work together and stops crying everywhere.

 

Dawlad xun wax la’aan bay dhaantaa.

Gaal xoolihiisna adoo xabag buurta u doonta yaa ka fiican.

Qofkii xaaraan meel dhigta asagaa laga rabaa maradii lagu aasi lahaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Meeshaan dad deeq Kaliya ka hadlaya baan arkaa maxaay uga hadli waayeen dalkooda la iibsanayo , baddoda, sinjiyadooda, gabdhaha Fuufu du dalkoodii ku kufsanayso... wax yaalo badan oo lacag ka daran baa dalka yaal at the moment. We need to wake up, lacag waa la helaa laakiin dad iyo dal free ah lama helo. Danbiilayaasha aduunka ayaa pass port soomaali ah lagu abaal marin, dhalin yaradii soomaaliyeedna gaajo, qax, iyo cadalad daraa laaysay. Hadaan la iska qaban mooryaanta dalka iibsanaysa dad danbe iyo dal danbe soomaali la dhaho ma jiri doonaan

 

shame

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ismahaan”

Reer miyiga ama reer guuraaga markii xoolo ka lumaan waxa ugu horeeya oo ishoodu ku dhacdo hadday haad ama gorgor noqoto ma niyad jabaan, waxay u noqotaa calaamad waxayna sii istaageen meeshii gorgorku ama haadu ku degaysay si ay u helaan wixii xoolahooda u badbaaday

 

Soomaalida hadda joogta ayagoo haaddii u jeeda bay waraabihii laftiisii xoolaha ka cunay u dacwadeen waxayna ka codsadeen inuu hayo inta hartay.

 

intuu qoslay buu ku yiri waa hagaage waraaqahaan ii saxiixa,maanta wixii ka dambeeyana madaxweynayaal badan samaysta kuligiina isoo war geliya markii doorashadu soo dhawaato,wuxuuna kula dardaarmay inay ogaadaan in mid kastaa kan kale ka fiican yahay.

 

Ma kula tahay gaal god quraanjo soo sawiray oo nooga waramay sida ay u nooshahay markay gaajaysan tahayna midabka ay leedahay , inuusan ogayn meesha xoolihiisu ku baxeen?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

the demonstrators will not change anything. qoslaye is not the kind of leader who cares about somali people's opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this