Sign in to follow this  
Holac

I can see you

Recommended Posts

Kuwaan ciidamada Kurdishka ah buunbuuninta warbaahinta Reer Galbeedka ayeeba balaayo isku moodeen.

 

Cagahee wax ka daayeen markee arkeen runta on last month. Dhul badan laga qabsaday. The only reason they are on that buundo now is that diyaaradaha Mareykanka ayaa kor ka waardiyeynooyo, otherwise mar horaa cagta la marin lahaa.

 

Waxaaba ku nacay Carab naceyb ay u qabaan darteed ayeeba diinteena suuban naceen iyagoo Muslinimo sheeganaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kurdish dhanka Syria iyadoon cidna taageerayn ayay iska celiyeen nimankan for over a year and so. Nimankan la soo tuuray ee hubaysan oo dowladdo iska celin la'yihiin inaad Kurdhis ku afla'gaadeyso 2ba magaalo laga qabsaday maaha. Dad dhulkooda ilaashanaya waxa aad ku eedo ma aqaan, meel ay diin ku naceenna ma arag. Haddii aad raalli ku tahay nimanka afka duuban inay dad xasuuqaan "mar horaa cagta la marin lahaa," then by all means support them without belittling the Kurdish and their long struggle for a homeland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

^ well said.

 

he is a fan of islamo crazies everywhere. notice how always praises AS here and endearingly calls them barbaarta.

 

its to be expected though, he believes jihadists liberated his clan from HAG hegemony.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this