Sign in to follow this  
burahadeer

Suldaan Guud ee " D" xasan shikh kula taliyay inu somaliland fara ka qaado.

Recommended Posts

Barwaaqo   

Suldaanku taariikhda ayuu la socdaa. Dawladihii somaliya soo maray waxa si xun ula taliyey qolyo sad bursi doonayey oo u sheegay taariikh gacan ku rimis ah (waa qolyaha sheegta in sayidkii 1920 dhintay uu xornimo keenay 40sano ka dib dhimashadiisii) iyo in somaliland afar qof oo laga adkaan karo tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sayidku halgankiisii wuxuu ka bilaabay waqooyi galbeed berbara wuxuuna ka xanaaqay ilmo yar oo macatab ama saliib loo xiray oo gaalo dhunkasho kusoo dhawaynaya canshuurtiina wuu diiday inuu bixiyo wuxuuna u sheegay gaalkii inuu wadanka asagu leeyahay canshuurna waajib loogu lahayn

 

taariikhdu gacan ku rimis ma’ahan abaayo taariikhda waa lawada leeyahay marka lag reebo tii bilaabatay 18ka may.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

His majesty suldaan Cabdi Casiis Cumar Daad suldaan Bayle is not only the legitimate sultan and king of the D block but also acts as the overall sultan of the Somali people. Therefore, the Arab wannabe con artist who was illegally coronated by the pirates in Qardho has no authority, title, or place in the Somali political and cultural landscape.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

@Tallaabo, odoyga haddaad aqoon u lahayd wax khafiifa miyaa ku jiray?

 

Qofkastaa fikirkiisa waa u madax banaanyahay haduusan muqadasaaka ku xad gudbin

 

Hadduu oran lahaa anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan ciyaalkayga aan qaan gaarin macquul buu ahaan lahaa

 

Qoladaan uu sheegtay suldaan ka dhexeeya ma jiro boqor baa jira asaga qudhiisa laysku haysto

Reer mudugu markuu wareero luuqad uu ku qayilo ma waayo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this