Sign in to follow this  
Mooge

HAG disappointed. PM says formation of central state is outside Puntland borders

Recommended Posts

Mooge   

Ra'isal Wasaaraha Somalia Oo Sheegay Inaan Midaynta Maamulada Galmudug iyo Galgaduud wax Saamayn ah ku lahayn Puntland

 

Muqdisho(Ramaas)August-04-2014-Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed, ayaa sheegay inaan Heshiiska Gobolada dhexe ee Somalia lagu midaynayaa saamayn ku lahayn Maamulka Puntland. Waxa uu sheegay in Midaynta Maamulada Galgaduud iyo Mudug ay soo kordhinayso wada shaqaynta shacabka Gobolada dhexe ku nool.

 

“Sida aad ogtihiin gobollada dhexe waxaa ka jiray maamullo yar-yar oo aysan ka dhaxayn wada shaqayn, waxaana xukuumaddu samaysay guddi golaha wasiirrada ka tirsan oo wada xaajood la fura dhinacyadaas si loo mideeyo maamullada gobollada dhexe ka jira, waxaana rajo fiican ka qabnaa in dadka deegaanadaas dagan loo sameeyo maamul ay ku midaysan yihiin. Heshiiskii maamul u samaynta gobollada dhexe ee Soomaaliya maahan mid wax u dhimaya maamulka Puntland oo walaac ka muujiyey heshiiskaas, waxuuna si cad u qeexay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud in heshiisku uu san wax u dhimayn deegaanada Puntland ay maamusho” ayuu yiri Ra’isal Wasaaraha oo ka qayb galay kulan Macadka Daraasaadka ee Heritage qabtay.

 

Maamulka Puntland ayaa heshiiskaasi ka soo horjeestay islamarkaana Xukumadda dhexe xidhiidhka u jaray markii uu soo baxay heshiiska lagu midaynayo Maamulada Galgaduud iyo Mudug.

 

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ra-isal-Wasaaraha-Somalia-Oo-Sheegay-Inaan-Midaynta-Maamulada-Galmudug-iyo-Galgaduud-wax-Saamayn-ah-ku-lahayn-Puntland.html#sthash.FCH0FBkk.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

secessionists and HAG anarchists are mourning the death of their wish project today. PM said those wishing all of mudug to be added to a phantom state are dreamers.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

We'll done

 

 

No one wants to prolong Somali civil war , Half of Mudug joins Galgaaduud to form state is welcoming and less Headache .

 

 

 

economically Central state will be strong they have large business community ....

 

 

Great Somalia is moving the right direction

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

Mooge; Hawadi ma kaso baxdeey kkkkkkkkk. Walee Central State is a jewel in the crown waliga noolow haha . Its says black ink on paper Galgaduud and Mudug dont hate .hhhhjjjjjjjjZ

Share this post


Link to post
Share on other sites

D is minority in Somalia yet they succeeded in robbing Kismayo & have the nerve to try block the central state.Too bad there no Kenyan forces here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this