Sign in to follow this  
malistar2012

Large stockpile of weapon and uniform confiscated on route to Alshabaab

Recommended Posts

 

 

Bryt-6KCMAUB-dA.jpg:large

 

 

Ugu yaraan afar qof ayaa ku naf weyday weerar qorsheysan oo caawa ciidamada Nabadsugida ay ku qaadeen guri ku yaal agagaarka Isgoyska KM4 oo uu deganaa Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka, kaasoo la sheegay inuu hubka ka ganacsado.

 

 

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Nabadsugida ay damceen in ay baaraan guriga Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cabdi Illeys oo hubka ka ganacsada, waxaana is hortaagay ilaaladiisa, sidaasina uu dagaalka ku qarxay.

 

Cabdi Ileys oo hadal kooban siiyay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in ciidammo ay kusoo weerareen gurigiisa uuna iska difaacay, balse ma bixin faahfaahin intaas ka badan.

 

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay ku dhinteen dagaalka afar ruux oo ay ku jiraan dhinacyadii ciidamadii dagaalamay, iyagoo intaas ku daray in dad shacab u badan ay ku dhaawacmeen.

 

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalku uu billowday xilli ay dadku ku fiidsanayeen laamiga weyn isku xera KM4 iyo Garoonka Muqdisho.

 

Dhanka kale, saraakiil ciidan iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan ayaa gaaray guriga markii uu dhamaaday weerarka, inkastoo aan wax badan laga ogeyn wixii ay kawada hadleen iyaga iyo Cabdi Ileys oo ah sarkaalka gurigiisa lagu qaaday weerarka.

 

Ciidamadii nabad-sugidda Qaranka ee weeraray guriga sarkaalka ayaan u suuro-gelin inay gudaha u galaan guriga sarkaalka.

 

 

Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Hub ayuu ka gnacsdaa, saxaafadana wuu la hadlay. wasiiro ayey wada hadleen. Well , we all know guys with big guns and militia are untouchable. We also know the biggest threat of peace is not al-shabaab alone.

 

Plenty of Private militia with the power to assassinate and do damages. A long way to go.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

 

 

“Waxaan u bogaadinayaa ciidamada amniga oo dadaalkoodu keenay in dhabarka laga jebiyo cadowga, hubka intaa la egna laga soo qabto, aad iyo aadbaan ugu hambalyeeyneynaa wasiirka wasaaradda amniga, ciidamada amniga iyo taliyayaashoodaba, howshanu waa howl dhaxalgala, waxaan rajeynayaa in howshani ay sii socoto ilaa la gaaro in magaalada Muqdisho iyo dalka intiisa kale ummadda Soomaaliyeed ay si cabsi la’aan ah ugu noolaadaan.” Sidaasi waxaa yiri R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed.

 

 

Cabdi Ileys Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Hubka ka ganacsada

 

 

This trader must get the death penalty just like Alshabaab foot soldiers if the Gov are serious about security and making Mogadishu stable..... He should be held responsible for all the attacks used in Gov uniforms .

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Malister, I hope they do. When I saw the pictures Osman Caato garage, I was shocked. That was huge stockpiles of mines, grenades launchers , hand grenades.

 

Che, who knows , there could be more garages like that. Fari kama qodna. They are also misleading the government to think they, the warlords are fighting alongside the government to defeat al-shabaab, while keeping their capabilities.

 

Waa tuugo si cad hub ugu haysata " garages".

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Malister, howshan waa in aad ka jawaabtaa. maalin walba waxaan maqlaynaa " kornaylka militariga iyo wiilka Al-shabaab oo meel ka soo wada toosaya.".

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Hub ayuu ka gnacsdaa, saxaafadana wuu la hadlay. wasiiro ayey wada hadleen. Well , we all know guys with big guns and militia are untouchable. We also know the biggest threat of peace is not al-shabaab alone.

 

Plenty of Private militia with the power to assassinate and do damages. A long way to go.

 

Cabdi Ileys ayaa waxaa uu xiligaani ku xiran yahay Xarunta Dambi barista waxaana ku socdo baaritaan, iyadoona Saraakiisha Ammaanka ay ku eedeynayaan inuu Hubkaasi ka beecin jiray Alshabaab, hayeeshee taasi ay noqoneyso mid Oohinta Orgiga ka weyn!

 

Dhanka kale, Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda kulamo u dhexeeya Odayaasha iyo waxgaradka kasoo Jeeda Beesha Murusade oo la sheegay inay ka arinsanayaa Howlgalkii Qaabka qabiil ee la siyaasadeeyay iyo kaalinta kaga aadan

 

 

These elders are to get arrested for for trying to release a criminal who provides weapons to Alshabaab

 

Tha man is in Jail facing serious allegation he is a high ranking officer who deals with Alshabaab .....

 

 

Great job by The Gov well done

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

dil-toogasho-6.jpg

 

Somalia new Hero this man is serious about his country we'll being

 

 

With less then two weeks Somali military court executed dozen Alshaabaab members found guilty of numerous crimes…..

 

G/sare C/raxmaan Tuuryare “Ruux Alshabaab Ah Gacanteena Kuma Daahayo Hey’adaha Amniga Wa Iney Soo Gudbiyaan”

Published on July 16, 2014 by Mowliid

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada Qalabka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya G/sare C/raxmaan Maxamed Tuur Yare, (Cumda) ayaa sheegay in ruux Al-Shabaab ah oo loo soo gudbiyo gacanta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya uusan ku daahi doonin xukunkiisa.

 

Muddo saddex cisho ah ayuu qeexay inay go’aan ugu gaari doonaan ruuxii Al-Shabaab ka tirsan ee maxkamadda la soo gaarsiiyo.

 

 

Today alone he executed Three Alshabaab members

 

 

Fagaaraha Iskool Boliisiya ee degmada Xamar Jajab ayaa saakay lagu toogtay saddex nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo maalmo ka hor maxkamadda ciidamada ku xukuntay dil toogasho ah.

 

 

Sedaxdaan nin ayaa waxaa ku jiray ninkii fududeeyay weerarkii lagu qaaday xarunta Madaxtooyada iyo labo kale oo ku eedeysnaa dilal Muqdisho ka dhacay.

 

Dhalinyaradan ayaa waxay kala ahaayeen Xasan Muxudiin Xasan oo ahaa ninkii fududeeyay weerarkii madaxtooyada Qaranka, Aadan Maxamed Xasan oo maxkamadda horteeda ka qirtay inuu dilay 19 qof iyo Bashiir Xasan Maxamed oo isna dad kale dilay.

 

Gudoomiyaha maxkamadda sare C/raxmaan Maxamuud Tuuryare oo ka hadlay goobta lagu toogtay dhalinyaradan ayaa sheegay in hadda kadib caruurta Shabaab ka tirsan ee dadka leynaya lasoo qabto in waalidiintooda laga soo tegi doonin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

the crime family is deeper than one bad guy caught. the whole HAG leadership is not much different from the italian mafia. like people always say, their moto is "what is in it for me?". when it comes to these men, none of them cares about somalia or its people. it is a big crime family.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this