Sign in to follow this  
Mooge

Fadexad ; Damjadid and Qoslaye fabricate the signiture of Ximan & Xeeb president

Recommended Posts

Mooge   

640x360.jpg

 

Magalaadda Muqdisho ayaa shalay lagu jilay Ruwaayad lacago looga cunay Qaramadda-Midoobay oo loogu sheekeeyay waxaan Maamul u dhisaynaa Maamuladda Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb.

 

Tooshka Wareega ee Shacabkamedia oo la xiriiray Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb C/laahi Baarleex ayaa nagu wargeliyay in isagoo nool magaciisa lagu been-abuurtay.

 

Hadaba horaan u sheegnay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow inuu yahay shaqsi beenloow ah,waxaana arin laga naxo ah inuu Qaramada-Midoobay lacag uga cunay waxaan Maamul Goboleed u dhisayaa Goboladda-Dhexe,halka uu ku been-abuurtay Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb C/laahi Baarlxee oo la soo xiriiray Shacabkamedia nagana codsaday inaan beenino warqad saxiixiisa lagu been-abuurtay oo aan helnay nuqul ka mid ah.

 

934791_697346533646171_8838388222114344682_n.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Shacabka Media not a reliable source, Keyd Media is the same.

 

Again, the president should have consulted Ximan, Ahlu Sunna, Puntland, and others before announcing new maamul goboleed la dhisi doono.

 

I mean, at the comfort of your chair, it is easy to say things that you don't know will backfire you.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

nuune wan ku salamay. ciid wacan o wanagsan niyoow.

 

nuune, this news is reported by even qoslaye supporting websites like Jowhar.

 

http://www.jowhar.com/maamulka-ximan-iyo-xeeb-oo-sheegay-in-saxiixooda-la-dhacay-loogana-been-abuurtay-heshiiskii-muqdisho/

 

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka soo hor-jeestay heshiiskii Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ee Soomaaliya, kaasoo maalin ka hor looga dhawaaqay magaalada Muqdisho iyadoo heshiiskan uu durba dhaliyay khilaaf siyaasadeed.

 

Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Maxamed Cali (Baarleex) ayaa sheegay in laga been abuurtay saxiixiisa, isagoo iska fogeeyay in wax saxiix ah uu ku lahaa heshiiskaas.

 

Waxaa la maqli jiray Badda iyo Barriga ayaa la kala dhacayaa, laakiin hada waxaa muuqata in saxiixyada la kala dhaco, saxiixa heshiiskaas ka muuqda waa la iga been abuurtay anagana ma saxiixin heshiiska”ayuu yiri Mr Baarleex

 

Saxiixyada ka muuqday Heshiiskaas oo ahaa Maamulka Ahlusuna, Galmudug iyo Ximan Iyo Xeeb ayaa waxaa muuqata in saxiixaas ay iska diideen, maadaama markii madasha lagu saxiixayay aanay mas’uul ka socday Ximan iyo Xeeb goob joog ka aheyn.

 

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa xaruntiisa tahay degmada Cadaado, iyadoo deegaanada uu ka arimiyo maamulka ay ka mid yihiin deegaanada nabdoon oo ay ka jiraan degenaansho amni.

 

Heshiiska lagu saxiixay Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ee Soomaaliya waa Galgaduud iyo Mudug, halkaasoo ay wada deegaan beelo badan oo horay u dhex maray colaado, halka kuwo qaar ay xurguf siyaasadeed u dhaxeeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

galmudug_iyo_ximan_iyo_xeeb_oo_walaaltin

 

 

Maamuladda Galmudug Iyo Ximan & Xeeb Oo Heshiis Gaadhay Kadib Shir Mudooyinkii Dambeeyayba Uga Socday Galkacayo

 

 

http://youtu.be/txwWPJOpjtU

 

Mooge

 

 

Galmudug and Ximan Xeeb plus Gaalgaduud admin have agreed years ago to form central State . Ximan and Xeeb admin are taking leading role to form Central State ....

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Mallistar, why then Ximan making noises if they had signed agreement? forget about old gatherings, speak of today, why Ximand and Ahlu Sunna making objections?

 

 

Mooge, Ciid wanaagsan awoowe sidoo kale salaan, hadee warkaas waa la iskaga daba iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune

 

Something must happened behind the scene the deal could have been Soar , Ximan Xeeb feels marginalized.

 

 

Most of the opposition are seeking high position for their faction Ahlu Sunna , Ximane and Xeeb and etc .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

lol @ ximan&xeeb being an opposition. That implies that Galmudug are the majority power of this place, which couldn't be further from the truth.

 

Malistar, it's one thing to blindly follow the buffoonery of Culusow, but to pretend that Baraxley has more clout and power than Ximin&Xeeb is straight out just dillusional.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Tillamook, The Baraxley guys have the same influence in Gaalkacayo just like C/weli's sub clan. They live in three of the five Mudug districts, they dominate Xaredheee, Hobyo and live a large district in Gaalkacayo. so, Add that to Guriceel and other small villages in Galgaduud. Besides, they are the natural leaders of af that community.

 

If they join Puntland, they won't be junior partners, but full stake holders of Puntland. Who knows , they may even run for the next Puntland election. . The central region , if agreed upon will be led by Galmudug, that is fore sure.

 

Tribal redistricting will not work. A guy who is familiar with the process told me that " Somalia kolay wax xaaraana ayaa ka socda, laakiin hadii Federalka la sheegayo in uun Xalaal yahay, Mudug waa in ay ku biirtaa Puntland". Hearing Dr. K, Tillamook and others , you don't want Galmudug to claim their stake in Puntland.

 

Three districts trumps two or these were the founding districts are not constitutional either. Labo gobol iyo wax ka badan. So either let them form the central state or bring Mudug to Puntland. La jiifiyaana banaan ma ahan.

Waxaan la hadlayaa waa ninkan Tillamook ee nagu wareeriyey waan dheeray iyo wax aan shaqaynayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Galbeedi, you don't have to keep repeating yourself like a broken record in here, saaxiib.

 

Ultimately the future political home of Mudug's remaining districts of Hobyo and Xarardheer will be determined by the will of the majority of ALL the people who call Mudug home. That is of course, if your definition of ALL the people of Mudug is insync with the reality on the ground.

 

And when it comes to Somalia, I refuse to engage in the churlish banter of which clan has more people than another clan in a certain locale. Because, at the end of the day, the will of the majority clan of said locale will reign supreme...This is a simple truth, which baffles my mind as to why in this day and age, some Somalis still refuse to accept.

 

I believe the sooner those who are adamantly against this reality accept it, the sooner our nation can move forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this