Sign in to follow this  
Isbarmuuto

Big fight in London between Cabdi Cawar supporters and faroole supporters

Recommended Posts

Jaaliyada Puntland London oo meel cakiran xaaladoodu mareyso.

 

Waxa meel cakiran mareysa buuqa iyo xurgufta u dhaxaysa Jaaliyada Puntland ee dalka Ingiriiska ka dib markii habeeno ka hor gacan ka hadal uu ku dhex marey xaflad lagu soo dhaweynayay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland oo ku sugan London.

 

foxxMasuul ka gaabsaday magaciisa ayaa u xaqiijiyey Puntlandfox in Police-ka London ay xabsiga u taxaabeen labo ruux oo sida la sheegey lagu eedeynayo inay gacan qaad ugu geysteen xaflada masuuliyiin ka khudbadeynaysay.

 

Waxaana ka mid ah raga su,aalaha uu weydiinayo Police-ka London Cali Gurey Diiriye Teeragrees oo uu Adeer u yahay Madaxweyne Gaas iyo Abdirashiid Ilbalac oo isna ka mid ah qaraabada dhow ee Madaxweynaha Puntland oo sida lagu eedeynayo ay la xiriirto gacan qaadka ay ka sameeyey madasha xafladu ka socotay.

 

Waxayna noqonaysaa markii ugu horeysay oo Jaaliyada Puntland ee ku nool London ku kala qeybsamaan xaflad lagu soo dhaweynayay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland, ka dib markii qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galayay xaflada dhaliilo xoogan uga soo jeediyaan Xukuumada Madaxweyne Gaas.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this