Sign in to follow this  
Holac

Mr. Prime Minister, why appoint a wanted war crimes fugitive to lead the NSS?

Recommended Posts

Holac   

This is appalling and criminal to say the least. How can this government appoint a man wanted for war crimes by the Canadian government to lead the Somali National Security agency?

 

I am very very angry.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

Very interesting ? I even see Old Ma Tuke on the list of criminals . Good old siyadest you Allways Know where you have them killing innocent women , children and old men. And in SOL we have people asking why peace is not coming to them look at this video and know Alllah is punishing you communist criminals then its right to Hellfire / Jahanaba .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Ninna caadadii ma baajo, bahalna caydhin ma daayo. Dhukur dambiyadda ninkani ka galay Somaliland wuu ogaa waanu la socday ee cadawnimo ayuu sidaa u yeelay. Taas bay leeyihiin ha is raacdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa talaabo horay loo qaaday in dadka khibradda leh dib usoo noqdaan

 

inta badan qof culumo ah looma dhiibo dambi baarista'eedna waayi maayo

 

Dadkan waxaa u wanaagsan inay yowmul xisaab iska sugaan, waxay leeyihiina qaataan, waxa lagu leeyahayna bixiyaan.

 

Waa laga fiicanyahay in gaal ilmada kaa tiro midle of the day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Khibradu ma waxay noqotay sida loo daadiyo dhiiga reer Somaliland. Waaw, soo doonta shaqooyinka ugu sareeya xukuumadda hadaad khibrad u leedahay jid- dilka iyo xasuuqa dadka Somalidda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Somaliland waxaad ula jeedo ma garanayo hadaad leedahay snm waxay ahayd shacab ama wiil yar baad tahay ama gabar yar

 

Kee gardarnaa makan calooshu kasoo dhacday ood mujaahidka i bixisay mise kii dhintay oo qarankii lala aasay

 

dadka khibradda leh waa loo baahanyahay,lagama naarmo awoowe.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Somaliland waxaad ula jeedo ma garanayo hadaad leedahay snm waxay ahayd shacab ama wiil yar baad tahay ama gabar yar

 

Kee gardarnaa makan calooshu kasoo dhacday ood mujaahidka i bixisay mise kii dhintay oo qarankii lala aasay

 

dadka khibradda leh waa loo baahanyahay,lagama naarmo awoowe.

 

Kix kix i know your Gedoan now Mr Gooni. i thought were PL'er but this has cleared it for me.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

@ Gooni - only a walewyn will publicly no shame and regret support international criminals as their leaders . I call them cursed people , both in this world and in the herafter. Aslong as you stay in this kfra path may you and your children be punished continouesly .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Dadka caqligaa leh ayey wax isugu kaayo jireen waa hore. Qarankii kaa dhintay kuwii horseedka u ahaa dhimashadiisii adigu dhoob- dhoobo oo ha kugu soo kordhiyaan kibradooda ah sida wax loo gowraco. Annagu tagnay qofkii dambi naga galayna waan naqaan sida kabihiisa loo gubo. Oo maxaa iga galay (gidhiisha kol hadaan ka gabyey oo aan u bayaamiyey qolyaha aan taariikhdiisa la socon) dhiigyacabka madaxnimadiisa ma kol buu cari aan leeyahay ka talinayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

@Holac...if it comes to War crimes...Most of our politicians and security heads had their hands stained by innocent blood..If we start mentioning names, Presidents, Ministers, MPs, Generals, Sheikhs, Businessmen Etc will top the list...Markaa ninkan just got stuck like General Samatar...one of the few who made it to western courts.

 

I feel relieved to know that within the next two decades we might have a considerable number of leaders and state-heads who are free of the sin of Human blood....and I feel nauseated when I see masses chanting for a known warlord....Indeed, Allah will not change the condition of a people until they change what is in themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xabad

Saxiib xisaabta laba ka jar mar kale waad soo dhawaysay.

 

Adam

Dambi ma lihid waa lagu marin habaabiyay sida kaa muuqata wanla weyn iyo wajaale waa soomaali wax farqiya uma dhaxeeyo ha fatwoon, hana habaartamin haddaadan aqoon iyo xaq ku taagnayn.

Meel walba criminal’ku wuu joogaa, waana madax, lakiin midkaan kugu qolo ahayn yaa criminal’ah

I think that is not fare

 

Barwaaqo

Waa runtaa caqliga ilaahay dadka uma simin mid badan buu adiga ku siiyay,qaranku waa naga wada dhintay allaha u naxariisto

Maanta hargaysa hadaad qof ku jiidho laa samaxallah magtiisa qabiilkaagaa laga rabaa, gaalkacyana waa la mid, qaranimada kaftanka ha laga daayo.

 

Kab la gubay iyo gaal la’isu oohiyo macno samayn mayso wixii nasoo maray waa tageen ,khibradda koonfutaa iminka u baahan iska dul qaata inta koonfurtu hagaagayso in sha allah

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Xabad

Saxiib xisaabta laba ka jar mar kale waad soo dhawaysay.

 

Adam

Dambi ma lihid waa lagu marin habaabiyay sida kaa muuqata wanla weyn iyo wajaale waa soomaali wax farqiya uma dhaxeeyo ha fatwoon, hana habaartamin haddaadan aqoon iyo xaq ku taagnayn.

Meel walba criminal’ku wuu joogaa, waana madax, lakiin midkaan kugu qolo ahayn yaa criminal’ah

I think that is not fare

 

Barwaaqo

Waa runtaa caqliga ilaahay dadka uma simin mid badan buu adiga ku siiyay,qaranku waa naga wada dhintay allaha u naxariisto

Maanta hargaysa hadaad qof ku jiidho laa samaxallah magtiisa qabiilkaagaa laga rabaa, gaalkacyana waa la mid, qaranimada kaftanka ha laga daayo.

 

Kab la gubay iyo gaal la’isu oohiyo macno samayn mayso wixii nasoo maray waa tageen ,khibradda koonfutaa iminka u baahan iska dul qaata inta koonfurtu hagaagayso in sha allah

 

Gooni don't worry your my reer abityaal niyow. you guys stick with your kin through thick and thin.

For the hyper caadifi somalilanders waxaan ku oran lahaa " Hasha Geela cunta ayaa Hadana ugu cabaad badan". calaacalkeena ka dalney 20sano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Khibradu ma waxay noqotay sida loo daadiyo dhiiga reer Somaliland. Waaw, soo doonta shaqooyinka ugu sareeya xukuumadda hadaad khibrad u leedahay jid- dilka iyo xasuuqa dadka Somalidda.

 

 

Somaliland was made and build sustained by members of Siyad barre regime

 

 

That's why it has been stable for decades lets not fool each other

 

 

From the opposition to the gov to the Army are leaders from Siyad barre regime ?

 

 

Man like Dahir riyal a former ruthless NSS officer had the pleasure to be the Prsident of Somaliland ?

 

Faisal Ali waarab loyal officer Warabe was an informer who collaborated with the regime during 1980 is head of the largest opposition party in Somaliland .

 

File:Amohairro.jpg

Maxamed Cabdillaahi Cirro now Speaker of the Parliament of Somalialand ?

 

In 1991, he was re-appointed as Somalia's acting Ambassador to the Soviet Union ?

 

NSS officer in 1980:s, responsible for interrogating and torturing innocent people loyal member until 1991

 

 

 

The list goes on ..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Raga aad tirisay dhamaantood waxay wada ahaayeen civl servents, Dawladii markaa dhisnaydna waxay ka dhaxaysay jamhuuriyadii saqiirtay. Waa hubaal in dawlad ay leedahay wasaarado kala duwan oo muwaadiniyiintu u shaqayso ama sirdoon ha noqoto, meletari,wasiiro iwm. Ta dhibka keentay waxa weeye markii la ugaadhsaday qaybo ka mid ah umadii wax wada lahayd iyo nimankii dhibka u gaystay ee maamulkaasi adeegsanayey. Nimankan aad soo tirisay midna dil iyo xasuuq uma gaysan reer somaliland sidaa darteed doodaadu waa un 'mindi mindi ku taag'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this