Sign in to follow this  
galbeedi

Why some communities are burning villages?

Recommended Posts

galbeedi   

 

 

 

 

 

Maleeshiyo beeleedyo mar kale ku dagaalamay tuulada Deefow, meydad jidadka daadsan iyo guryo la gubay

 

Dagaalo ayaa saaka waxay mar kale ka soo cusboonaadeen degaanka Deefow oo illaa 35km ka baxsan magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, kuwaasoo dhexmaray labo maleeshiyo beeleed.

 

;

Mid ka mid ah maleeshiyo beeeleedyadan oo saaka weerar qaaday ayaa la sheegay iney la wareegeen degaanka Deefow, iyadoo dagaalo halkaas ka dhacayna ay geysteen khasaare nafeed oo aad u badan.

 

Inkastoo Isgaarsiinta degaankaas ay hawada ka maqan tahay ayaa haddana wararka laga helayo degaano ku dhow dhow waxay sheegayaan in dagaalka saaka ay ku dhinteen illaa 17 qof, waxayna wararku inta ku darayaan in meydad badan ay degaankaas daadsan yihiin.

 

Shacabkii ku noolaa degaanka Deefow ayaa dhowr jiho u kala firxaday iyagoo ka baqaya iney waxyeelo ka soo gaarto dagaalka ama heybtooda awgeed loo dilo, waxaana la sheegayaa in maleeshiyada la wareegtay Deefow ay dab qabadsiiyeen guryo badan oo halkaas ku yiilay.

 

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in maleeshiyada la wareegtay degaanka Deefow ay jirdil xoogan u geysteen 11 ka mid ah odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda beesha kale oo ay qabteen, iyadoo laga cabsi qabo in la laayo, waxaana odayaasha la qabtay ku jira Ugaas Shiikh Xasan Cabdi.

 

Dagaalkan oo salka ku haya aano qabiil iyo muran dhuleed ayaa daba socda dagaalo horey uga dhacay degaanka Kabxanley oo wax badan aan ka fogeyn degaanka saaka mashaqadu ka dhacday ee Deefow, iyadoo ay jiraan warar sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowlada ay dagaaladaas ka qeyb qaadanayaan iyagoo la safan mid ka mid ah labada maleeshiyo.

 

Maamulka gobolka Hiiraan ee fadhiya magaalada B/weyne ayaan illaa hadda soo fara gelinin, waxna ka qaban dagaaladan ku soo laabaatay duleedka magaalada B/weyne.

 

Xafiiska Warqabadka Dayniile.com

Webmaster@dayniile.com

Tafatiraha Wabka Dayniile.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

It did happen in number 50, and now another HAG community members are burning the village of Deerow. Why burn?.

 

They attacked the village in the middle of the night, and when the residents escaped, they burned the village. This is really a total cleansing of people from their homes and villages.

 

WAar dadkan Rabadaanka dadka xasuuqaya ee qixinaya maxay yihiin?. Is this how to form a regional government by cleansing the residents. Why not fight Al-shabaab who are few kilometers from Baledweyne. If this genocide continues, the d....r community must abandon the so called government and defend themselves. Where are the fat Djiboutian army in Hiiraan, while people are massacred in their door step.

 

Those who have a sense of justice must speak out against these calculated attacks against innocent people and burning villages. What are their crimes. few months ago in Kabanley, the residues were attacked unnoticed in the middle of the night.

 

This is really genocide.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xataa bisha ramadaan dhiig Malaga soomi waayay?,,markii dagaalku dhamaadana roob doon baa ku xigta iyo hanalaga soo gaaro xisaabta aduun iyo tan aakhiro labadaba waa moogyihiin

 

Intii dhimatay dhulku waa deeqaa wax is qabsi ahna kama dhex jiro, inta nool see dhulka loo deeqsiiyaa?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

dhaqanka dumarka iyo carruurta la laayo, guryahana la gubo waxaa laga bartay Afrikaanka miyaa?. All other Africans do that except Somalis, but Somalia is slowly becoming 'Bantusized'.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

it's unfortunately that after 25 years we are still where we started waan ka xumaha beesha D1R oo ah beelaha nabad jecel in maanta oo bil Ramadan ah in lagu xasuuqayo hiiraan aawey maamul ku sheega hiiraan iyo ciidamada Amisom xasuuqan mana ahan markii ugu horaysay

 

i know very well beesha XL waa maati xasuuq waligood waa lagu yaqaanaa dhaqan xumidaas oo beegisga maatida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

This is Koonfuria for you Mr Galbeedi. The Koonfuria you want your Awdal to be part of. The Koonfuria you would love to see take control of the affairs and future of your people and children. You can give them Awdal on a silver plate if you want but we are not going with you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

This is Koonfuria for you Mr Galbeedi. The Koonfuria you want your Awdal to be part of. The Koonfuria you would love to see take control of the affairs and future of your people and children. You can give them Awdal on a silver plate if you want but we are not going with you.

 

I can't even argue with you bro. Sometimes the truth is too painful to admit

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

I can't even argue with you bro. Sometimes the truth is too painful to admit

 

Why are bro'ing this cynical guy. like you have no idea of the barbaric slaughters snm militias inflict on awdalites on a regular basis till now.

koonfur is no worse than any other place, repeating a calumny a million times won't make it the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Talaabo Saaxxib, we will either go together or stay together. Awdal alone won't be going to Konfuria.

 

It is really scary to be helpless among these bloodthirsty communities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this