Sign in to follow this  
malistar2012

SFG arrested the terrorist responsible for Vila Somalia attack and others

Recommended Posts

SFG arrested the terrorist responsible for Vila Somalia attack and others

 

 

 

How did they manage to hire man who's entire family are Alshabaab .Lost two brothers fighting along side Alshabaab also His sister is on active Alshaabab member his cousin high ranking Alshaabab leader ?

 

DSC03654.jpg

 

dhagar3.jpg

DAAWO: Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Alshabaabkii maleegay weerarkii madaxtooyada(XOG RASMI AH)

 

 

 

 

Jul 10, 2014 - 1 Jawaab

8eedii bishaan oo ku beegan habeen hore waxay ahayd markii koox abaabulan oo Al-shabaab ka tirsan uuna hogaaminayay Horjooge Xasan ay isku dayeen inay gudaha Madaxtooyadda Soomaaliya ka fuliyaan weerar Argagaxisanimo waxaana weerarkaasi ay ku sheegteen inay doonayeen inay ku dilaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, C/wali Sheekh Axmed Maxamed laakin iyagoon gaarin hadafkoodii ayaa waxaa fashiliyay Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada oo lagu magacaabo Muqtaar kaas oo intii aysan gaarin bartilmaameedkoodii ka shakiyayhalkaana waxaa ka bilowday is rasaasayn sababtay in markiiba laga soo saaro halkii ay joogeen oo u dhaxaysay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Maaliyadda halka ay sida kmg ah u degantahay,

Maleeshiyadan Al-Shabaab ka tirsan waxay gaarayeen 4,3ka mid ah waxay wateen dharka ciidanka waxayna ku hubaysnaayeen Qoryaha AK 47 iyo Bam Gacmeedyo. Halka kan 4 aadna uu ahaa horjooge iyo fududeeye, waxaana ninka 4-aad oo isagoo nool la qabtay uu ahaa shaqsi laga yaqaano Madaxtooyada iyo aageeda taas oo u fududaysay inuu awood u yeesho inuu ka gudbiyo baraha wax lagu hubiyo Maleeshiyaadka uu waday ee Al-Shabaab ka tirsanaa Kadibna waxa uu dhagar-qabahan geeyay 3da Maleeshiyaadka ah ee hubaysan meel aan ka fogayn Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda,

 

Xasan waa Xubin muhiim u ahayd Kooxda Al-Shabaab waxaan maanta kula kulanay Xarunta Hogaanka Baarista ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Waxaana Xasan uu daaha ka qaaday lugtii uu ku lahaa Weerarkii Madaxtoooyo ee habeen hore, Weerarkii kan ka horeeyay ee isna sidan oo kale Madaxtooyo lagu soo qaaday’ Weeraro Qaraxyo loo adeegsaday oo ka dhacay Hoteelada Makah Al-Mukarama, Oriental, iyo sidoo kale Weerarkii baarlamaanka.

 

Xasan oo aan marnaba laga shakin waxa uu qirtay in ku dhawaad 2 sano uu dhagrayay Ummadda Soomaaliyeed, Isla markaana uu wax badan ka qorsheeyay weeraro dhiig badan ku daatay, waxaana uu u muuqdaa inuu ahaa Farsamayaqaan u carbisnaa sahminta meelaha ay Shabaab wax ka fulinayaan, waxa u dheerayd oo Xasan qirtay inuu sidoo kale marka ay wax dhacaan kadib uga warbixin jiray Al-Shabaab khasaaraha ka dhasha qaraxyadda ay gaystaan.

 

Xasan oo ah Nin Dhalinyaro ah waxa uu si joogta sheegay inuu u siin jiray Al-Shabaab warbixinadda Madaxtooyadda Waxaana ka mida waxyaabaha uu sheegay inuu gudbin jiray Waqtiyadda Salaadaha lagu tukado Masaajidka Madaxtooyadda, meelaha ay dhigtaan Baabuurta Wasiiradda, Dhaq dhaqaaqa Wasiirka Gaashaandhiga, iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Xassan waxa uu ka soo jeedaa Qoys intooda badan ka mid noqday Kooxda Al-Shabaab, 2 ka mid ah walaalihiis waxay dhinteen iyagoo u dagaalamaya Al-Shabaab, Walaashiis ka yar Najmo waxay ka mid tahay Al-Shabaab, waxaana u dhaxa C/risaaq oo ah Horjooge ka tirsan Sirdoonka Al-Shabaab, isla markaana ah Shaqsiga uu ku xirnaa Xasan,

 

Xasan waxa uu watay Gaari Noha ah waxaana gaarigaasi u gaday Kooxda Al-Shabaab iyagoo sidoo kale Bil walba siin jiray lacag dhan 200U$. Taasoo ahayd waxa uu ku badalanayay dhagarta uu u maleegayay Ummadda Soomaaliyeed, Waxaana Xasan hadda la xiran aabihii oo isna su’aalo laga waydiinayo waxa uu ka ogaa Ilmihiisu waxay qaban jireen,

 

Xasan oo aan waqti ku wada qaadanay maanta hogaanka Baarista Nabadsugidda waxaan waydiiyay bal inuu isku arko inuu Dambi wayn galay maadaama uu soo maleegay weerar lagu soo qaado Aqalka Dalka looga arrimiyo ee Madaxtooyo. Wuxuuna ku jawaabay “Qalad weyn ayaan galay waxaana dhahayaa qof kasta mabdi’iisa haku adkeysto”

 

Ugu dambayntii waxa Xassan weli ku socda baaritaano ku aadan qaabka falkan loo abaabulay iyo dadka kale ee la shaqeynayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why is this man's head still on his shoulders? You know, there's a time to be brutal when it comes to punishment. And this is one of those times

 

The Head of Security should immediately execute this man and fired those responsible for hiring him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Where does it say he has been hired or that matter he was a goverment employee?

 

Sxb the article says he was just regular visitor of madaxtooyada and used to hang out there and in the hotels where goverment officials stay. This is worst encompetency of any sort of governent and big embarrasment to the president. The fact this man was unchecked probably becouse of his close clan connection with Madaxtooyada tells you the level of incompentency of this goverment especially the president who its his home turf is unimaginable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

All I see is a suspected terrorist interviewed like a celebrity. When will this government end its own misery and disband? It is madness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Why is this man's head still on his shoulders? You know, there's a time to be brutal when it comes to punishment. And this is one of those times

 

The Head of Security should immediately execute this man and fired those responsible for hiring him.

 

Definitely he will be executed with out doubt seems like killing them is not stoping them , this man lost two brother they are ready to die I believe torture - labour for life they should be property of the state for life .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

 

<cite>
said:</cite>

 

How did they manage to hire man who's entire family are Alshabaab .Lost two brothers fighting along side Alshabaab also His sister is on active Alshaabab member his cousin high ranking Alshaabab leader ?

The moment Malister & Co ask these kind of questions, you know you are in deep shit, Mr President.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A life-time prison sentence doing hard labor is a fitting end to this man.

 

This is what happens when amateur nobody's run for the Office of President of Somalia.

 

Take notes everyone. This is what you get when an incompetent loser becomes our President.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Sida aan Wararka ku heleyno Ciidamada Sirdoonka Dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Imaamkii Masjidka Madaxtooyada Soomaaliya kadib weerarkii lagu qaaday habeeno kahor Xarunta Madaxtooyada.

 

Sheekh Muxudiin Xasan (Bustoolad Wayne) oo ahaa Imaamkii Masaajidka Madaxtooyada ayaa xabsiga la dhigay kadib markii Weerar uu gacan weyn ku lahaa Wiilkiisa lagu qaaday Xarunta Villa Soomaaliya.

 

Imaamka Masjidka Madaxtooyada ayaa dhalay Xasan Muxudiin oo ahaa ninkii ka dambeeyay in ay gudaha u galaan Xarunta Madaxtooyada Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab kuwaa oo dagaal ku galay gudaha Madaxtooyada.

 

Xasan Muxudiin oo naftiisa ka shaqeenayay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya wakiilna uga ahaa mid kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ,ninkan waxa uu si cad u qirtay inuu isagu fududeeyay weerarkii Madaxtooyada lagu qaaday.

 

Ciidamada Sirdoonka Soomaaliya ayaa su’aalo weediinaya Imaamka Masjidka Madaxtooyada waxaana wax laga weediinayaa waxyaabaha uu kala socdo in wiilkiisa uu Al-Shabaab ahaa uuna ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

 

Waxaa sidoo kale xiran Saraakiil iyo xubno kale oo iyagana wax laga weediinayo qaabkii uu u dhacay Weerarkii habeeno kahor lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

His daughter is Al-shabaab, his son in law is a senior commander, and he is the imam of Villa Somalia.

 

As long as he is the same sub clan, he could be trusted. That is the logic of Somali security apparatus. Waa nin reerka ah oo waa lagu kalsoon yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

<cite>
said:</cite>

 

Sheekh Muxudiin Xasan (Bustoolad Wayne)
oo ahaa Imaamkii Masaajidka Madaxtooyada ayaa xabsiga la dhigay kadib markii Weerar uu gacan weyn ku lahaa Wiilkiisa lagu qaaday Xarunta Villa Soomaaliya.

 

Xasan Muxudiin oo naftiisa ka shaqeenayay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya wakiilna uga ahaa mid kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka
.

 

Waxaa sidoo kale
xiran Saraakiil iyo xubno
kale oo iyagana wax laga weediinayo qaabkii uu u dhacay Weerarkii habeeno kahor lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

why everyone connected to the President is involved?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Watch what happens when this incompetent President "pardons" this Al-Shabab criminal and releases him from prison in order to appease his family.

 

Just sign the papers and he's good to go! Have a nice day!

 

It's been done before. Who says it can't be done again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's a family gov't, man. Run by the family and run for the family.

 

Despite the postings of Mohammed Saeed As Sahaaf, i.e, Malistar and co.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this