Sign in to follow this  
Mooge

Kenya will open a consulate in Puntland after Abdiweli met Uhuru

Recommended Posts

Mooge   

unnamed6.jpg

 

Nayroobi(pp) Madaxwaynaha Dalka Kenya ninka la yiraahdo Uhuru Kenyatta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynaha mamulka Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan xirirka Kenya iyo Puntland,Ganacsiga,ammanka,mamul gobaleedyadda iyo furashada xafiis siyaasadeed oo labada dhinac ay is-waydaarsadaan.

 

unnamedDR.Gaas kulankaasi waxaa ku weheliya wasiirka Ganacsiga iyo wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah waxayna kulankood oo qaatay wax ka yar hal saac la is waydaarsaday arrimo faro badan maadama Kenya ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya Puntland ay qayb ka tahay Soomaaliya.

 

Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxtooyada ayaa lagu sheegay labada dhinac inay isla soo qaadeen Xoojinta Xirriirka wada shaqeyn ee u dhaxeeya Dowladaha Puntland iyo Kenya,Amniga,Siyaasada iyo sii wadida Ganacsiga labada dal, Arrimaha

Federalka iyo Dismaha Maamul Goboleedyada Dalka Soomaliya.

 

Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta.ayaa mudadii uu kullanku socday Madaxwayne Gaas ugu hambalyeeyay Guushi uu ka gaaray doorashadii ka dhacday Gudaha Puntland gaar ahaan Magaalada Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this