Sign in to follow this  
malistar2012

Munaasabad lagu taageerayay waxqabadka Gobolka Benaadir lagu qabtay Garoowe

Recommended Posts

 

Munaasabad lagu taageerayay waxqabadka Maamulka Gobolka Benaadir oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Published on June 24, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 177 views

Munaasabad lagu qabtay xarunta goobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ayaa lagu soo dhaweynayey wax qabadka maamulka gobolka Benaadir ee uu ka wado magaalada Muqdisho, wax qabadkaas oo uu ka midyahay burburinta dhismayaasha sharci darrada ah iyo soo celinta hanti la kala haystay,

 

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka degmada, kan gobolka Nugaal, iyo sidoo kale dad ganacsiyo kala duwan ku lahaa magaalada Muqdisho, kuwaas oo amaan usoo jeediyey guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duwa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.

 

Dadkii halkaas ka hadlay waxaa kamid ahaa Yuusuf Jaamac Degel islamarkaana ah mulkiilaha iska la leh Hotel Ex-Degel oo ku yaallay KM 4 ee magaalada Muqdisho.

 

Yuusuf ayaa sheegay in maamulka gobolka Benaadir uu qaaday tallaabo ay caddaaladi ku dheehantahay, islamarkaana ay ku faraxsanyihiin horumarka ka socda magaalada Muqdisho, isagoo ku dhiiri geliyay Mas’uuliyiinta Maamulka inay sii labo jibaaraan howlaha ay ugu adeegayaan bulshada.

 

Dhammaan dadkii munaasabaddaas ka hadlay ayaa isku raacay in maamulka gobolka Benaadir uu muujiyey caddaalad iyo horumar, taasoo keenikarta in ay dib isugu soo laabtaan bulsho weyntii Soomaaliyeed ee ku kala carartay dagaaladii ahliga ahaa ee dalka ka dhacay.

 

 

IMG_1788.jpg

 

IMG_1832.jpg

 

IMG_1813.jpg

 

IMG_1810.jpg

 

IMG_1759.jpg

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yusuf Camba Cambe oo Hotel-kiisii lambar afar ku yaalay dad xoog ku haystay looga saaray, ayaa private ceremony ugu mahad celinaaya Al-Generale Muungaab. I am not sure if that can be translated as "wax qabadka gobalka Banaadir." :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Yusuf Camba Cambe oo Hotel-kiisii lambar afar ku yaalay dad xoog ku haystay looga saaray, ayaa private ceremony ugu mahad celinaaya Al-Generale Muungaab. I am not sure if that can be translated as "wax qabadka gobalka Banaadir."
:)

 

Hotel Degel Cabmbe Cabme ma loo ciliyey? Didn't the occupier erect another building in front of it. If Muungaab was successful in returning this prime property to Xaaji Cambe Cambe, it is a great progress indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this