Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xamarweyne: Circa 1960s

Recommended Posts

Dad aan xishooneynina maanta waxee ku leeyihiin Xamar anagaa leh. Xamar dadkii dhisay, hormariye, ilbaxnimada laga dhaxlayna waala bursaday, la ceyriye. Waana kuwaan jiilkooda dadkii Xamar ka dhigay meel jano lagu noolaado ahaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Ah, the age of innocence. even as early as 1981, you couldn't tell that the city belonged to one group or another. It was a great mix of Somalis. a Metropolis. The guy from Cadale and Dhuusamareeb igama xigo Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

<cite>
said:</cite>

Dad aan xishooneynina maanta waxee ku leeyihiin Xamar anagaa leh. Xamar dadkii dhisay, hormariye, ilbaxnimada laga dhaxlayna waala bursaday, la ceyriye. Waana kuwaan jiilkooda dadkii Xamar ka dhigay meel jano lagu noolaado ahaato.

 

lol

 

Howlwadag,yaaqshiid,huriwaa,waaberi,hodan,wadajir,dharkeynley,dayniile,wardhiigley,shibis iyo degmooyinka aan kuso taxay miyaanay ahayn dhulkii abkoowyashey goofafka ku lahaayeen? some of my great great abkoowyaal when i do my abtiris 10 times waxeey ku duugan yihiin near the old parliament and here you are denying my rights to claim xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lool@cadale. niyoow, how large is your Awoowe? Is he burried underneath all of mogadishu? hehe. I had to ask that silly question niyoow because as you sounded silly there. You and I know that if a Somali bought a piece of land and built a house there to feed a family, regardless of whether his clan is the majority in hargeisa or not, he still owns that house. miyaanad qof muslim ah ahayn niyoow.

 

ma waxa tagersantahay in qof muslim ah gurigiisa HAG from galgaduud bililqaysato? niyoow isku xishood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Mooge mirqaan miyaa tahay neh? All those districts where My ancestors land originally for example howl wadaag was once called buulo mataan(My sub sub sub clans name). You clearly didn't understood me dib ugu noqo im not talking about occupied properties but historically who owned what since mma doesn't acknowledge my clans claims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The world's most dangerous city belongs to those who build it. claims don't really work. Its 2014.

 

If Galbeedi could literally move Adwal region to Xamar Cadeey, he probably would.

 

Lakinse ma oogsoontahiin, daadka Somaaliyeed live in abject poverty and squalor because of reer hebel and reer hebel. The chinese are building skyscapers in weeks, the arabs are building cities in the desert, the cadaans are regrouping, where are the Somalis?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Sawirkaan maxaa kaaga muuqdo, maxaa kaaga soo baxaayo oo aragti ah markaa aragtid sawirka.

 

Sawirka waxaa laga qaaday ardey dhigan jiray iskool ku yaalo degmada Xamarweyne horaantii lixdameyadii (early '60s).

 

sawir

Sawirkaan maxaa iiga muuqda? Waxaan arkaa, ilmo yar yar, oo innocent iska ah. Ilmo aanan garaneen, ama ogeen, waxa dhici doona, ama soo socda.

 

Ilmo yar yar oo iska masaakiin ah, aan fahmeen waxa dhici doono 2yrs or 3yrs when this picture was taken. Waxaas ayaan arkaa MMA. :)

 

Adiga meel kale ayaa wax ka aragtaa kolba (oo siyaasad ku dheehan), but aniga waxaan arkaa lil ilmo oo sawir laga laga qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaabane, sawirka marka koowaad aan arkay oo ahayd waa hore waxaa iiga muuqday 'diversity' Soomaalidii hore ahayd iyo sidee iskugu dulqaadan jirtay. Isla waagaas waxaa baarlamaankeena ku jiri jiray xildhibaano dhalasho Soomaali heysto oo kasoo jeeday Reer Bakistaan, Hindiya, Carabta iyo Talyaaniga, oo kuligooda Xamar laga soo dooran jiray. Liiska magacyadii xildhibibaanadii lixdamaadkii ku qorantahay ayaa haayaa.

 

Saa kor ku iri sawirkaan waa hore arkay, laakiin toddobaadyo kahor ayaana si kadis ah haddana ku arkay. Markaa dib u fiiriye waxa kale haddana iiga muuqday kuwa maanga gaaban meel magaalo madax ah tol ku sheegaayo. Magaalo madax kale adduunka saas kama dhicin, ugu soo sakoow Nayroobi iyo Adisababa oo lagu sheego Masaayda iyo Oromada dhulkooda ahaan jirtay. Laakiin dadkaas badankooda ma sheegtaan magaalooyin madaxdaas maanta, ceeb ayeena u arkaan inay sheegtaan.

 

Xamar waxaa ka jeclahay ma jirto, magaalo aan ka dooran lahaana ma jirto maadaama xudunteeda ku duugantahay, oona kusoo barbaaray, fursad walba aan u helana waa tagaa, walaa qabqable ka taliyo iyo walaa Barbaarta joogto. Mustaqbalkeyga dhowna inaa ku noolaado jeclahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this