Sign in to follow this  
Dr_Osman

Galgala Terrorist Chief Maxamed Sicid Atom Surrenders To Mogadishu

Recommended Posts

Dr_Osman   

Breaking News—Maxamed Saciid Atam oo Muqdisho isu dhiibey Dowlada Federaalka

 

breaking news Warar aan hada helney ayaa sheegey in Maxamed Saciid Atam oo ahaa hogaamiyihii Al-shabaabka Buuraha Galgala uu isu dhiibey Dowlada Feferaalka, Mana cada xiliga iyo goorta uu tagay Muqdisho.

 

Maxamed Saciid Atam wuxuu maanta isudhiibey Dowlada Feferaalka.

Atam oo ah hogaamiyaha Al-shabaabka ka dagaalama Buuraha Galgala ee Puntland ayaa waxaa loo heystaa inuu ka dambeeyey falak Argagoxiso oo siyaabo kala duwan uga dhacay Puntland kuwasoo boqolaal ruux ku nafwaayeen.

 

Faahfaahinta warkaan kala soco Puntlandi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

ATAM.jpg

 

Maxamed Siciid Atam oo iska dhiibay magalada Muqdisho

7 Jun 7, 2014 - 8:26:32 AM

 

Hogaamiyihii kooxda Alshabab u qaabil-sanaa buuraha Galgale ee Puntland Maxamed Siciid Atom oo 2-dii sano ee lasoo dhaafay la waayay meel uu ka baxay ayaa maanta 7.June.2014 isku dhiibay DF ka dib shir jaraa'id uu Muqdisho ku qabtay.

 

Ninkaan ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay DF haatan wixii ka danbeeyana uusan lug ku lahayn kooxda Al-Shabaab.

 

Maxamed Saciid Atam ayaa sheegay inuu ka baxay Al-Shabaab isla markaana diyaar u yahay maanta wixii ka dambeeyay inuu ka tanaasulay dagaalkii iyo colaadii uu waday sidaasna ay isla garteen dowladda waxaana uu uga mahad celiyay sida loo soo dhoweeyay.

 

Hogaamiyahaan ayaa wuxuu sheegay inuu mudo dheer u dul qaadanayay dhibaatooyinka kooxda Al-Shabaab ay ku haayaan dadka Soomaaliyeed iyo waliba Shareecada islaamka.

 

Atam ayaa ku eedeeyay Hogaamiyaha Al-Shabaab inuu weeciyay jihaadka isla markaana shareecada islaamka aanay isaga qaban balse uu ogol yahay kaliya inuu dadka ku xukimo si aan sax aheyn waxaana uu xusay in kooxdiisa ay baneysteen dhiiga shacabka.

 

Waxaa uu sheegay in intii uu hogaaminayay ciidankii ku sugnaa Buuraha Gal-gala ay ka soo horjeedeen nidaamkii Maamulkii hore ee Puntland uu hogaaminayay Farole hase ahaatee markii Shabaabka ay yimaadeen lagu qasbay inuu wareejiyo hubka isagana soo tago deegaanada Buuraha sida uu yiri.

 

Madaxda DFa wali kama ayasn hadlin arintaan laakiin waxaa la sheegayaa in ninkaan dowladu ay ku soo dhowaysay magaalada Muqdisho oo rag siyaasiyiin ah ay ka shaqeeyeen inuu muqdisho iska soo dhiibo.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Dhageyso Maxamed Siciid Atam oo Shir jaraa’id qabtey ka dib markuu isusoo Dhiibey Dowlada Federaalka Soomaaliya

 

(Pi Muqdisho) Maxamed Siciid Atam oo ahaa hogaamiyihii maleyshiyada Alshabaab ee buuraha Galgala ayaa galabta lagusoo bandhigay magaalada Muqdisho kadib markii uu ku dhawaaqay inuu ka baxay kooxda Alshabaab.

 

Shir jiraa’id oo uu saxaafada u qabtay oo ka dhacay xarunta wasaaradda warfaafinta ee Muqdisho ayaa Atam wuxuu sheegay inuu udulqaadan waayay horjoogaha kooxda Al-Shabaab Axmed Godane, isagoo markii dambe ku qasbanaaday inuu isaga tanaasulay sababo jira awgeed.

Atam ayaa ku eedeeyay kooxda Alshabaab inay baneysteen dhiigga Culimada ay isku qilaafaan ka run sheegidda shareecada Islaamka.

Waxaa uu hadalkii ku sheegay inuu cafis ka dalbanayo shacabka Soomaaliyeed. Wuxuuna sidoo kale dhallinyarada ku jirta Alshabaab ku booriyay inay kasoo baxaan oo ay iyaguna ay shacabka weydiistaan cafis.

 

” Ma ahan macnaheedu haddii aan Alshabaab ka baxay inaan ka tagay Shareecada Islaamka. Waxaase yaableh in Alshabaab qofkii ka baxa fikirkooda ay ka dhigayaan inuu gaaloobay”. ayuu yiri Atam oo intaas ku daray inuu fikirkiisa kusoo bandhigayo si nabad galyo ah.

Wuxuu dhallinyarada ku booriyay inay kasoo laabtaan fikirka Alshabaab islamarkaana ay ilaaheey weydiistaan cafis maadaama ay dhibaatooyin xoogan ugeysteen shacabka Soomaaliyeed.

 

Shirkiisa jiraa’id wuxuu ku sheegay in xoog looga saaray buuraha Galgala oo uu mar ka talin jiray islamarkaana uu tilaabadaas ku sheegay inuu ka dambeeyay Axmed Godane oo ah hogaamiyaha maleyshiyada Alshabaab.

 

Hoos ka dhagayso codka Atam

http://puntlandi.com/dhageyso-faahfaahin-ku-saabsan-maxamed-siciid-atam-oo-iskusoo-dhiibay-dowladda-xasan-sheikh/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

It is not suprising ATOM has surrendered himself to Mogadishu, his old buddy Dahir Aways is there. But on a serious note, I am pretty sure ATOM knew he was out of a job with shabab once ties between shabab and dahir became bad. It would be suicidal for shabab to keep any affiliates of dahir in shabab in-case they sell the secrets, plans, strategies, etc to dahir aways. I think ATOM knew he was out of a job and where else better to go but to follow his old PAL from the al-itihaad days in the 90s into hamar and get immunity. Another failed project by ATOM and Dahir aways, yesterday it was al-itihaad, then hizbul islam and now shabab. I hope they finally realized sheikh and politics don't mix.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I agree, they have no where to hide. Al-shabaab will target them outside Mogadishu. The good news is they way Sheekh Atom addressed the murderous ways of al- shabaab, like enslaving, oppressing and starving innocent people for collateral damage. many like minded people must speak loudly in order to persuade young people to abandon Al-shabaab.

 

Aweys and friends should speak louder and condemn al-shabaab rather than spew these nonsense about " dalka waa la haystaa". If he doesn't say that ;loud and clear, why shelter him in Mogadishu. send him to his old friends.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

why muqdishu muxuu garowe iskaga dhhibi waayey waa dadkaasi dadka uu dambiga ka galay iyo sidee ugu suuro gashay all the way from galgala to muqdishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Cadnaan PL tried to negiotate with ATOM when farole was around, he refused to follow the same procedure as other local islamist did such as(ali haji warsame) and renounce aways and his idealogy(be it whatever it is, hizbul islam, alitihaad, shabab) and integrate back into society. He refused to renounce his Idealogy and his partner Aways, talks collapsed and he has been a fugitive ever since. He can't go to SL since Godane is running the show there, Forget PL since he refused to accept their conditions, only place opened for him was his old buddy dahir aways who was in mogadishu. I bet Dahir aways spoke to the SFG to secure the man to have immunity. Mind you note that once relations between aways and shabab soured, so would any of his affiliates, they won't keep guys in shabab who are still attached to dahir aways. It was inevitable for ATOM to lose his job and Kilwa to get it. What probably pressured him more to surrender to the SFG is the fact now that he is considered a 'murtad' by shabab since his a dahir aways affiliate, they would spin it that way and his life would've of been in immediate danger. It was kind of inevitable, I am suprised he lasted out this long.

 

What I do want to know is why doesn't he see dahir aways games have always failed since the 90s be it alitihaad, hizbul islam, and shabab. When we will he realize that dahir aways is always the loser at the end of the day. His best bet was to accept PL deal and be like Ali Haji Warsame who today is even a minister and he killed a good number of people himself. There is always room for forgiveness in PL, heck even Abdiqaybdid is welcome but the conditions are always the same 'to renounce your evil' and become a somali. If you can do that, your fine in PL books, if you can't then your a fugitive and will be sentenced in absentia to death or as they put it in Puntland, DIL TOGAASHO.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

<cite>
said:</cite>

His best bet was to accept PL deal and be like
Ali Haji Warsame who today is even a minister and he killed a good number of people himself
.

 

Unless you provide beyond a reasonable doubt evidence, that AHW committed the above serious crimes you accused him your are in a limbo here.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this