Sign in to follow this  
Dr_Osman

The Crowning Of The 34th King Of Somalia

Recommended Posts

Dr_Osman   

I have just gotten a huge superiority complex with the caleemo sar..let me just scream AHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH....More pictures are coming

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Photo News:Daawo Sawirada Boqorka 34-aad ee Beelaha Daarood la Caleemo saaray

 

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Isimo kale ayaa si rasmi ugu Caleemo saaray Boqorka Beelaha Daarood,Aqal Soomaali ka dhisan goobta Munaasabada Caleemo saarku ay ka socoto.

 

Isimada Caleemo saaray Boqorka ayaa sheegay in Boqor Burhaan Boqor Muuse uu yahay Boqor Soomaaliyeed,ayna ku faraxsan yihiin inay goob joog ka noqdaan Munaasabada Caleemo saaraka Boqorka.

 

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si kooban ula hadlay Saxaafada ayaa sheegay inuu gudanayo waajibaadka dhaqan ee loo igmaday.

 

Xilliga la caleemo saaray Boqorka waxaa dhinaciisa fadhiyay Qoyska reer Boqor.

Munaasabada ayaa wali socota,waxaana la filayaa in goor djhow la so afmeero ka dib Khudbadaha Mas’uuliyiinta.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada Caleemo saarka Boqorka;-

 

Hanaga Fogaan wixii so kordha daqiiqad daqiiqad ayaan idinla socod siinaynaa.

 

1136.jpg

280.jpg

355.jpg

440.jpg

635.jpg

1227.jpg

1421.jpg

1615.jpg

IMG_3902.jpg

IMG_3906.jpg

IMG_3909.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

(Sawiro) Cali Maxamed Geedi,Xassan Abshir Faarax,Cumar Cabdirashiid iyo Imaamka guud Beelaha Abgaal oo soo gaaray goobta Munaasabada Caleema Saarku ka socdo

 

Siyaasi Cali Maxamed Geedi,Xassan Abshir Faarax iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka mid ah Ra’iisul Wasaarayaasha soo maray dalka ayaa soo gaaray goobta ay ka socoto Caleemo saarka Boqorka,waxaa sidoo kale weheliyay Imaamka guud ee Beelaha Abgaal iyo hogaamiye dhaqameed kale.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

 

Hanaga fogaan si aad u hesho hadba wixii soo kordha inta Munaasabada Caleemo saarku socdo;-

Puntlandi,Qardho.

 

IMG_3914.jpg

IMG_3915.jpg

IMG_39171.jpg

IMG_3919.jpg

IMG_3922.jpg

IMG_3927.jpg

IMG_3929.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

(Sawiro) Madaxda iyo Hogaamiye dhaqameedka Muqdisho ka yimi ee ka qayb galay Caleemo saarka oo Safraya

 

Siyaasi Cali Maxamed Geedi,Xasssan Abshir Faarax iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake,oo ka mid ah Ra’iisul Wasaarayaasha soo maray ee dalka,kana qayb galay Caleemo saarka Boqorka 34-aad ee Beelaha Daarood ayaa ka tagay goobta Caleemo saarka,kuwaas oo ka cudur daartay inay sii joogaan,maadama ay Diyaaradi u taagnayd.

 

Wafdiga ka yimi Muqdisho ayaa waxaa ka mid ahaa Imaamka guud ee Abgaal iyo hogaamiye dhaqameed kale.

 

Wufuufa ayaa aaday Garoonka Diyaaradaha ee Qardho,halkaas oo ay Diyaaradi ka qaadi doonto.

Khudbadaha xaflada ayaa socda,waxaana la filayaa in Saacadaha soo socda laso afmeero.

Hoos Ka Daawo Madaxda iyo Hogaamiye dhaqameedka Muqdisho ka yimi oo la sagootinayo;-

 

Hanaga fogaan si aad u hesho Xogtii ugu dambaysay ee Caleemo saarka Boqorka.

Puntlandi,Qardho.

 

DSC07189.jpg

DSC07190.jpg

DSC07191.jpg

DSC07193.jpg

DSC07194.jpg

DSC07197.jpg

 

Ciidansultan not today adeer, just not today. Spoilers wont ruin a historic day

DSC07199.jpg

 

DSC07201.jpg

DSC07221.jpg

DSC07223.jpg

DSC07225.jpg

DSC07228.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

(Sawiro) Munaasabada Caleemo saarka Boqorka Beelaha Daarood oo laso afmeeray

Munaasabada Caleemo saarka Boqorka Beelaha Daarood ayaa si rasmi ah waxaa uso afmeeray Boqorka Beela Daarood,Boqor Burhaan Boqor Muuse,taas oo soconaysay muddo dhan toban saacadood.

 

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali’’Gaas’’ oo ka hadlay Munaasabada ayaa u hambalyeeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse,waxaana uu sheegay inuu rajaynayo in Boqorku uu guto waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

 

Dr.Gaas ayaa sheegay in Boqorku in loo baahay in Hogaanka dhaqanku ay horseed u noqdaan xal u raadinta Soomaaliya,waxaana uu xusay in Isimadu ay Udub dhexaad u yihiin Aas-aasaka Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa hoosta ka xariiqay in Puntland ay Gogol Nabadeed u fidisay Soomaaliya inteeda kale,ayna diyaar u yihiin inay horseed u noqdaan hanashada Dowlad Soomaaliyeed.

 

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo soo afmeeray Munaasabada ayaa umahadceliyay guud ahaan dadweynaha ka qayb galay Munaasabada,waxaana uu balan qaaday inuu si hufan ugu adeegi doono dadweynaha.

 

Waxaa xusid mudan in Madaxda iyo Hogaamiye dhaqameedka ka qayb galay Munaasabada ay si Kal iyo Laab ah ugu hambalyeeyen Boqorka 34-aad ee Beelaha Daarood.

 

Xaflada oo ay ka qayb galeen Madaxda Puntland,Jubbaland,DDSI,Mas’uuliyiin ka socday federaalka,Hogaamiye aqameed reer Puntland,Soomaaliland,Koonfurta Soomaaliya iyo marti sharaf ka socotay Ethiopia,Kenya,Masar,Saraakiil ka socotay Qarmada Midoobay iyo dadweyne kale ayaa ku dhamaatay jawi wannaagsan.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada ugu dambeeyay ee Gunaanadka Munaasabada;-

 

Puntlandi,Qardho.

post@puntlandi.com.

IMG_3999

 

IMG_39991.jpg

IMG_4009.jpg

IMG_4017.jpg

IMG_4026.jpg

IMG_40361.jpg

IMG_4040.jpg

IMG_40431.jpg

IMG_4054.jpg

IMG_4059.jpg

IMG_4067.jpg

IMG_4070.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

(Sawiro) Suugaanyahan Axmed Faarax Idaaja’ oo ka mid ah dadka Caanka ah ee ka qayb galay Caleemo saarka Boqorka

 

Suugaanyahan Axmed Faarax Idaaja’ oo ka mid ah Suugaanyahanada ugu caansan Soomaalida,oo ka qayb galaya Caleemo saarka Boqorka ayaa khudbad qiimo badan u jeediyay dadweynaha ka qayb galaya Munaasabada.

 

Axmed Faarax Idaa-jaa ayaa ka sheekeeyay Aqoonta uu u leeyahay Raadraaca Taariikheed ee Boqortooyada iyo waajibaadka saran dadweynaha uu Boqor Burhaan Boqorka u yahay.

Sugaanyahanka ayaa sheegay in saldhiga dhaqanka uu yahay in dadweynuhu ay Xooleeyaan Boqorka,si uu u guto waajibaadka dhaqan ee horyaala.

 

Khudbadaha ayaa wali socda,waxaana la filayaa in saacadaha soo socda laso afmeero Munaasabada Caleemo saarka Boqorka 34-aad ee Beelaha Daarood,Burhaan Boqor Muuse.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada Idaaja’;-

 

Puntlandi,Qardho.

 

IMG_3962.jpg

IMG_3964.jpg

IMG_3965.jpg

IMG_3967.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Alla raggow, waan qooqay. I love CAPITAL OF TRADITION, THE HEARTLAND OF SOMALI STRUGGLE, THE VISIONARIES, THE ROYALTIES, MY BELOVED QARDHO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somali King Burhan Mussa inaugurated [in pictures]

May 25, 2014 Leave a Comment

 

FACEBOOK421TWITTER12GOOGLE

2014-05-25 19.55.14

 

On Sunday, King Burhan Musa has been sworn in as the king of the Somali Daarood Kingdom. The inauguration ceremony was held in the ancient city of Gardo, Puntland State of Somalia. It was attended by all major Somali Traditional leaders, Government officials and dignitaries from Yemen, Kenya, Ethiopia and Egypt.

 

King Burhan became the 34th King of Daarood Kingdom one of the largest clans in the Horn of Africa and Somalia. Traditional leaders from Ethiopia, Kenya, South-central Somalia, Jubbaland and Somaliland delivered speeches at the historic ceremony, some of the delegates were flown in from Mogadishu, Kismayo and Nairobi.

 

The President and Vice President of Puntland were among the attendees; four former prime ministers of Somalia were also present at the inauguration.

 

2014-05-25 20.02.25In his speech King Burhan called peace for all Somalis living inside the country and abroad, he condemned the latest terror attacks in Mogadishu and Djibouti. The King called for all Somalis to unity in spirit of brotherhood. “…What all Somalis need at this moment is “Peace” So I ask Allah Almighty to help us and give us peace …”said the new Somali king.

 

DSC_7044.jpg

DSC06704.jpg

DSC06705.jpg

DSC06706.jpg

DSC06711.jpg

DSC06721.jpg

DSC06730.jpg

DSC06733.jpg

DSC06750.jpg

DSC06772.jpg

DSC06776.jpg

DSC07169.jpg

DSC07189.jpg

DSC07224.jpg

IMG_3992.jpg

IMG_4014.jpg

IMG_4046.jpg

 

Alot of qardho folks in oman

IMG_4062.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

To The Ciidans, To The Xunjufs, To The Galbeedis, To the Barwaqos, To The Dayniles, and general enemies of PL

 

ALLAH AKBAR

2014-05-25-19.55.14.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Dittore, waan soo dhawaynaynaa Boqorka Sahal. Puntland ha noolaato, for the record I never hated Puntland.

 

I am still waiting for the list of the 34 kings. good luck. you know what you have done enough for the sultanate, take a break.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi there are no 34 kings its a fantasy dynasty , he probably list some abtirisi of these imaginary kings. Suldan garaase of garowe did not even attend and many other puntland sultans did not attend the ceremony of the boqor who wore the Arab thobe in qardho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this